Komishanka oo ka digay saamaynta ay qabsoomida doorashada ku reebayso haddii aanu Baarlamaanku wax-ka-bedel ku samaynin Xeer No.20

    Hargeysa 6, August 2012 (SDN)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa sheegaya in aanay doorasho qabsoomayn sanadkan 2012 haddii ay goleyaasha Baarlamaanku markale soo celiyaan xeerka doorashooyinka Xeer N0:20. Xubnaha KDQ oo warbaahinta la hadlay, waxay sheegeen in xeerkan oo hore Guurtida iyo Wakiiladu u soo celiyeen, loo baahan yahay in laga saaro waxyaabaha caqabada ku noqon…

    Read More

      Barnaamijkii Tijaabi Aqoontaada Diimeed iyo maanta

      Berlin August 06,2012(SDN)-Akhristeyaal waa mar kale iyo barnaamijkii Tijaabi aqoontada Diimeed adoo ka jawaabaya suaalaha. Sheeg adeegihii Kacbada furaheeda heen-jiray? 2;sheeg saaxaabigii kula taliyey Rasuulka NNKH)in laqodo godkii khandaq? 3:sheeg saxaabigii hogaaminaayey dagaalkii Qaadisiya? 4; sheeg inta duulamaad uu aaday nebigay? 5. sheeg asxaabiga kaliya ey magaciisa quraanka lagu sheegay? 6-Su’aal Sheeg sanadkii uu geeriyooday…

      Read More

        Immigration Board vetting stayed

                                                                                  (KampalaSDN)The Appointments Committee of Parliament has stayed vetting of President Yoweri Museveni’s six nominees for the National Citizenship and Immigration Board, over a petition by Muslims. The committee was scheduled to interview former MPs Beatrice Nyakaisiki (Hoima), Jane Akwero Odwong (Kitgum) and John Eresu (Kaberamaido), and Patrick Ambako Kibrai, Elizabeth Nabakka Musazi and…

        Read More

          Hargeysa: Deeq Dhar iyo Kabo ah oo lagu wareejiyay Wasiirka Caddaalada

          Hargeysa 6, August 2012 (SDN)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi, ayaa deeq dhar iyo kabo ka kooban ku wareejiyay wasiirka Caddaalada, taasoo loogu talogalay maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee caasimadda Hargeysa. Wasiirka Diinta Sheekh Khaliil Cabdullaahi oo hadal ka jeediyay munaasibad loo sameeyay wareejinta dharkaas oo lagu qabtay xabsiga dhexe, waxa…

          Read More

            War degdeg ah: Xagta-toosiye oo lagu horjoogsaday Buuhoodle iyo wararkii u dambeeyay ee gogosha nabadeed ee lagu waday inay maanta ka furanto Bali-dhiig

            Hargeysa 6, August 2012 (SDN)- Wararka ka imanaya degmada Buuhoodle, ayaa sheegaya in kooxo nabad-diid ahi is hortaageen in hoggaamiyaha SSC Saleebaan Xagla-toosiye u gudbo dhinaca degmada Bali-dhiig ee gobolka Togdheer oo lagu waday inay maanta ka furanto gogoshii nabadeed ee Madaxweynaha Somaliland u fidiyay beelaha gobollada bariga qaarkood. Xukuumadda Somaliland ayaa xalay wefti culus…

            Read More

              Madaxweyne Shariif oo isaga baxay shirkii saxeexayaasha Raodmapka,iyo qodobo la soo saaray

              Nairobi August 06,2012(SDN)-Saxeexayaasha Dhabaha nabada Soomaaliya(Roadmap) ayaa ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kiinya,xili ay kulanka hareeyeen muran salka ku haya cida saxeexayaasha ka mida ee meteleysa Ahlu Sunna Wal Jamaaca. Kulanka ayaa waxa ka soo xaadiray labo wadaad oo sheegay in ay yihiin hogaamiyeyaasha dhabta ah ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo la kala…

              Read More

                Today in history:August 5, 1962

                  (KampalaSDN) At the Uganda People’s Congress (UPC) annual delegates’ conference in Mbale, the Prime Minister Milton Obote announced that the Uganda government was to establish a high powered Economic Planning Commission as part of its war on poverty. Obote received a tumultuous welcome from the 900 delegates and large numbers of other guests who…

                Read More

                Faraska Aduunka u Dheereeya Usain Bolt oo Ku Guuleystey 100 Mitir (By-Jaahuur)

                London-July-5-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku suu qaadaneynaa Olympigii oo wali si habsami ah uga socda cariga ingiriiska ee London. Haddaba galabta waxaa la isku arkay garoonka weyn ee Olympikada ee London,waxaana ku balansanaa ciyaaryahanada aduunka u dheereeya siiba 100-Mitir,waxaana Finalka isku soo hadhey 8 ciyaartooy oo wadamadooda ka kala socdey. Mucjisada aduunka u dheereeya ee…

                Read More

                Dawladda Suudaan oo ogolaaday in gobollada jabhaddu qabsadeen caawimo loo gudbin karo iyo heshiiska Khartuum-Jubba ee murankoodii Saliida

                Khartuum August 5, 2012 (SDN/FT)- Dawladda Sudan ayaa Axadda maanta ogolaatay in caawimooyinka gargaarku u gudbi karaan gobollada dhinaca Koonfureed ee labada jabhadood qabsadeen. Sida uu ku waramay wargeyska Financial Times, kooxaha arrimaha bani’aadaminada u dhaqdhaqaaqaa waxay sheegeen in dagaalku galaaftay dadka shacabka ah oo Macaluul waajahaya. Ogolaanshuhu waxa uu yimi maalin keliya ka dib…

                Read More

                  Ururka Wadaniga ah ee Gaaroodi oo hanbalyo u diray Ardey China wax ku barata oo deeq waxbarasho dalka keenay

                  Sallaxley August 05,2012(SDN)-Ardeyda reer Somaliland ee Jaamacada China wax ka barata ayaa dhawaan waxa ay Dugsiga Hoose Dhexe ee Gaaroodi ee ku yaal Degmeda Sallaxley gaadhsiiyeen Deeq waxbarasho. Hadaba tilaabadan ku deyashada mudan ee Ardeyda degaanku ku gacan qabteen jiilalka ka danbeeya ayaa waxa ka mahadceliyay Ururka Wadaniga ah ee Gaaroodi oo isagu gacanta ku…

                  Read More

                    Prof. AXMAD I.SAMATAR & HIIL-QARAN Maxay Kaga Duwan Yihiin Musharaxiinta Kale iyo Xisbiyada Kale?

                    Hareeraha raga inaga xigaa hele libtoodiiye Heeryada gumaysiga ma rido ka u habranaayaaye Lama helo wadaadow waxaan cidi ku hawshoone Naftaa loo hantaaqaa waxay hiigso leedahaye Timacade Hordhac Sidaad la socotaan dhowr iyo labaatan musharax ayaa u tartamaaya jagada Madaxweynenimo ee Somalia kuwaas oo ka qayb gali doona doorashada qabsoomi doonta bishan 20-keeda. Musharaxyada tartankaa…

                    Read More

                      Barnaamijkii taxahana ahaa ee Suaallaha iyo Jawaabaha Diiniga ah

                      Berlin August 05,2012(SDN)-Akhristeyaal eebe ha inagu maneysto kheyraadka faraha badan ee Bishan Barakeysan ee Ramadaan dhex ceegaaga,Amiin. Hadaba aanu mar kale idiin soo bandhigno Barnaamijkii Suaalaha iyo Jawaabaha Diiniga ah ee aanu ku dooneyno in aanu kor ugu qaadno Fadliga bishan iyo Aqoonteena guud. Hadaba isku dayay in aad suaalaha kolka hore ka jawaabtaan inteydaan…

                      Read More

                        Death toll from Yemen funeral bombing rises to 46

                        ADEN, Yemen, Aug. 5 — An al-Qaida suicide bomber killed a prominent pro-government tribal chief and at least 45 others at a funeral in Yemen’s southern province of Abyan, the Defense Ministry said Sunday. The al-Qaida suicide bomber detonated the explosives around his waist among funeral guests in Jaar town in Abyan province late on…

                        Read More

                          Qarax Aad U Weyn Oo Geystey Khasaare Ayaa Ka Dhacay Degmada Hilwaa Ee Magalada Muqdisho.

                          Muqdisho August 05,2012(SDN)- Wararka rasmiga ah ee naga soo gaadhaya degmadda Hilwaa ee gobolk Banaadir ayaa sheegaya in qarax  ka dhacay degmadaasi meel ka mida fagaarayaasha degmadaasi, qaraxaasina uu ahaa mid aad u xoogan isla markaana geystey khasaare iyo argagax aad  u xoogan.. Qaraxaasi waxa uu ka oogsaday oo uu ka dhacay badhtamaha suuqa loo yaqaan…

                          Read More

                            Xildhibaan Dheeg oo Farriimo u kala diray Guddiga Doorashada iyo Xukuumadda Somaliland

                            Hargeysa 5, August 2012 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Dheeg oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland, ayaa xukuumadda uga digay inay goleyaasha ku soo celiso xeerka ay ansixiyeen goleyaasha baarlamaanku ee dhigaya in doorashada lagu galo astaamo halkii lagaga geli lahaa tirooyin. Md. Dheeg, oo xalay la soo xidhiidhay Wargeyska Geeska Afrika, waxa uu eedaymo u…

                            Read More

                              Hogaamiyaha Guud ee Xarakada Akhwaanka Masar oo kulan la qaatay Madaxa xarakada Al Islaax ee Soomaaliya

                              Qahira August 05,2012(SDN)-Madaxa Xarakada Akhwaanul Muslimiin ee dalka Masar Murshid Dr. Muxamed Badiye ayaa kulan xafiiskiisa Qaahira kula yeeshay madaxa xarakada Al Islaax ee dalkaSoomaaliya Dr Cali Baashi Cumar. Madaxa Al Islaax ee Soomaaliya ayaa hogaamiyaha Akhwaanka uga hanbalyeeyay guushii uu dhawaanta ka soo hooyay doorashooyinkii madaxtooyada dalka Masar Dr Maxamed Mursi. Murshi Dr Maxamed…

                              Read More