Urur-siyaasadeedka Wadani oo dhisay maamulkooda heer gobol ee Awdal iyo kuwa degmada Boorama, akhri magacyada masuuliyiinta la magacaabay

    Hargeysa 27, June 2012 (Qurbejoog.com)- Urur-siyaasadeedka Wadani oo ka mid ah lixda urur ee cusub ee saddexda xisbi ee kumeel-gaadhka ah kula tartamaya doorashooyinka Deegaanka Somaliland, ayaa maanta dhisay maamulkooda heer gobol Awdal iyo ka degmada Boorama. Sida lagu sheegay qoraal ay ku saxeexan yihiin guddoomiye kuxigeenka 1aad ee ururkaas Axmed Muxmed Seed, iyo Dr….

    Read More

      Mareykanka:Xagjiriinta Africa waxa ay wadaan wada shaqeyn

      Washington June 27,2012(SDN)-Madaxa ciidamada Mareykanka ee Africa General Carter Ham ayaa sheegay in xagjiriinta ka hawlgala qaarada Africa ay wadaan qorsheyaal ay hawlgalo wada jir ugu fulinayaan. Kooxaha Maqrib Shabaab iyo Boko Haraam oo gidigood xiriir leh ururka Al Qacida ayaa uu General Carter Ham sheegay in ay wadaan qorshe ay wada jir ugu hawlgalyaan….

      Read More

        Ciidamada Amisom oo la dhacsan adeega ZAAD iyo Shabaabka oo amar adag dul dhigay

        Muqdisho June 27,2012(SDN)-Ciidamad AMISOM ee ka hawlgala dalka Soomaaliya ayaa la dhacsan isticmaalka adeega ZAAD ee ay soo bandhigto shirkada isgaarsiinta ee Hormuud.sidaa waxa lagu sheegay warbixin ay daabacday Jariirada STANDARD ee ka soo baxda dalka Kiinya. Ciidamada Kiinya ee ka hawlgelaya koonfurta shishe ee Soomaaliya ayaa laba siyoodba u isticmaala adeega. Waa mare waxa…

        Read More

          Wefti uu hogaaminayo Madaxweyne Siilaanyo oo u duulay Dubai iyo Madaxweynihii hore oo wehelinaya

          Hargeysa, 27, June 2012 (Qurbejoog)- Wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka ka duulay madaarka magaalada Berbera, iyagoo ku sii jeeda magaalada Dubai ee isu-taga Imaaraadka Carabta. Weftigan Madaxweynaha ayaa waxa ku wehelinaya Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, Guddoomiyaha Xisbul-xaakimka ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiin…

          Read More

            GCC should support new Somali drive for peace

            For more than two decades, any news from Somalia has been bad and it is routine to dismiss the country as a failed state with little hope of recovery. But hopeful events this week mean that regional and international friends of Somalia must rally around to support a new initiative to rebuild a state and…

            Read More

              Khudbadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee 26ka June 2012(DHEGEYSO)

              Hargeysa June 27,2012(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa khudbad dheer oo dhinacyo fara badan taabaneysa waxa uu ka jeediyay Munaasibad lagu xusayay sanad guuradii 52aad ee ka soo wareegtay kolkii Somaliland xoriyedeeda ay ka qaadatay Britain. Khudbada madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa ay xiiso gaadha u leheyd sanadkan waxa 52 sanadood ka dib wada…

              Read More

                Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta ka qeybgalay Munaasabadii 26,June ee lagu qabtay Xaruntii Taalada SYL

                Muqdisho, June, 26, 2012(SDN)- Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo qaar ka tirsan Golahiisa Wasiiradda  ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabad loogu dabaal dagayey maaliintii  Gobalada Waqooyi ee Soomaaliyeed ay xornimada qaateen. Munaasabadda ayaa  lagu qabtay Xaruntii Taalada SYL,Waxaana ka kasoo qeybgalay Wasiiro,Xildhibaano,Haween,Dhalinyaro,Fanaaniin,Kooxda Baanbeyda, Saraakiil iyo dadweyne aad u farabadan, kuwaa oo ka…

                Read More

                  Beeni Raad ma leh:Muqaalkii dhabta ahaa ee Xafladii Faysal Cali Waraabe uga Qeybgalay London(DAAWO)

                  London June 26,2012(SDN)-Waxa magaalada Londo dhawaan lagu qabtay kulan looga hadlayay shirkii London ee Somaliland iyo Somalia oo uu ka qeyb galay Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali waraabe. Hadaba Xafladaa oo ay soo qabab qaabiyeen Jaaliyada Somalia ee London ee uu Guddoomiye Faysal ka qeybgalay ayaa si marin habaabin ah loogu…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday Degmada Balcad ee Gobalka Sh/ Dhexe

                    Muqdisho, June, 26, 2012(SDN)- Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday Degmada Balcad ee gobalka Sh/Dhexe oo saakay gelinkii hore Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta Degmadaasi. Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli, waxaa booqashadiisa Degmada Balcad ku wehlinayay qaar ka tirsan Golahiisa Wasiirada,…

                    Read More

                      Somalia’s president to join Dubai fight against pirates

                      DUBAI — Somalia’s president Sharif Sheikh Ahmed will attend the global anti-piracy conference that begins here tomorrow to affirm his country’s commitment to fight the menace. Mr Ahmed will also seek to shore up support and funding for development initiatives to root out piracy. He will be among foreign ministers, senior government officials from more…

                      Read More

                        Hargeysa: Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo faahfaahin ka bixiyay shaqsiga ka dambeeyay isku-daygii dilka guddoomiyaha Maxkamadda gobolka iyo siday gacanta ugu dhigeen

                        Hargeysa 26, June 2012 (Qurbejoog.com)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Mr. Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa faahfaahin ka bixiyay baadhis ay ku wadeen isku-daygii dil ee horaantii bishan lagu dhaawacay guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Duraan. Taliyaha oo shirjaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, waxa uu sheegay inay gacanta ku dhigeen cidii ka dambaysay dhacdadaas isku-dayga dilka ah,…

                        Read More

                          War deg deg ah: Ciidamadda ammaanka oo gacanta ku dhigay ciddii ka dambaysay dhaawacii Guddoomiye Duraan

                          Hargeysa, 26, June 2012 (Qurbejoog)- Ciidamada ammaanka ayaa maanta lagu wareejiyay ciddii ka dambaysay toogashadii lagu dhaawacay guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee Cabdirashiid Duraan bishan gudaheeda, kaasoo dhaawicii ka soo gaadhay toogashadaas ilaa hadda u jiifa cusbitaal ku yaalla magaalada Jabuuti. Odayaasha beesha uu ka soo jeedo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Maroodi-jeex Axmed Xaaji Cabdilaahi…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo oo la filayo inuu u duulo Dubai oo ay ku kulmayaan Sh. Shariif

                            Hargeysa, 26 june 2012 (Qurbejoog)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda u duulo dalka Imaaraadka Carabka, halkaasoo sida wararku sheegayaan uu kula kulmid doono Sheekh Shariifka Soomaaliya. Iyadoo aanay si rasmi ah Xukuumaddu wax war ah uga soo saarin ayaa ilo xogo-gaal ahi tibaaxayaan in Madaxweynaha iyo…

                            Read More

                              Cali-Gurey Oo Naqdiyay Qaabka Ay Xukuumaddu U Gashay Wada Hadalada Somaliya, Si Gaar Ahna U Dhaliilay Qodob Ku Jiray Warmuriyeedkii

                                   Hargeysa, 26 June 2012 (Qurbejoog)- Afhayeenka xisbiga UDUB Cali Maxamed Yuusuf ( Cali Guray ), ayaa si adag uga horyimid qodabka sideedaad ee ku jira war-murtiyeedka ka soo baxay wada hadaladii ay magaalada London ku yeesheen Somaliland iyo Somaliya.   Cali Guray; qodabkan sideedaad waxa uu ku macneeyay mid laga soo shaqeeyay oo…

                              Read More

                                WAXAA DHAMAAN BULSHADA KU NOOL UK LA OGAYSIINAYAA IN LA QABAN DOONO SHIR BALAADHAN OO LAGU TAAGEERAYO SHIRKA KA DHICI DOONA DEGMADA CEERIGAABO

                                OGAYSIIS WAXAA DHAMAAN BULSHADA KU NOOL UK LA OGAYSIINAYAA IN LA QABAN DOONO SHIR BALAADHAN OO LAGU TAAGEERAYO SHIRKA KA DHICI DOONA DEGMADA CEERIGAABO (buurta daalo)29/6/2012 HADUU EEBE RAALI KA NOQDO RAGNA KA HAWL GALO. SHIRKAASOO AH SHIR LAGU MUUJINAYO TAAGEERADA BALAADHAN EE LOO HAYO SHIRKAA BEESHU AAYAHEEDA KAGA TASHANAYSO. HALKAASOO AY KA SOO QAYB…

                                Read More

                                  A Nation In A Coma by Yusuf Deyr, Canada

                                  In the Morning when I wake up with a broken heart desperate for help. Trying to stand up with my tiny feeble legs. Dragging my feet like a lame deer. My knees and elbows are aching due to Arthritis.  So that I could barely pick up my feet when walking.  The icy tingling in my…

                                  Read More

                                    Cabdiwaaxid Cusmaan Hajji:Somaliland 60kii waxa ay la Midoowday dawlada KMG ah,2012kana waxa ay la xajooneysaa dawlad kale oo KMG ah(DHEGEYSO OO DHUUX KHALADAADKII MIDAWGII SOOMAALIDA)

                                    Ottawa June 26,2012(SDN)-Cabdiwaaxis Cusmaan Xajji waa Qareen isla markaana wax ka qora taariikhda Soomaalida oo ku nool dalkan Canada,waxa uu nooga waramay marxaladihii kala duwanaa ee Soomaalidu soo martay mudooyinkii xornimo iyo midnimo doonka. Qareen Cabdiwaaxid oo qoray dhawr buug oo ka hadlaya taariikhda Soomaalida khaasatan sidii midnimada ay u wadaageen labadii gobol ee Talyaaniga…

                                    Read More