SAAM-QAYBSIGA WARSHADA SIBIDHKA : HABAL AWAL 50%, CARABKA 30% IYO HABARJECLO 20%.
Dalku wuxuu u baahanyahay maalgashi, dadkuna waxay u baahanyihiin shaqo abuur ka helaan kasab ay ku noolaadaan, waxaan rajo ka dhiganaya kolba meesha la yidhaahdo waa la maalgashanayaa oo rajo shaqaalayn ayaan filaa, rajadaasi hadana way burburtaa ka dib marka laba reer ay isku maandhaafaan ama laba shirkadood ama laba gobol, oo shaqadii dawladu lahayd…
