Maxkamad ku taal Itoobiya oo denbi ku heshay Sarkaal Qaramada Midoobey u Sheqeeya

    Adis Ababa June 29,2012(SDN)-Maxkamad ku taal dalka Itoobiya oo dhegeysaneysay dacwad lagu soo oogay Sarkaal QM kala sheqeynayay dhanka Amaanka oo ka hawl galayay degaanka Soomaalida ee dalkaasi. Dawlada Itoobiya ayaa eedeysanaha ku soo oogtay denbi ay kula xidhiidhineyso jebhada dagaalka kula jirta Itoobiya ee ONLF. Maxkamada ayaa goaankeeda lagu sheegay in eedeysane Cabduraxmaan Sheekh…

    Read More

      Agaasimaha Duulista:Reer Hargeysa waa laga shaqaaleynayaa Madaarka(DHEGEYSO)

      Ottawa June 29,2012(SDN)-Agaasimaha guud ee wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland oo wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyay Shebekeda Internetka Qurbejooga ayaa waxauu si gaara uga waramay wax qabadka wasaaradiisa. Agaasimuhu waxa uu ka waramay oo uu sharaaxaad ka bixiyay wax qabadka guddi isku dhaf ah oo ay ku midoobeen Ha’yada ICAO oo iyadu maamusha…

      Read More

        Madaxweyne Obaama oo ku Guleystay hirgelinta Medicare

        Washington June 29,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa ku guuleystay meel marinta sharci dalkaas looga hirgelinayo mashuurac dadka oo idili ay ku helayaan caymis dhanka caafimaadka ah. Qorshaha Obaama oo ay xisbiga mucaaridka ah ee Jamhuurigu si weyn uga horyimaadeen ayaa waxa sharciyeeyay maxkamada sare ee dalka Mareykanka. Mareykanka ayaa waxa aan ka jirin ceymis guud oo…

        Read More

          Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Somaliland oo Guddoomiyay Shir Caalemi ah oo Canada lagu qabtay(DAAWO SAWIRADA)

          Montreal June 29,2012(SDN)-Agaasimaha Guud ee wasaarada Duulista iyo Hawada Md Axmed Dalal Faarax ayaa maalinimadii shalay magaalada Montreal ee dalkan Canada waxa uu ku shir guddoomiyay shir caalemi ah oo ay yeesheen guddida wadaaga ah ee hagida Hawada Soomaaliya iyo Somaliland. Guddidan oo ka kooban ha’yada caalemiga ah ee sahanka Hawada ICOA,Ha’yada Qaramada Midoobey ee…

          Read More

            Shirka Daallo oo kiyoon dhicin isbedel keenay

            Carigaabo June 29,2012(SDN)-Shirka maanta uga furmaya beesha Galbeedka Burco buurta Daallo oo soo maray marxalado kala duwan ayaa waxa uu dhaliyay isbedel ku yimi mawqifka dhawr qodob oo xukuumada Somaliland ay hore ugu adkeysaneysay. Xukuumada Somaliland ayaa hore tiyoo isticmaaleysa dhawr masuul oo beesha ka tirsan waxa ay isugu dayday in ay is hor taagto…

            Read More

              Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo maanta Odoyaasha u qeybisay Dastuurka dalka

              Muqdisho, Khamiis, June, 28, 2012(SDN)- Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta horgeysay Dastuurka dalka Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee Shirka uga soconayo Magaalada Muqdisho. Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta Odoyaasha u qeybiyay Dastuurka dalka Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Islamarkaana laga sugayo iney Odoyaashu soo xulaan Ergadii ansixin laheyd Dastuurka dalka. Sidoo kale…

              Read More

                Gollaha Wasiirada Xukuumada KMG ah oo maanta fadhi yeeshay

                Muqdisho, Khamiis, June,28,2012—–Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu horeysay xoojinta Amniga dalka, Arrimaha Roadmap-ka iyo Ergooyinka,Maxkamadaha iyo Hantida ma guurtada la kala heysto…

                Read More

                  Somali and Somaliland presidents meet in Dubai

                  The presidents of Somalia and Somaliland have held their first formal talks since Somaliland broke away more than two decades ago. The meeting, in Dubai, followed talks in Britain where their representatives discussed ways of clarifying their relationship. The two men, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and Ahmed Silanyo, said steps have been taken to continue…

                  Read More

                    Cabdiraxmaan Soltolco: Murashax Kasbaday Taageero Xoogan, una tartamaya doorashada Deegaanka Hargeysa

                    Hargeysa 28, June 2012 (Qurbejoog.com)- Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE ayaa golaha deegaanka Hargeysa u soo sharaxay Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo ka mid ah dhalinyaradda reer Hargeysa ee hamiga siyaasadeed la yimid. Xaflad balaadhan oo lagu shaacinayo musharaxnimada Cabdiraxmaan ayaa loogu qabtay hoolka weyn ee Hotel Maansoor ee magaaladda Hargeysa, halkaas oo lagu marti-qaaday…

                    Read More

                      Xukuumadda oo si gaar ah u iftiimisay qodobka 8-aad ee ku jiray Heshiiskii Somaliland iyo Soomaaliya ee London

                      Hargeysa 28, June 2012 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobo ku jiray heshiiskii hordhaca ahaa ee ka soo baxay wejigii koowaad ee wada-hadala Somaliland iyo Soomaaliya oo todobaadkii hore lagu soo gunaanaday duleedka London. Wasiirka oo maanta warsaxaafadeed ka soosaaray Hargeysa, waxa uu markale ku celiyay in aanay…

                      Read More

                        First meeting of Silanyo/Sheikh Sharif: Dubai Statement

                        DUBAI STATEMENT ON 28 JUNE 2012 1-      Following the London and Istanbul communiqués that the international community would support dialogue between the Trasitional Federal Government of Somalia (or its replacement) and the Government of Somaliland to clarify their future relaions, and following the meeting held in Chevening House, London, the President the Trasitional Federal Government…

                        Read More

                          Qodobo ka soo baxay Kulan ay yeesheen Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweynaha KMG ah ee Soomaaliya

                          Dubai, 28, June 2012 (Qurbejoog)- Madaxweyanaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta  Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ku yeeshay kulankoodii ugu horeeyay.   Kulankan labada Madaxweyne ayaa daba socday kulankii hore ay guddiyo ka socda labada dhinac ku yeesheen magaalada London, kaasoo ay kazoo baxeen sided qodob,…

                          Read More

                            Natiijada Shirkii Burcad Badeeda looga arinsanayay oo noqotay in Milion Dollar lagu deeqo

                            Dubai June 28,2012(SDN)-Shir dhawrkii maalmood ee ina dhaafay ka socday magaalada Dubai oo caalamku uga arinsanayaan sidii loola tacaalilahaa Burcad badeeda Soomaalida ee faraha baas ku haya maraakiibta isaga gooshta badaha Soomaaliya. Shirkan oo maalmihii u danbeeyay oo dhan la filayay in ay ka soo baaxaan qodobo dhaxalgal ah oo Soomaaliya loogu sameynayo ciidan la…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta u ambabaxay dalka Uganda

                              Muqdisho, June, 27, 2012(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta u ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Uganda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in socdaalkiisa uu ku wajahan yahay dalka Uganda, Isagoona kulamo la qaadan doono Madaxweynaha dalka Uganda Mudane,Yoweri Museveni. Wuxuuna Ra’iisul Wasaaraha oo saxaafadda kula hadlayay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho…

                              Read More

                                Odayaasha Dhaqanka oo iska soo xulay Gudigga Xalinta Khilaafaadka Odoyaasha

                                Muqdisho June 27, 2012(SDN)-Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa isla soo xuley gudigga Xalinta Khilaafaadka Odayaasha. Gudigga ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaa oo xalin doono Khilaafaadka Odoyaasha.   · Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Caliyow · Malaaq Maxamed Yacquub Sh. Deewow · Malaaq Isaaq Ibraahim Xassan · Malaaq Cabdirashiid Shiikh Xassan · Suldaan Cabulqaadir Cabdullaahi Xassan ·…

                                Read More

                                  Mudo laba maalmood oo wisiirka madxtooyadu joogay hotel palza uk ayaan ogaaday inuu yahay mas’uul wanaagsan oo hawl kar ah!!!!

                                  Waxaan halkan ka salaamyaa warbaahinta sida fiican noogu shaqaysa ee wararka noo kala tebisa. Intaasi kadib tan iyo intii ay dawladan kulmiye mincaaradka ay ahayd maan tegin dalkii balse waxaan ka mid ahaa qurba jooga taageera kulmiye. sidaasi darteed markii kulmiye qabsaday dawladnimadii somaliland waxaa la magacaabay xukuumadii xilka hayn lahayd  markaa waxaa ka mid…

                                  Read More

                                    URURKA TABANTAABO OO HARGEISA KA FULIYAY DHISMAYAAL MASAAJIDO DHAWR AH(DAAWO SAWIRADA)

                                    Hargeysa June 27,2012(SDN)-Uruka mutadawiciinta khayrka ee (Tabantaabo Voluntary Organisation) ayaa mashaariic dhismayaal masaajid ah ka fuliyay magaalada Hargeisa gaar ahaan xaafada Ibraahim Koodbuur ee magaalada Hargeisa. Dhismahan masaajidada ah ee  ururku maanta ka hirgaliyay magaalada Hargeisa ayaa lacagta ku kacaysa dhismayaashani waxaa bixistay  dad muxsiniin ahoo kala ah sida hoos ku qoran: Masaajidka 1aad: waxaa…

                                    Read More