Mucaaridaw wax toosi ee ha noqon mid wax dumiya
Waxay Somaliland u qaadatay nadaamka Demuqraadiga ee xisbiyada badan in ay xisbiyada mucaaridku dawlada ka toosiyan wixii qaloocan. Dalkeenu imika wuxu ahaa Demuqraadi in aad u fura badan. Inkastoo uu ku amaanan yahay dadkiisu isu tanasalbadan ay sameeyen markii u khilaaf siyaseedood soo kala dhex galay beryihi hore. Run ahaantiina shacbigu arrintasi iyada ah aad…
