British Somalis: nomads no more

    For most of my childhood in London people were confused by me. They would look at me askance and ask, “Are you Pakistani or Jamaican?” “I’m from Somalia,” I would reply irritably, receiving a blank look before the inevitable response: “Where’s that, then?” After Mo Farah’s glorious Olympics victory on Saturday night I hope I…

    Read More

      Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Denmark oo ka Hadashay Xafiis ay Shalay ka furteen Magaalada Hargeysa iyo Hawlaha Shaqo ee uu qaban doono

      Hargeysa 7, August 2012 (SDN)- Wakaaladda wararka ee RITZAU oo laga leeyahay dalka Denmark ayaa shalay baahisay in wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Denmark iyo gaar ahaan xafiiska dalkaas u qaabilsan horumarinta caalamiga ah ee marka magaciisa la soo gaabiyo la yidhaahdo DANIDA ay xafiis ka furanayso magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, waxaana shalay si…

      Read More

        INTERVIEW: Somaliland’s vice president on drought

        HARGEISA, 7 August 2012 – Years of poor rains have ravaged parts of the self-declared republic of Somaliland. IRIN spoke to the territory’s vice president, Abdi-Rahman Abdillahi Saylici, about the effects of the drought, aspirations for international recognition and the Al-Shabab insurgency. Q: What is the current drought situation in Somaliland? A: Actually, the drought…

        Read More

          Guddoomiyaha golaha Wakiiladu siyaabaha sharci-darada ah ee uu mansabkii qaranka uga faa’iidaysay ma xukuumadaa ka raaliya?

          Gudoomiyaha golaha wakiilada talaabooyinka sharcidaroda ah  ee uu kula kacay xilka qaran ee uu uga faa iidastay  danihiis gaarka ah, tan iyo xigii lafuya uruda siyaasada ee s/land  wxa soo baxayay in hanka siyaasga ah inuu bito oo nin kasta  oo damac lihi uu furto  urur siyaasadeed sidanu ognahay  gudoomiyaha goloha wakiiladu  waxa  uu katirsanaa …

          Read More

            Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta ku dhawaaqay musharaxnimada xilka madaxweynanimada Soomaaliya

            Muqdisho, August 7, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku dhawaaqay Musharaxnimada Xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya. Xafladda Musharaxnimo ee Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka soo qeybgalay Golaha Wasiiradda, Xildhibaano. Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, Siyaasiyiin, Ganacsato, Ururada Haweenka, Saraakiil, Dhalinyaro, Suxufiyiin, Fanaaniin iyo dadweyne kale oo aad u fara badan. Waxaana…

            Read More

              Tijaabi Aqoontaada Diinta Islamka oo ka Jawaab suaalahan

              Berlin 07,2012(SDN)-Waa qoraaldeenii taxanaha Ramadaanta iyo tijaabi aqoontaada diimeed adigoon jawaabaha eegin fadlan. 1-Su’aal Sheeg magaca Khaalid Bin Waliid Rc hooyadii? 2-Su’aal Sheeg ruuxii ugu horeeyay ee Islaamnimo ku Shahiida? 3-Su’aal Sheeg gabadhii ugu horeysay ee Islaamnimo ku Shahiido? 4-Su’aal Sheeg goorma ayuu soo Islaamay Khaalid Bin Waliid.    5-Su’aal Sheeg Asxaabigii bur-buriyey Sanamkii Cuzaa?…

              Read More

                Wasiirka Warfaafinta Somaliland muxuu kaga jawaabay garaacis uu sarkaal Booliska ka tirsan u geystay weriye Hodan Abokor Caafi?

                Hargeysa 7, August 2012 (SDN)- Guddiga Ilaalinta Suxufiyiint Adduunka oo magaciisa loo soo gaabiyo CPJ, ayaa cambaareeyay garaacis uu sarkaal Booliska ka tirsani kula kacay weriye Hodan Abokor Xasan Caafi oo magaalada Boorama uga soo waranta Telefishanka dawladda ee SLNTV. Weriye Hodan oo Sabtidii maxkamad Boorame ku taala u tagtay si ay war uga tebiso…

                Read More

                  Mudaneyaal ka dareeray fadhigii maanta ee golaha Wakiilada oo buuq iyo sawaxan hadheeyay, maxay tahay sababtu?(DHEGEYSO)

                  Hargeysa 7, August 2012 (SDN)- Ilaa 8 mudane oo ka tirsan aqalka hoose ee Baarlamaanka, ayaa maanta ka dareeray fadhi aan caadi ahayn oo goluhu ku yeeshay xaruntiisa magaalada Hargeysa. Fadhiga oo ay ka soo xaadireen 53 xubnood oo ka tirsan 82 mudane ee aqalkaasi ka kooban yahay, waxa shirguddoominayay guddoomiyaha golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed…

                  Read More

                    Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay wax-ka-bedel lagu sameeyay xeerka doorashooyinka

                    Hargeysa August 07,2012(SDN)-Fadhi aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen gollaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa looga dooday isla markaanalagu ansixiyay soo jeedin ay guddida doorashooyinka dalku isbedel ugu dalbanayeen xeerka doorashooyinka dalka. Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa tijaabo ay sameen ka dib waxa ay ku ogaadeen in magaca usharixiinta golleyaasha degaanka lagu bedelo Number halka iminka…

                    Read More

                      Ururka Badbaada Shacabka oo Si Sharci ah u dersay Roadmapka iyo waxa ka iman kara maxsuul ahaan

                      Muqdisho August 07,2012(SDN)-Ugu horeyntii waxaan akhristeyaasha maqaalkani u caddeynayaa inuu maqaalkani yahay mid lagu eegaayo aragtida sharciyeed ee waxa lagu magacaabey Geedi Socodka (Road Mapka), halka ay mareyso hawlahiisa, sharci nimada Saxiixayaasha (Legal Status of Signatories) iyo wax aka soo bixi kara haddii uu sidaan ku dhamaado iadoo laga eegaayo arrimaha soo socda:   Geedi…

                      Read More

                        Saxaafada oo la xanibaa waxa ay ka dhigan tahay yaan la xisaabtamin(Xanibaadyada la saaray Qurbejoog,waagacusub,iyo halbeegnews)

                        London August 07,2012(SDN)-Waxa haatan soo shaac baxaya in xoogag iskaashaday ay xanibaad saareen qaar ka mida baraha Internetka Soomaalida ee aan ka waaban ka hadalka xaaladaha xasaasiga ah ee dalka ka jira. Dahabshiil oo kaashanaya dawlada Jabuuti ayaa amaro xanibaada dul dhigay shirkadaha isgaarsiinta dalka ee maanta horted moodayay in Jabuuti oo laga keeeno Internet…

                        Read More

                          Japan oo 67 sanadood ka dib weli laga murugeysan yahay Nuclearkii lagu garaacay

                          Hiroshima August 07,2012(SDN)-Waxa guud ahaan Dalka Japan tacsi iyo baroordiiq loogu sameeyay ummadii ku le’atay qaraxii Nuclearka ee lagu weeraray dagaalkii labaad ee dunida oo ay ku qurbaxeen boqolaal kun oo ruux. Dalaka Japan ayaa waxa la arkayay tiyoo shacabku meel walba ku duceysanayo oo uu ka tiiraanyeysan yahay khasaarihii maalintaa ka dhashay weerarkii Mareykanku…

                          Read More

                            Ra’iisul wasaraha Soomaaliya oo yXala Afur Sharaf U Sameeyey Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed

                            Muqdisho 07,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa Afur Sharaf u sameeyay Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, waxaana Afurka kasoo qeybgalay Golaha Wasiiradda, xildhibaano, suxufiyiin iyo marti sharaf kale. Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Ganacsigga ayaa hadal kooban u jeediyay Odayaasha Dhaqanka isagoona ku amaaney sidii ay isugu howleen in Soomaaliya…

                            Read More

                              Guddoomiyaha xisbiga UDUB oo magaacaabay guddi hoosaadyo

                              Hargeysa August 07,2012(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Md Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta war uu soo saaray waxa uu ku magacaabay xubno ka mid noqon doona guddi hoosaadyo xisbigaasi uu yeelan doono. Gudiyada ayaa ka koobnaan doona ashqaastan oo loo bixiyay Madaxda waaxyaha bahweynta UDUB,waxaaney kala yihiin;1. Guddi-Hoosaadka Abaabulka iyo Wacyi gelinta 1.    Maxamud …

                              Read More

                                Sanaag: Deeq raashin ah oo la gaadhsiiyay Agoomaha Ceerigaabo iyo degmada Ceel-afwayn

                                Ceerigaabo 6, August 2012 (SDN)- Gudoomiyaha gobolka Sanaag Aaden Diiriye Cigaal, ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyay 30 qoys oo Agoomo ah oo ku nool gudaha degmada Ceel-afweyn. Deeqdan caawimada ahi waxay ka timi urur fadhigiisu yahay dalka Holland oo lagu magacaabo Nomad. Munaasibadii gudoonsiinta deeqdan oo lagu qabtay xarunta dawlada Hoose degmada Ceel-afwayn, waxa ka…

                                Read More