MEMORIBLE LOCAL GOVERNMENT/COUNCIL AND MOYER JICIIR DURIN LIFE TIME (PART THREE) BY NASIR ALI KABADHE

    MEMORIBLE LOCAL GOVERNMENT/COUNCIL AND MOYER JICIIR DURIN LIFE TIME (PART THREE) BY NASIR ALI KABADHE (KampalaSDN)Hargaisa it’s Capital of Somaliland or it’s screen which shows the real picture in the hole country before the elected local government council in hargaisa we can say there is no institution to be busy civil service or hand over…

    Read More

    Tababaraha Xulka Itoobiya Maxaa u Qarsoon?

    Adis-ababa-Oct-31-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceyna tababaraha xulka qaranka kubadda cagta ee Itoobiya Sewnet Bishaw ayaan jixijixeynin markii uu u koobka qaaradda Afrika u soo baxay. Haddaba tababarahan xulka Itoobiya Sewnet Bishaw ayaa aad  iskugukalsoon,isaga oo ku hadaaqaya inuuna kooxna ka baqeynin kuna kalsoon yahay xulkiisa. Sewnet Bishaw oo runtii ixtiraama kooxha kale niyo…

    Read More

      WarDegDega :Musharaxiinta Madaxweyne iyo ku xigeen ee xisbigii Udub Cali Maxamed Waran Cade iyo Axmed Xaaji Daahir Cilmi ayaa si rasmiya ugu biiray urur siyaasadeedka Waddani.

      Hargaysa Nov 1/12musharaxiinta madaxweyne iyo ku xigeen ee xisbigii Udub Cali Maxamed Waran Cade iyo Axmed Xaaji Daahir Cilmi ayaa si rasmiya ugu biiray urur siyaasadeedka Waddani.xubnahahan ku soo biray ayaa waxa waheliyey xildhibaano iyo siyasiin ku midaysaana xisbiga udub xafladan lagu soo dhawaynayey ayaa waxa caawa lagu qabtay Hoteel Ambassdoor waxa ka soo qayb…

      Read More

        Wakalada Biyaha Berbera oo Shaqale ka Tirsan ka Joojisay Shaqadii isaga oo ku Edaysay inuu u Olaynayo Xisbiga Ucid

        Berbera Oct31/12 Wakalada BIyaha ee gobolka saxil aya muwadin reer somalilnd oo u sheqeya wakalada shaqadii ka joojisay iyada oo shegtay in uu tageero xisbiga Ucid war saxafadeed ay soo sareen xisbiga ucid aya ku edeyey in xisbiga kulmiye uu ka danbayeo arinkan warasaxafeedkaas iy warqadii shaqo joojinta oo soo garay xafiiska qurbojoog ayaa sidanu…

        Read More

          SAMO-TALIS: Dareen-celinta Mujaahid Muuse Biixi ee Shakhsiyadda Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 7aad

          Qormadan waxa aynu ku eegi doonnaa qaar ka mid dareen-celinta ay shakhsiyadda Xaaji Cabdi ka bixiyeen qaar ka mid ah madax-dhaqameedka, aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta ugu caansan Somaliland. Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyeha Xisbiga KULMIYE waxa uu ka mid yahay ragga ay muddo gaadhaysa 24 sanno wada shaqaynayeen Xaaji Cabdi. 14/July/2012 ayaan kula xidhiidhay khadka taleefanka…

          Read More

            Wiil Somaliyeed oo 19 Jir ah oo madaxa looga toogtay South Afrika Allaahna badbadiyey daawo sawiro iyo Video

            Cape TownOct31/12 (SDN)  Koox Burcad South Afrikan ah ayaa Madaxa ka toogatay Cabdikariim Cadaawe Cali Geedow oo ah 19Sano Jir Soomaali ah xilli uu ka shaqaynayay Dukaan ku yaala Xaafad ka mid ah Magaalada Cape Town Ee Wadanka Koonfur Afrika. Dhibane C/Kariin Cadaawe Cali oo aan Kula kulmay Gudaha Xaafada ay soomaalida ka dagan tahay magaalada Cape…

            Read More

              Kenyan official: 2,700 Ugandans dead in Somalia

              NAIROBI, Kenya — The number of African Union troops killed while battling Somali militants has always been a tightly held secret, but a top Kenyan official says more than 2,700 troops have died there. Richard Onyonka , Kenya’s deputy minister of foreign affairs, said Wednesday at a forum on Somalia that Uganda has lost more…

              Read More

                Shaqalaha Tvga Qaranka Somaliland Xaafiskiisa London oo Cabasho u Gudbiyey Madaxwaynaha Somaliland Shegayna in Anay Wax Mushahara Arag Mudadii Xafiisku Furnaa

                London Oct 31/12 Shaqalo hore uga tirsanaan jiray xafiiska tvga somaliland xafiiskisa  london oo la soo xiriiray qurbojoog.com ayaa waxa ay  shegeen in anay mudadii uu furnaa xafiiskani anuu wax mushahra anay ka qadan wasarada warfafinta iyo wacyigalinta  oo ay si mutadacwima ku shaqayn jireen warjiye ka tirsanaa oo shegay in aan magacisa la shegin…

                Read More

                  Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa maanta shacabka u jeediyay

                  Hargeysa Oct 31,2012(SDN)- Bismilaahi raxmaani raxiim   Asalaamu-caleykum, wa-raxmatullaahi Wa-barakaatu     Mudanayaal iyo Marwooyin.   Ugu horeyn, waxan salaan iyo mahadnaq u dirayaa dhamman shacbiga Somaliland gudo iyo dibedba meelkasta oo ay joogaan. Aniga oo og mar kalena uga mahad celinaya taageerada buuxda ee ay xukuumadda la garab taagan yihiin taageerayaasha iyo bahweynta xisbiga…

                  Read More

                    Xisbiyada Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee ku hardamaya Doorashooyinka Aqalka Cad ee Mareykanka iyo Soomaalida Ohio

                    Columbus Oct 31,2012(SDN)-Xisbiyada Dimuqraadiga iyo ka Jamhuuriga ee bisha inagu soo fool leh ku hardemi doona xilka madaxtinimada Mareykanka ayaa si weyn ugu loolamaya taageerada Soomaalida Gobolka Ohio. Ohio ayaa ah mid ka mida gobolada faro ku tiriska ah ee aan ilaa hada kala raacin labada musharax ee Barack Obama iyo Mitt Romney. Xisbiyada ayaa…

                    Read More

                      Sir Laga Soo Xigtay Villa Somalia oo Lagu Sheegay In Wasiirka Khaarijiga Somaliland Xil Wasiirnimo ka Codsaday Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud

                      Addis-ababa Oct 31,2012(SDN/Hubaal-W/wararla)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda JSL Dr Maxamed  Cabdilaahi  Cumar ayaa la sheegay inuu Quudaraynayo Xil wasiirnimo oo looga magacaabo Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya loo dhisay, isaga oo ka codsaday Madaxweynaha dalkaasna Xasan Sheekh Maxamuud in loo magacaabo wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya. Sida lagu daabacay bogga wararka ee shabakada Togaherer.com oo warkan…

                      Read More

                        Kulankii lagu falanqaynayey ka wada hadalka iyo saxeexa Xeerka Hab-dhaqanka Saxaafadda ee Doorashooyinka oo isu bedelay Shirqool iyo wariye lagu soo weeraray

                        Hargeysa Oct 31,2012(SDN/Hubaal)-Kulan laba maalmood ah oo ay Hay’ada Akaadamiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland ku marti qaaday Suxufiyiinta Hay’adaha Warbaahinta Madaxbanaan iyo ta Dawladda, oo  Hudheelka Maansoor ka furmay  29-kii Oktoobar ayaa shalay ku dhammaaday natiijo la’aan iyo is-afgaran waa ka dhex dhashay Warbaahinta Madaxbanaan iyo Hay’adihii soo qaban-qaabiyay. Kulankan oo lagaga wada hadlayay Xeerka…

                        Read More

                          Duufaannada ku Dhuftay Maraykanka oo Bad iyo Berriba Qarqiyey

                          New-york Oct 31,2012(Hubaal-W/wararka)- Duufaano waaweyn ayaa hafiyay Dalka mareykanka, kadib markii ay  dabaylaha xawaaraha ku soconayaa maalmo ka hor waxyeelo ka geysteen dalalka Cuba iyo Haiti.Duufaanka oo subaxnimadii Isniinta  ku dhuftay wadankaas ayaa illaa xalay saqdii dhexe  socday iyagoo sababay cabsi weyn oo dadku ka qabaan noloshooda  in ka badan 7 boqol oo kun oo…

                          Read More

                            Wasiirka Macdanta Somaliland:Shidaal qodista dalkeena waxa ay ka bilaabaneysaa 2014ka

                            Cape Town Oct 31,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada Macdanta Somaliland Md Xuseen Cabdi Ducaalle oo saxaafada kula hadlay Shir Koonfur Africa uga Socda wadamada Africa ee Shidaalku dhulkoodu ceegaago ayaa sheegay in dhawaan shidaal qodis laga bilaabi doono Somaliland. Wasiirka ayaa sheegay in ay sadex shirkadood haatan heystaaan heshiisyo ay horena ugu baareen Shidaal iminkana ay tahay in…

                            Read More

                              Dawlada Jarmalka oo joojineysa taakulo ay siin jirtay xarumaha caafimaad ee Dhadhaab

                              Nairobi Oct 31,2012(SDN)-Qoraal ay saxaafdu heshay oo ay soo saartay safaarada Jarmalku ku leeyahay Kiinya ayaa ay ku soo baxday in dawlada jarmalku goaansatay in la jaray caawimo ay dawladaasi la garab taagneyd xerada Qaxootiga ee Dhadhaab. Jarmalka ayaa bixin jiray kharashka ku baxa dhawr goobood oo caafimaad oo ay gacanta ku heyso Haya’da Qaxootiga…

                              Read More

                                Waxaa Dad Weynaha reer Somaliland iyo inta afka Soomaaliga Ku Hadlaba la Ogeysinayaa in ay ka soo Qayb Galaan Xaflad Baroor Diiq ah oo loogu Ducaynayo Abwaan Maxamed xaashi Dhamac Gaariye

                                 Waxaa Dad Weynaha reer Somaliland iyo inta afka Soomaaliga Ku Hadlaba la Ogeysinayaa in ay ka soo Qayb Galaan Xaflad Baroor Diiq ah oo loogu Ducaynayo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Ilahay u Naxariistee, Taariikhdu Tahay 04/11/2012 Maalinta Axada Sacada: 3-11pm GOOBTA :Selby Centre .Selby Road London N17 8JL Wixii Faahfahin ah kala soo Xidhiidh…

                                Read More