Qaahira: Dacwaddii ku socotay Madaxweyne Xusni Mubarak, wiilashiisa iyo saraakiil dawladdiisii ka tirsanaa oo Maxkamaddu gunaanaday
Qaahira 02, June 2012 (Qurbejoog.com)- Maxkamad ku taala magaalada Qaahira ee caasimadda Masar, ayaa xukun ka gaadhay dacwad muddo dheer la sugayay oo ku socotay Madaxweynihii xukunka laga tuuray Maxamed Xusni Mubarak, saraakiil sare oo maamulkiisii ka tirsanaa, laba wiil oo uu dhalay iyo shaqsiyaad kale. Mr. Mubarak oo 84 jir ah, waxa xukunka laga…
