Kampala: Booliska oo xabsiga dhigay nin Argagixiso lala xidhiidhay oo ay magaciisa shaaciyeen, baaqna u jeediyay dadweynaha

    Kampala 04, June 2012 (Qurbejoog.com/Ugpulse)- Ciidanka amaanka ee dalka Uganda, ayaa xabsiga dhigay nin falal Argagixisonimo looga shakiyay. Sida uu qoray website-ka Ugpulse, ninkan falalka Argagixiso lala xidhiidhiyay waxa magaciisa lagu soo koobay Xuseen in la yidhaahdo. Hussein waxa uu ka mid yahay saddex nin oo falal Argagixiso looga shakisan yahay oo laga doonayo dalalka…

    Read More

      Uganda police arrest terror suspect

      Ugandan police is in custody of a suspected terrorist only identified as Hussein. Hussein is one of the three suspects being hunted by the East African Countries. According to the deputy spokesperson of police, Judith Nabakooba, Hussein and other two terrorists entered the country through the Busia and other borders targeting to hit Uganda for…

      Read More

        Weftigii Somaliland ee ku sugnaa Jabuuti oo Madaweynaha dalkaas la kulmay

        Jabuuti, 04, June 2012 (SDN)- Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay weftigii uu Hoggaaminayay Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wefti Wasiirro iyo Xildhibaano iskugu jiray oo socdaal shaqo ku joogay afartii maalmood ee la soo dhaafay. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweyne Ku xigeenku waxay ka…

        Read More

          Holland oo Soomaalida Shirci la’aantu heyso u qaadeysa Somaliland

          Amesterdam June 04,2012(SDN)-Soomaali dalka Holland Qaxoootinimo ku joogta oo sharcigii dalkaa loo diiday ayaa ay dhici kartaa in dhaqso dalka Dib loogu soo celiyo,sidaa waxa dhawaan dood ka yeeshay Baarlamaanka dalkaasi. Qaxootigan Soomaalida ah iyo qaar kale oo ka kala yimi dalalka Itoobiya,Eritrea,Ciraaq iyo Iran ayaa dhawaan ciidamada Booliska ee dalka Holland waxa ay cagta…

          Read More

            Baanka Aduunka:Aduun Dhan 94 million oo Soomaaliya loogu deeqay ayaa 11 million uun laga hayaa

            Washington June 04,2012(SDN)-Dawladaha Deeqaha bixiya ayaa sheegay in ay jirto isdaba marin dhanka macaawinooyinka ah oo Soomaalida loogu deeqay sanadihii ina dhaafay ee abaaruhu sida xun u saameeyeen Geeska Africa. Warbixin uu daabacay Baanka Aduunka ayaa lagu xusay in inta badan la waaya mucaawinooyin caalamku ugu deeqay Soomaalida sanadihii 20o9kii iyo 2010kii.  Joakim Gundel oo ah…

            Read More

              Hambalyo:mahamed yuusuf xaaji cabdi iyo marwadiisa faysa caydiid

              aniga oo ah yaxye cabdilahi askar               iyo marwadayda milgo dahir ibrhim aabo abdilahhi muhumed askar shadiya cabdilahi muhumed hamda abdilahi muhumed asma abdilahi muhumed abdirahman abdilahi muhumed abdirasaq abdilahi muhumed abdi aziz abdilahi muhumed hooyo hibo abdi jibriil dhamaan tayo waxaanu hambalyo iyo bogaadin aan la so koobi karin hawada u marinayna boqorka mahamed…

              Read More

                R.W. Soomaaliya oo la kulmay jaaliyadda Turkiga, baray-na safiirka cusub ee dalka Turkiga

                Istanbul, June 4, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kulan ballaaran la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga, gaar ahaana Ardayda wax ka barata Dugsiyada iyo Jaamacaddaha dalkan, waxa uuna xalay Jaaliyadda baray safiirka cusub ee dhowaantan dowladdu u magacowday dalkan Turkiga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulankiisa waxaa sidoo kale ku wehlinayay…

                Read More

                  Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed

                  Muqdisho, June, 03, 2012(SDN)- Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha & Waliba Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga iyo Warsadaha Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee shirka ugu soo gabagaboobay Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.   Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa si…

                  Read More

                    ABU-DARDAA R.C. SAAXIBIL RASUULLULAHAA S.A.W. IYO QUDBADIISII XIKMADA IYO CAJIIBKA BADNAYD

                    DHAMAAN MAHAD ILAAHAY BAA ISKA LEH INTAASI KA DIB Waad salaamantihiin dhamaantiin wariyayaasha iyo akhristayaashaba Waxaa muhiin ah inaynu meel kastoo aynu joognaba iyo xili kastoo aynu joognaba inaynu mar walba taariikhda asxaabta rasuulka s.a.w. ay dhexdeena ku dhex noolaato hadal hayntoodu waayo waa xiddigo efaya iimaanka muuminkana siyaadiya wadadooyinka janadana kugu ridaya waana saaxiibo…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo dhambaal tacsi ah u diray golaha Guurtida Somaliland oo xubin ka tirsanaa shil Baabuur ku geeriyooday

                      Hargeysa 03, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray golaha Guurtida iyo ehelada uu ka baxay marxuum Ismaaciil Xaaji Cabdi Ducaale oo ka tirsanaa xubnaha golahaas. Marxuumka xildhibaan Ismaaciil Xaaaji Cabdi Ducaale oo maanta lagu aasay magaalada Hargeysa, waxa uu ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay…

                      Read More

                        Shir lagu darsayo kordhinta dakhliga cashuuraha oo Hargeysa lagu qabtay

                        Hargeysa, 03, June 2012 (SDN)- Shir oo lagu lafo gurayay qaabka hir-gelinta Cashuurta Beeraha, habka loo kala saarayo Dawladda dhexe iyo Dawkladda Hoose ee dhinaca cashuur qaadista Beeraha iyo hir-gelinta cashuurta ku dhejinta tigidhada iyo kor u qaadista dakhliga Gobollada, ayaa maanta lagu qabtay Hoteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa. Shirkan oo ay qeybgaleen Wasiirrada Maaliyadda,…

                        Read More

                          Xildhibaan ka tirsanaa Guurtida oo ku geeriyooday Shil baabuur oo ka dhacay jidka Hargeysa iyo Berbera isku xidha

                          Berbera, 03, June (SDN)- Alle ha u naxariistee  waa saaka shil baaruur  oo ka dhacay tuulada huduse ee gobolka Saaxil ku geeriyooday Xidhibaan Ismaaciil Xaaji Cabdi Ducaale  oo ka mid ahaa Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland. Xildhibaankan maanta ku geeriyooday agagaarka Huduse ee uu gaadhigu kula dhacay ayaa noqonaya masuulkii labaad ee todobaadkan gudihiisa shil noocaas…

                          Read More

                            Xildhibaan Dheeg oo jawaab ka bixiyay hadal uu Xilhibaan Indho-indho ku duray Shirkii Turkiga

                            Hargeysa, 03, June (SDN)-  Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu hore Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho ugu duray qaabka uu uga weftigii Wasiirada ahaa ee tagey Turki Wasiir Xaabsade. Xidhilaan Dheeg oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ku tilmaamay hadalka Xidhibaan Indho-indho mid aan…

                            Read More

                              Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo xukunno sannado ah ku riday Masuuliyiintii u xidhnaa musuqmaasuqa

                              Hargeysa, 03, June 2012 (SDN)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa maanta xukunno sannado ah ku riday masuuliyiintii muddada u xidhnaa eedaymaha musuqmaasuq iyo xubno kale oo shacab ah oo lug ku lahaa arrimahaas, kuwaasoo kala ahaa Guddoomiyihii Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarji), Agaasimihii guud ee dibu-dajinta Axmed Cilmi Yare  iyo Lataliyihii Madaxweyne ku-xigeenka Cismaan…

                              Read More

                                Xukuumadda oo ku guulaysatay inay kala daadiso abaabulka Shirka Beesha Habar Yoonis

                                Hargeysa, 02, June (SDN)- Xukuumadda oo ku guulasatay inay kala daadiso shir ay abaabulaysay beesha Habar Yoonis, kuwaasoo dhawaan u hawlgalay sidii ay u qabsan lahaayeen shir, balse masuuliyiinta Xukuumadda kaga jira beeshaas ayaa si dadban iyaguna uga hawlgalay inay kala daadiyaan shirkaas, taasoo hadda u muuqata inay hirgeshay. Xubno ka tirsan waxgaradka iyo odayaasha…

                                Read More

                                  Egypt’s Mubarak: From war hero to convict

                                  CAIRO— War hero. Savior of the nation. An anchor of stability in a turbulent region. And in the twilight of his life, a criminal convicted for his role in the deaths of those fighting to oust him. Hosni Mubarak was sentenced Saturday to life in prison after a court convicted him on charges of complicity…

                                  Read More