Buugii cagaaraa ee kulmiye ku balanqaaday waa laga faa’iday boqolkiiba (90%) waanay fuleen qaybtiisii 2aad!!

    Marka hore waxaan salaamayaa warbaahinta qiimaha iyo qaayahay leh ee sida fiican noogu adeegta. Waxaan halkan ku soo gudbinayaa qaybtii 2aad ee buugii kulmiye ku balanqaaday wixii fulay iyo waliba inta faa’iido laga helay balnqaadkii kulmiye iyo xukuumadiisaba. Marka hore marka aan kulmiye leenahay waxaan ujeednaa xukuumada uu hogaaminayo Axmed Maxamed Siiraanyo taasi oo ka…

    Read More

      Daahir Rayaale: “Xisbiga KULMIYE waa kii shirkoodii Burco (2008) ku kala tegay, UDUB-na intii mabda’iisa aaminsanayd maanta way ku sugan yihiin, 27-ka bishana…” (DHEGAYSO)

      Hargeysa 23, August 2012 (SDN)- Madaxweynihii hore ee Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga khilaafaadku kala daadiyay ee UDUB Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ku celiyay rejadiisa la xidhiidha in xisbigaasi ku soo bixi doono doorashada Deegaanka oo loo muddeeyay 28 November 2012. Daahir Rayaale oo maanta warbaahinta kula hadlay gurigiisa magaalada Hargeysa, waxa uu soo dhaweeyay in…

      Read More

        Hambalyo Meher

        Dhamaan Dadkan hoos ku xusani waxay Dhambaal Hambalyo MEHER WACAN u dirayaan, BOQORKA MUKHTAAR SALEEBAN JIMCAALE & BOQORADA NICIIMA C/XAKIIN XUSEEN oo Meherkoodu ka dhacay Magaalo madaxda  Gobolka Togdheer ee burco gaar ahaan Hotel City Plaza 21/08/2012.   Maxamed Mawliid Xaashi Cadnaan Cabdi Xasan Mustafe Dayib C/laahi Khadar Ismaciil Maxamuud Mustafe Cali Cabdi Maxamed Abdi…

        Read More

          SHALAY JINI BOQOR MAANTANA JURILE

          Dalka Soomaaliya oo muddo dheer ay ka taagneyd xaalad jaahwareer ah isla markaana la daalaadhacayey dhibaatooyinka ay keeneen ururada Qaybyaaladda lagu dhisey, Xagjirnimo, Saboolnimo, Burcadbadeednimo iyo Farogelin shihseeye ayaa bishaan August 2012 u ahayd mid rajo gelisey dadka Soomaalida iyo guud ahaan beesha caalamka, kadib markii la meel mariyey Dastuur kumeelgaar ah, isla markaana la…

          Read More

            Netherlands: “Qoxootiga Soomaalida ee qaatay dhaqanka Holland la mustaafurin maayo”

            Amesterdam Aug 23,2012(SDN)- Wasiirka soogelootiga ee dalka Holland  Gerd Leers ayaa dhawaan mar uu ka hadlayay qaadashada dhaqanka reer Yurub waxa uu sheegay in Soomaalida weydey sharciga dalkiisa aan dib loogu celindoonin dalkoodii Hooyo hadii ay qaateen dhaqanka Holland. Wasiirku waxa uu sheegay in dadkaasi ay dil ku muteysan karaan dhaqan rogankaasi hadii ay gacanta…

            Read More

              Soomaalida ku nool xaafada Foresrum (Sweden) oo amaandaro soo wejahday awgeed halkaa ka Guuraya

              Foresrum aug 23,2012(SDN)-Soomaalida ku nool xaafada Foresrum ee dalka Sweden ayaa waxa soo wejahay xaalad amaan daro keentay in ay caruurtooda aqalka aaney soo dhaafin oo aaney tegin school, Xaalada amaan ee Soomaalida ayaa todobaadkan cirka isku shareertay ka dib kolkii dhalinyaro Sweden u dhalatay ay bilowdey in ay ugaarsato Soomaalida halkaa ku nool. Madaxa…

              Read More

                MEMORABLE local government/council MAYOR OF HARGAYSA DURING LIFE TIME

                    (KampalaSDN)The collapse of central government in Somalia 1991.  Somali   national movement SNM/  has announced high sound the independent of Somaliland, 18may 1991  the day was signed or underlined to build the government Somaliland,   first government in republic of  Somaliland it were thinking to re-construct or re-examine a physical government, so but the…

                Read More

                  48 Killed in Ethnic Clashes in Kenya

                  Kenyan police are investigating a violent clash between two ethnic groups, in the eastern Tana River region, that left at least 48 people dead. Police and residents say at least 100 members of the Pokomo clan raided a village inhabited by members of the Orma group, late Tuesday. Investigators say some villagers were killed after…

                  Read More

                    Ethiopia Prepares for New Prime Minister

                    Ethiopia’s parliament is preparing to hold an emergency session to swear in the successor to the late Prime Minister Meles Zenawi, who died on Monday. Parliament is set to meet Thursday to install the new prime minister, Hailemariam Desalegn, who has served as Meles’ deputy since 2010. Desalegn is to serve out the remainder of…

                    Read More

                      Addis Ababa: Baarlamaanka oo fadhi degdeg ah yeelanaya, maydka Meles oo la keenay iyo wararkii ugu dambeeyay ee geerida hoggaamiyihii Itoobiya

                      Addis Ababa 22, August 2012 (SDN)- Baarlamaanka dalka Itoobiya, ayaa isu diyaarinaya fadhi degdeg ah oo ay yeeshaan, si ay u dhaariyaan hoggaamiyaha cusub ee dalkaas, ka dib geerida Raysal-wasaarihii Itoobiya Meles Zenawi oo dhimashadiisa la shaaciyay Salaasadii shalay. Baarlamaanku waxa Khamiista yeelanaya fadhi lagu dhaarin doono hoggaamiyaha cusub Mr. Hailemariam Desalegn, kaasoo tan iyo…

                      Read More

                        Dr. Gaboose oo su’aalo culus oo garnaqsi ah u jeediyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Beeshiisa, muxuuse ka yidhi aragtidii ay ka qabeen 2010 iyo ta imika?

                        Burco 22, August 2012 (SDN)- Hoggaamiyaha urur-siyaasadeedka Umadda Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa su’aalo garnaqsi ah u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo beesha uu ka soo jeedo. Dr. Gaboose waxa uu su’aal geliyay waxa bedelay aragtidii Madaxweyne Siilaanyo iyo beeshiisu ka qabeen markii uu 2010 ahaa guddoomiyaha ololihii doorashada Madaxtooyada ee xisbiga…

                        Read More

                          Kumaa bedelay Meles Zenawi, maxayse dawladda Itoobiya ka tidhi walaaca laga qabo xilka geeridu banaysay?

                          Addis Ababa 21, August 2012 (SDN)- Hoggaamiyeyaal badan oo dalalka dunida ah, ayaa cabsi ka muujiyay in dhimashada hoggaamiyihii Itoobiya Meles Zenawi oo xalay ku geeriyooday cusbatal ku yaala caasimadda dalka Belgium ee Brussels ay abuuri karto xasilooni-darro ka dhacda dalkaas. Raysal-wasaaraha dalka Kenya Raila Odinga iyo hoggaamiyeyaal kale oo ka tirsan kuwa caalamka, ayaa…

                          Read More

                            Al-Shabaab oo u dabaal-degtay dhimashada Meles Zenawi

                            Muqdisho 21, August 2012 (SDN/AFP)- Kooxda AlShabaabta Soomaaliya ee ku xidhan Al-Qaacida, ayaa Salaasadii maanta u dabaal-degtay dhimashada Raysul-wasaarihii Itoobiya Meles Zenawi oo ku geeriyooday dalka Belgium. Siday ku warantay wakaalada wararka ee AFP, Meles Zenawi waxa uu laba jeer ciidanka dalkiisa u diray Somalia si ay ula dagaalamaan dagaal-yahanka Islaamiyiinta ah. “Dhimashada Meles waa…

                            Read More