War Deg Dega:Madaxweyne Siilaanyo iyo Xaglotoosiye oo heshiis kala sexeexday
Dubai June 30,2012(SDN)-Kulan ay ku yeesheen magaalada Dubai madaxii hore jabhada SSC iyo madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxa la iskula qaatay in labada dhan ay ka wada shaqeeyaan nabada degaanka Buuhoodle. War kulankan ay ka soo saaratay ayaa kiyoo dhamystiran waxa uu u qoraa sidan;“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta…
