Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan Casho-sharafeed ah ku qaabilay Hoggaamiyeyaasha Saddexda Xisbi ee Somaliland
Hargaysa 28, Dec.2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa waxa uu caawa kulan kula yeeshay guddoomiyeyaasha saddexda xisbi qaran ee shahaadooyinkooda xisbino ee jiritaankooda toban sannadood ee soo socda sida rasmiga ah loo gudoonsiiyay Arbacaddii doraad. Kulankan oo ahaa martiqaad casho-sharaf ah, waxa ka qaybgalay guddoomiyeyaasha saddexda xisbi…
