Dhakhaatiirta aan xadka laheyn oo ka horyimi qorshe Kiinya ay Soomaalida dalkooda ugu celineyso
Nairobi Oct 02,2012(SDN)-Hay’ada dhakhaatiirta aan xuduuda laheyn ayaa cadeeyay in qorshe ay dawlada Kiinya dooneyso in ay Qoxootiga Soomaalida ah ee dalkooda ku sugan ugu celineyso Soomaaliya. Hay’ada ayaa qabta in Soomaaliya aaney weli ka jirin xasilooni la isku haleyn karo oo lagu gaarsiin karo gargaarka qaxootigani u baahan doonaan. “Qabsashadii Kismaayo ka dib dawlada…
