SAMO-TALIS: Tartankii Guddoomiyenimada Guurtida iyo Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 6aad
Xubnihii la socday wefdigii booqashada ku gaadhay Ingiriisku waxa ay ku soo laabteen dalka, marka laga reebo Sheekh Ibraahin Sheekh Yuusuf, Guddoomiyihii Golaha Guurtida oo xaalad caafimaad ugu hadhay Ingiriiska, kuna jiray cusbitaal ku yaalla caasimadda Landhan si loogu daaweeyo, looguna baxnaaniyo xanuunka la darsay. Sheekh Ibraahin waxa uu dhakhtarkaas ku jiray muddo illaa 2…
