Madaxwayne Siilaanyo oo Wasiirkiisa Daakhiliga ku diiday Xeer Akadamiyadu u Diyaarisay Booliska Somaliland, muxuu diidmada ku sababeeyay?
Hargeysa 08, May 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka biyo diiday xeer Akadamiyada Nabada iyo Horumarku u diyaarisay ciidamada Booliska Somaliland, kaasoo uu u gudbiyay wasiirkiisa Arimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur), waxaana la sheegay in Madaxwaynuhu ku qancay xeer cusub oo ciidamada Boolisku samaysteen, isla markaana ay meel-mariyeen golaha…
