Ra’iisul Wasaare Gaas oo Gudi Wasiiro Ah u Magaacabay Wax ka Qabashada Masiibadii Ka Dhacday Magaalada Baladweyn
Muqdisho, 04, Oct, 2012) Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin sidii wax looga qaban lahaa masiibada ka dhacaday magaalada Baladweyn, iyo Hambalyo loo diray Ciidanka Qaranka iyo kuwa Amisom. Ugu horayntii Goluhu…
