Somalia’s “Iron Lady” faces tough foreign policy challenges

    MOGADISHU, Abdurrahman Warsameh (IPS) – As little-known politician Fauzia Yusuf Haji Adan was sworn in as Somalia’s first female foreign minister and deputy prime minister on Monday Nov. 19, the stateswoman who hails from the unrecognised, self-proclaimed republic of Somaliland is tipped to become the country’s “Iron Lady”. This is according to Adan´s political ally Mohamed Daahir…

    Read More

      Hargeysa: Wadaad ay ciidanka Amnigu xabsiga u taxaabeen iyo sababta loo xidhay

      Hargeysa 26, November 2012 (SDN)- Ciidanka amniga ee caasimadda Hargeysa, ayaa xabsiga dhigay Sheekh Maxamuud Cabdillaahi Geelle oo horaantii oo dabayaaqadii sannadkii hore ku dhawaaqay urur-diimeedkii Xisbulah. Sida la sheegay waxa uu xadhiga hoggaamiyaha urur-diimeedkaas la mamnuucay ka dambeeyay uu ku tiraabay hadalo ku lid ah doorashada golayaasha deegaanka oo laba maalmood oo keliyi ka…

      Read More

      Laacibka Lionel Messi oo ku dhow inuu jabiyo rikodhka gool dhalinta caalamka

      Barcelona Nov 26,2012(SDN)-Kooxda Barcelona ayaa 4:0 ku dhirbaxadey kooxda Levante, ciyaar maanta dhexmartey oo ka mida Ciyaaraha koobka La Liga ee dalka Spaina. Hadaba laacibka Lionel Messi oo caalamka looga yaaqano mishiinka kubada cagtaa ayaa 2 gool oo goolaasha ka mida qeybtii danbe ee Ciyaarka ku luley shabaga goolka kooxda Levante, waxaaney labadaasi gool noqonayaan…

      Read More

        Somali Politicians Need a Shared Ethical Framework

        Twenty years ago Somalia’s political class (belonging to major armed clans) spoke to each other through a gun barrel. Today they prefer to communicate with each other through the international community. The role the Somalia’s current political class would like the international community to play is not that of an impartial partner but that of…

        Read More

          Are The Somalis Third Rate Citizens?

           Lawyer Mohamed Ibrahim said he felt “like a third rate citizen” following the announcement and implementation in November 1989 of an obviously illegal nationwide operation by the Kenyan government to screen the Somali community. This characterisation is apt: this week has been witness to unbridled attacks against the Somali Community sparked by two reprehensible events….

          Read More

            Somaliland Democracy: Relentless Perseverance

            “Democracy is in the blood of Musalmans, who look upon complete equality of manhood [mankind]…[and] believe in fraternity, equality and liberty.”  ― Muhammad Ali Jinnah Democratization process in today’s Somaliland had many sweet and sour experiences. Through these experiences the modern and unique democracy of Somaliland becomes beautiful. But it does not mean that it…

            Read More

              KISMAAYO MAXAA KA YAAL? (Qormo)

              Talaabada aan qaadayno Midkii turun tureeey maagan Tumaatida ku dhici doonta Taasina is waydiin leh! Ninka tuhunsan Soomaali baa tamar yarooow Inta aad dhib wayn taransan Aan talo ku siinee WARHOOY Timir laf baa ku jirta* Inkasta oo dadka Aduunyada ku nooli ay yihiin ood-wadaag isku baahan oo aan midkoodna midka kale uga maarmeyn hagaajinta…

              Read More

                SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran

                Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.” Ku soo dhawaada qaybta…

                Read More

                Man United oo 3-1 Ku Khaarijisey QPR

                Old  Trafford-Nov-25-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu galabta ku eegeynaa ciyaar  aad u xiisa badneyd kana tirsanaeyd horyaalka ka socda carigaa Ingiriiska( Premier League) dhexmarteyna Man united iyo Queens Park  Rangers. Runtii ciyaartan oo aad iyo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne aad u badan oo garoonka soo buuxiyey iyo dabcaan waxaana halkaa…

                Read More

                  Beesha Qardho oo bayaan ka soo saaray Rasaastii shalay ciidamada Puntland ku rideen Shacabka

                  Qardho Nov 25,2012(SDN)-Beesha degaanka Qardho ee Puntland ayaa soo saaray qoraal ay ku muujinayaan dareenkooda ku wejahan dhacdo shalay ciidamada Madaxtooyada Puntland ay ku rasaaseeyeen dad shacaba oo isu soo bax dhigayay,qoraalakan oo nuqul ka mid ihi uu na soo gaaray ayaa u qoraa sidatan; Bismillahi Raxmaani Raxiim Warsaxaafadeed: Guddiga Beesha Cismaan Maxamuud Taariikh: 24…

                  Read More

                    Guddoomiyaha Ku Meelgaadhka ah ee KULMIYE oo Weedho Iska Dhaadhicin ah Ku Difaacay Madaxweyne Siilaanyo

                    Hargeysa Nov 25,2012 (SDN/Hubaal)- Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ay xaq u leeyihiin inay ka qeyb galaan ololaha doorashadda deegaanka. Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu tilmaamay in Madaxweynaha iyo Ku xigeenku ay ka soo baxeen…

                    Read More

                      Sicirka Musharraxiinta oo Sare uga Kacay Sayladda Gabiley

                      Gebiley Nov 25,2012(SDN)-Xukuumadda Somaliland ee uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed-Siilaanyo ayaa Markay Libidhay Rajada Xisbigeedu ka qabo Codadka musharraxiinta u tartamaya doorashada deegaanka, waxa ay  gobollada dalka ka furatay Saylad cusub oo lagu iibsanayo Musharraxiinta Xero-weydaarka yaqaan ee xisbiyadda iyo ururrada siyaasadda uga tartamaya gobollada iyo degmooyinka dalka. Sayladan oo xaami noqotay Maalmihii u…

                      Read More

                        Agabkii Doorashada oo Loo Ambo-bixiyey Gobollada iyo Degmooyinka Dalka

                        Hargeysa Nov 25,2012(SDN/Hubaal)- Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Maxamed Axmed Xirsi Geelle ayaa shalay shaaca ka qaaday inay bilaabeen ambo bixinta agabkii doorashada si loo gaadhsiiyo Goobaha Codbixinta ee Gobolada iyo Degmooyinka dalka. Afhayeenka Komishanku waxa uu cadeeyay inaanay jirin wax Gudidooda qabyo ka ah isla markaana ay wax waliba ugu socdaan sidii loogu talo galay….

                        Read More

                          Muslims’ love for King Abdullah

                          CUSTODIAN of the Two Holy Mosques King Abdullah was admitted to a hospital and had a successful back surgery last week. A deluge of congratulatory messages poured in from across the world after the king’s successful surgery. It also spurred the social media activities. The well-wishers belonged to different sections of the society and were…

                          Read More

                            Hees Cusub oo loo soo sameeyay ururka Xaqsoor soo saaristii qurbojoog.com waxayna soo baxday caawa 25/11/2012

                            london Nov25/12 (SDN)Waxa caawa la soo gaaarsiyey xafiiska somalidiasporanews.com/qurbojoog.com ee london Hees Cusub oo loo soo saray ururka  Xaqsoor,waana soo saaristii somalidiasporanews.com/qurbojoog.com waxayna soo baxday caawa 25/11/2012  markaa dhamaan tageraysha ururka xaqsoor ee bari ay  u danbayso tartanka waxay ka bogaan karaan heestaa webka somalidiasporanews.com/qurbojoog.com dhagaysi wacan. HALKAN GUJII OO KA BOGO HEESTA XAQSOOR  …

                            Read More