Madaxwaynaha Somaliya oo u hambelyey shacabka Somaliland guusha ay ku dhamatay Dorashada Deeganka
Adis Ababa Nov29/12 (SDN) Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee maanta Somaliland ka qabsoomay. Waxaanu tilmaamay inuu rajaynayo inay cadaalad ku dhammaato. Madaxweynaha dalka Somalia waxa uu sheegay inuu rajaynayo inay doorashooyinka Goleyaasha deegaanka Somaliland ee markii labaad qabsoomayaa ay sii xoojiso nidaamka dimuqraadiyadeed ee ka jira isla markaana…
