Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay raiisul wasaare

    Muqdisho Oct 06,2012(SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Md Xasan Sheekh ayaa maanta xafalad uu Muqdisho ku qabtay waxa uu ku magacaabay shakhsiga qaban doona xilka raiisul wasaarenimada Soomaaliya. Mudane Cabdi Faarax Shirdoon oo Saacid looyaqaano ayaa xilka Raiisul wasaarenimada loo magaacaabay maanta. Madaxweynaha iyo guddoomiyaha Baarlamaanka oo labaduba goobta hadalo ka yiri ayaa u rajeeyay raaiisul wasaare…

    Read More

      Maayar Jiciir oo Wareegtadii Madaxweyne Siilaanyo ka soosaaray Dhulka Xisbiga ku tilmaamay mid baal marsan Nidaamka Dawladnimo

      Hargaysa 06, October 2012 (SDN)- Maayarka caasimadda Hargaysa  Md. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa sheegay inuu la yaabay markii uu arkay war-saxaafadeedkii madaxweyne Axmed Siilaanyo uu ku joojiyay hawshii ay ka wadeen suuqa Gobonimo, waxaanu xusay inuu qoraalkaasi ka dheeraa hanaanka dawladnimo. Maayar Jaciir waxa uu sheegay inay joojiyeen dhisamayaashaas ay ka wadeen xarunta xisbiga, balse…

      Read More

        Hargeysa: Shir ay laba sannadood ka dib xukuumaddu ku qiimaynayso waxyaabihii u qabsoomay iyo barnaamijyada qabyoobay oo ka furmay Madaxtooyada

        Hargeysa 06, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta furay kulamo ay yeelanayaan golaha Wasiiradu. Kulankan oo ka furmay xarunta Madaxtooyada, waxa uu socon doonaa muddo saddex maalmood ah, waxaana lagu qiimaynayaa waxyaabihii xukuumadda u qabsoomay, waxyaabaha aan fulin iyo ku talogalka qorshahooda 2013. Shirka oo ah kii u horeeyay noociisa…

        Read More

          Gollaha Wakilada oo loo gudbiyay xildhibaano bedelaya qaar dhawaan gollahaa laga saaray

          Hargeysa Oct 06,2012(SDN)-Gollaha Wakiilada ee Somaliland ayaa maanta laga hor shaaciyay afar xildhibaan oo bedeli doon qaar dhawaan gollaahsi laga eryay ka dib kolkii ay kalfadhiyadii ka soo xaadiri waayeen. Xildhibaanada afarta ah ayaa waxa magacooda soo guddbiyay Guddida Doorashooyinka Somaliland. Xildhibaanada cusub ee meteli doona sadaxda xisbi qaran ayaa magacyadoodu kala yihiin; 1.C/raxman Maxmed…

          Read More

            Hoosgeynta Madaxtooyada ee Hay’ada Wadooyinka iyo Xeerka Baanka Islamiga oo ahaa Ujeeda dhabta ah ee uu Madaxweyne Siilaanyo mar u soo wada saaray dhawrka wareegto saqda dhexe

            London Oct 06,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa xalay mar qura ooda ka soo rogay dhawr wareegto oo caad looga dhigay laba wareegto oo ahaa sababta dhabta ah ee madaxweynuhu ka lahaa isku shaandheyntan aan nooceeda hore loogu arag nidaamka dawliga ah. Waa ay dhacdaa in hay’adaha dawliga loo kala bedelo wasaaradaha ay hoos tagaan,balse…

            Read More

              American jihadist struggles inside Somali militia

              MARKA, Somalia — People here simply called him “the American.” For the past three years, he lived in this bucolic oceanside town with three wives and five children in a modest residence down a narrow pathway. Known in Arabic as Abu Mansoor al- Amriki, he had come a long way, psychologically as well as physically,…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh oo berito lagu wado in uu raiisul wasaare magacaabo iyo shakhsiga ugu hadalheynta badan

                Muqdisho Oct 06,2012(SDN)-Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Md Xasan Sheekh oo ay maalmo uga harsan yihiin xiligii lagu waday in uu soo magacaabo raiisul wasaare cusub ayaa haatan xushay ruuxa uu xilkaa u magacaabayo. Madaxweynaha ayaa waxa uu ruuxan cusub ka soo xushay tiro siyaasiyiin iyo aqoon yahan isugu jira oo buux dhaafiyay aqalka madaxtooyada mudadii…

                Read More

                Tartankii kubada cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee koonfurta iyo waqooyiga Gaalkacyo oo soo gaaray kulankiisii kama danbaystaa (Final)(DAAWO SAWIRADA)

                Gaalkacyo Oct 05,2012(SDN)-Waxaa kulankiisii ugu danbeeyay ee Finalka soo gaaray tartankii kubada cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee koonfurta iyo waqooyiga magaalada Gaalkacyo kaasoo soo biloowday 13kii bishii hore ee September ayna ka soo qayb galeen siddeed kooxood oo ka kala socday laba dhinac. Tartankan ay isku arkayeen dhalinta da’doodu ay ka hoosayso…

                Read More

                  Gudigii Ra’iisul W. Gaas U Magacaabay Masiibooyinkii Ka Dhacay Baladweyn Oo Maanta Shir Muhiim Ah La Yeeshay Hay’adaha Samafalka

                  Muqdisho, 05, Oct, 2012(SDN)-Waxaa maanta shir isugu yimid Gudigii  wasiiro ah oo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali u magaacabay kasoo talo bixinta iyo isku duba ridka gar-gaarka la gaarsiinayo dadka ku waxyeeloobay fatahaaddii ka dhacday magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, wuxuuna Gudigu maanta kulan la qaatay in ka badan 20 Hay’adood  oo…

                  Read More

                  10-ka-Xiddig Kubadda Cagta Aduunka u Caansan oo Cayil La Dalaa Dhacaya.(SAWIRO)

                   World News Sports-Ottawa-Oct-5-2012-qurbejoognews.com. Akhyaartay qormadeena ciyaaraha iyo todobaadkan waxaynu ku turxameyneynaa 10-xiddig kubadda cagta ee aduunka u caansan oo la dalaa dhacaya cayil iyo buurnaan ayna ka soo waaqsan karin haddii aynan iska shaqeyn marka hore aynu soo qaadano magacyadooda. 1-RONALDO-2-MARADONA-3-WILLI,FATTY,FOULKE-4-NEIL RUDOCK-5-PAUL GASCOIGNE-6-NAVILLE SOUTHALL-7-BENNI MCCARTHY-8-ADRIANO-9-MIDDO-10-iyo MARK BOSNICH. Haddaba saaxiibayaal shaki kuma jiro ciyaaryahanada aduukuan ilaahay…

                  Read More

                    Somali, Kenyan Forces Kill Five in Kismayo

                    Kismayo — Somalia’s National Army (SNA) together with Kenyan forces which are part of African Union mission in Somalia (AMISOM) have killed on Thursday at least five people in the southern port city of Kismayo, reports said. Eyewitnesses said the allied forces launched Thursday a search and door-to-door security operations in the city, searching Al…

                    Read More

                      Duqa magaalo ku taal Mareykanka oo laga dalbaday in uu is casilo ka dib kolkii uu Soomaali magaaladaa ku nool u sheegay in ay dhaqankooda ilbaabka uga yimaadaan

                      Lewiston Oct 05,2012(SDN)-Duqa magaalada Lewiston ee dalka Mareykanka ayaa Soomaalida magaalada ku nool saxaafada u mariyay hadalo ka dhana dhaqankooda oo ka careysiiyay Soomaalida iyo dadka kale ee magaaladaa ku nool. “Soomaalidu waa in ay dhaqankeeda uga soo tagtaa ilbaabka ayna qaadataa dhaqankeena”ayaa ka mid ahaa hadalada Duqa magaalada Lewiston ee gobolka Maine ee dalka…

                      Read More

                        Maxkamadii Mareykanka ee dhegeysanaysay dacwad la xiriirta cida Soomaaliya geysay Dhalin Shabaabka ku biirtay oo markhaatiyo dhegeysatay

                        Minneapolis Oct 05,2012(SDN)-Maxkamad ka socota magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka oo dhegeysaneysay Dacwad lagu soo oogay nin loo heysto in uu lacag siiyay mid ama laba ka mida 20kii dhalinyaro ee magaaladaa ka tegay ee Shabaabka ku biiray. Maxamuud Siciid Cumar ayaa waxa ku markhaati furay mid ka mida ilaa todobo ruux oo qirtay in…

                        Read More

                          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dhaqan geliyay xeerka Baananka Islamka,sadex waaxoodna wasaarado u kala bedelay

                          Hargeysa Oct 04,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa soo saaray wareegto uu ku dhaqan gelinayo xeerka Baananka ee ay gollaha wakiiladu ansixiyeen,wareegtadu waxa ay u qorneyd sidan;”Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo adeegsanaya awoodihiisa dastuuriga ah waxa uu soo saaray Xeer Madaxwyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-1364/102012, oo uu ku Dhaqan-geliyey Xeerka…

                          Read More

                            Xildhibaanka Deegaanka Campbell Park ee magaalada Milton Keynes mudane Adan Jama Kahin oo umadda ka tacsiyadeeyay geeridii Abwaan Gariye

                            In lilaahi wa ina ilaahi raajicun Waxan halkan tacsi tiiraanya leh uga diraya dhamaan umdda uu ka baxay marxuum Abwaan Mohamed Hashi Dhamac oo ku geeriooday dhawaan dalka Norway.  Waxan Abwaan iyo professorka ilaahay uga baryaya inuu janadii fardusa ilaahay ka waraabiyo, dhamaan eheladi iyo dadka ku dhaqan gayiga Somaliyana ilahay samir iyo iiman ha…

                            Read More

                              Ogeysiis:Mo Farah oo xaflad ballaadhan loogu qabanayo London

                              Qurbajoogga reer Somaliland ee dalka Ingiriiska ayaa  qabanaya xaflad ballaadhan oo loogu dabaal degayo guulihii Mo Farah uu ka soo hooyey Ciyaarihii Olympic-kada. Xafladdan waxaa ka soo qayb gelidoona Mo Farah, Ehelkiisa, Madax badan oo ka socota dawladda Ingiriiska , Saaxiibada Somaliland , Xubno ka mida Xukuumadda Somaliland , Saxaafadda dalkan , Bulshada reer Somaliland…

                              Read More