The State Of The Union In Jibouti

    In December 16th Instant, 2012. The so called president of Somaliland held a press – conference to prove his political – muscle – stiff to IGAD and the International Community. He has read an elegant historical speech during his discussion of the Reunion with Somalia. He has broadcasted a very long touchy, over – sensitive…

    Read More

      Hargeysa: Aas qaran oo loo sameeyay guddoomiyihii hore ee dhidibada u taagay Baanka Dhexe ee Somaliland

      Hargeysa 20, December 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) oo ay weheliyaan Shirgudoonada goleyaasha Baarlamaanka, madaxda Xisbiyada, ururada Siyaasada iyo dadweyne kale ayaa maanta ka qaybgalay aas balaadhan oo loo sameeyay Allaah ha u naxariistee Marxuun Cabdiraxmaan Ducaale Muxumed oo ahaa guddoomiyihii hore ee Baanka Dhexe ee Somaliland oo lagu aasay Xabaalaha Naasa-hablood…

      Read More

        Wasiirka Maaliyada East-mole oo Mudisho soo gaartay lana kulanta madaxda dowladda

        Muqdisho Dec 20 2012 (SDN)— Wasiirka Maaliyada dalka East-mole ayaa maanta soo gaartay Magaalada Muqdisho,iyadoona kulamo la qaadatay mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya. Markii aya ka soo dagatay garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan iyo xubno kale oo ka socday wasaaradiisa. Soo dhaweynta kaddib ayaa waxaa…

        Read More

          Munaasabad lagu xusyay 69-sano guuradii ka soo wareegatay Aasaska Ciidanka booliska oo Muqdisho ka dhacday

          Muqdisho Dec 20 2012(DN) Munaasabad lagu xusayay 69-sano guuradii ka soo wareegatay Aasaska Ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho. Xaflad si weyn loo soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qeyb galay madaxda dowladda Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda ciidamada booliiska aya waxa ay ka dhacday dugsiga tababarka…

          Read More

          Isku Aadka tartanka Uefa Champions League wareega 16-ka oo la soo saaray

          Nyon Dec 20 2012 (SDN)–Isku aadka wareega 16ka Uefa Champions League ayaa la sameeyey iyadoo uu ka dhacay magaalada Nyon, ee dalka Switzerland maanta oo Khamiis ah. Kooxda heysata horyaalka Primera Division Real Madrid ayaa wajihi doonta kooxda Ingiriiska ah ee Manchester Uniyed, Cristiano Ronaldo ayaana kusoo laaban doona garoonkii uu ku barbaaray ee Old…

          Read More

            Golaha deegaanka Berbera oo doortey maayir cusub kana soo jeeda Xisbiga Ucid Md, Cabdishakuur Maxamuud Xasan (CIDDIIN)

            Berbera Dec20/12 (SDN) Golaha dhawaan la soo doortey ee deegaanka Berbera ayaa doortey maayir iyo ku xigeen cusub, kadib markii mudadii xilka ay ka dhamaatay golihii hore. Fadhigan maanta ee golaha deegaanka Berbera ayaa ka qabsoomay xarunta golaha deegaanka ee magaalada Berbera, waxana shir gudoominayay badhisaabka gobolka Saaxil md Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax). Maayirkii xilku ka…

            Read More

            Raheem Sterling oo ogolaaday in uu qalinka ku duugu hesiis cusub oo uu kooxdiisa Liverpool kula sii joogayo

            Liverpool Dec 20 20120 (SDN)— Xidiga da’yar ee Raheem Sterling una ciyaara kooxda Liverpool ee ka dhisan horyaalka Ingiriiska ayaa waxa uu ogolaady in uu heshiis cusub oo 5-sano ah uu u saxiixo kooxdiisa. 18-sano jirkan ayaa lafilayaa in uu qalnka duldhigo 5-sano oo heshiis kaasi oo ka soo hormari doona Ciida Kirismiska. Sterling ayaa…

            Read More

              Dadka reer Koofur Kuuriya oo haweynay Madaxweyne u doortay Marii ugu horeysay

              Seoul Dec 20 2012 (SDN)– Haweyneydii ugu horeysay Taariikha ayaa ku guuleytay in ay noqto Madaxweynaha dalka Koofur Kuuriya kaddib doorashooyin kadhacay dalkaasi. Park Geun-hye ayaa loo doortay in ay noqoto Madaxweynaha Rasmiga ah ee dalka Kuuriyada Koofureed waxaana looga fadhiyaa in ay wax ka qabto dhibaatooyin dhaqaalo xumi ee ka jira dalkaasi. Haweynedan la…

              Read More

                Kenya: Somali Refugees Are the Target of a Roundup

                The Kenyan government posted a notice in newspapers on Tuesday asking all Somali refugees in the country to report to camps along the Kenya–Somalia border. “The government of Kenya has decided to stop reception, registration and close down all registration centers in the urban areas,” the notice said. Kenyan security forces have blamed ethnic Somalis…

                Read More

                  Guddida Ururka SSUK oo hambalyeeyay Xildhibaanada Gobolada Sool iyo Awdal

                  London Dec 20,2012(SDN)-Gudida Somaliland society UK waxa ay hambalyo iyo taageero buuxda u dirayaan golaha degaanka cusub ee gobalka Awdal degmada boorama iyo gobalka Sool degmada Laascaanood iyo dhamaan degmooyinka kale ee soo buuxiyay shuruudihii doorashada soona caleemasaaray xubnahii u matali laha golaha deegaanka maayir, maayir ku xigeen iyo xubnahii kalaba. Gudida SSUk oo ku…

                  Read More

                    Dabaylo iyo roobab dabaylo wata oo la sadaaliyay inay ka dhici karaan xeebaha Somaliland iyo Somalia

                    Hargeysa Dec 20,2012(SDN)-Sida lagu baahiyay ilaha warbaahinta ee saadaasha hawada u qaabilsan, waxa la saadaaliyay inay dabaylo iyo roobab ka soo kacaan dhinaca badda maalmaha innagu soo socda ee 20ka bisha Dec, 2012 illaa iyo maalmaha u horreeya ee bisha January ee sanadka cusub 2013 kuwaasoo ay dabayshu kala duwanaan doonto maalmahaas lagu jiro. Maanta…

                    Read More

                      Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Ee Carriga Ingiriiska Oo Si Ba’an U Weeraray Komishanka Iyo Xukuumadda Meel Adagna Iska Taagay In Aanay Ogolaan Doonin Doorshada Dhacday

                      LondonDec20/12(SDN)-Shirweyne ee isugu yimaadeen taageerayaasha urur siyaasadeedka XAQSOOR oo lagu qabtay galbeedka magaalada London maalintii Axadda ee 16ka December ayaa dareemo aad u adag laga muujiyey dilka foosha xun ee lagula kacay dhallinayarada aan waxba galabsan ee mudaharaadka Selmiga ah kaga soo horjeeday musumaasuqa iyo isdaba-marintii badheedhaka iyo xishood la?aanta ahayd ee ay ku kaceen…

                      Read More

                        Khudbaddii Madaxweyne Siilaanyo ee 40 Sanno-guurada Qoraalka Afka Soomaaliga

                        Dharaarnimadii 16/12/2012-ka ayay magaalada Jabuuti soo gaadheen wefti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay ka mid yihiin Marwada Koowaad ee Somaliland ahna Marwada Madaxweynaha Aamina-Weris Sheekh Maxamuud Jirde, Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Maxamed C/Laahi Cumar iyo Wasiirka Waxbarashada Samsam Cabdi Aadan. Maalin ka…

                        Read More