Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo saddex masuul oo cusub u magacaabay Kastamka Berbera
Hargeysa 6, June 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maamule cusub iyo laba kuxigeen u magacaabay Kastamka Berbera. Sida lagu sheegay degreetada magacaabista ah; wasiirka Maaliyaddu waxa uu maamulaha cusub ee Kastamka Berbera u magacaabay Mr. Maxamed Cabdi Gurxan, iyadoo uu laba xubnood oo kala ah; Cabdullaahi Caydiid Jaamac iyo Saleebaan Goox…
