Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacab-weynaha Somaliland, gudo iyo dibaddaba Hodan Axmed Cabdilahi

    Marwo/Mudane, (KampalaDN)Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacab-weynaha Somaliland, gudo iyo dibaddaba, sida nabad gelyada iyo dimqraadiyadu ku dheehnayd ee doorashooyinkii inoogu soo gebogebaysmeen. Waa maalin kale oo sharaf u soo hoysay qarankeena Somaliland. Tartankii doorasho ee la galay maxsuulkii ka soo baxay waa guul si gaar ah iyo si guudba aynu u wada leenahay….

    Read More

      Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay khasaaraha ka dhashay rabshado xalay iyo maanta ka dhacay qaybo ka mid ah Hargeysa

      Hargeysa 7, December 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay khasaaraha ka dhashay rabshado xalay iyo maanta qaybo ka mid ah magaalada ku dhexmaray ciidanka amniga iyo koox cadhaysan oo ah taageerayaasha urur-siyaasadeedka Xaqsoor. Shaqaaqadu waxay bilaabantay waxyar uun ka dib markii ay Komishanka Doorashooyinku abaaro 7:00 shaaciyeen natiijada doorashada ee golaha Deegaanka Hargeysa iyo…

      Read More

        Hargeysa oo maanta mar kale rabshado ay ka socdaan

        Hargeysa Dec 07,2012(SDN)-Waxa maanta mar kale wadooyinka caasimada Jamhuuriyada Somaliland lagu arkayay dadweyne fara badan oo isugu soo baxay si ay maalintii labaad u muujiyaan caro ay ka qabaan natiijadii dooroshooyinkii Gollaha degaanka. Degmedda Axmed Dhagax oo ay si weyn ugu badan yihiin taageereyaasha urur siyaasadeedka Xaqsoor ayaa lagu arkayay dad iyo Booliis is wejahaya….

        Read More

          Midowga Yurub oo sheegay inay samayn doonaan qorshe cusub oo ay ku wajahaan burcadbadeeda Soomaaliya

          Brussels Dec 07, 2012 (SDN)— Saraakiisha Midowga Yurub ee jooga xeebaha Soomaaliya kuwaasi oo u jooga la dagaalanka Burcad badeeda Soomaalida ayaa warbaxin ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in qatarta burcad badeeda Soomaalida sanadkaan ay hoos u dhaceen. Midowga Yurub ayaa sheegay in sanadkaan cusub ay damacsan yihiin in ay sameeyeen waji cusub…

          Read More

            Madaxweynaha Masar oo dhaleeceeyay Dibed baxayaasha ka soo horjeeda

            Qahira Dec 07,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Morsi ayaa ku dhaleeceeyay dibed baxayaal rabshado rabshado wata ka hor sameeyay madaxtooyada dalkaasi. Maxamed Morsi oo warbaahinta kala hadlay shacabka Masar ayaa u hanjabay dad uu ugu yeeray rabshad wadayaal. “Ma dhici doonto in taageereyaashii xukuumadii hore ay dil iyo caga jugleyn awooda dib ugu maroorsadaan”ayuu yiri madaxweynuhu….

            Read More

              Natiijadii Doorashooyinka Gollaha Degaanka Hargeysa oo kala kexeyay xulafadii Kulmiye

              Hargeysa Dec07,2012(SDN)-Natiijadii Doorashooyinka gollaha degaanka ee magaalada Hargeysa ee shalay lagu dhawaaqay ayaa dhaliyay gadood baahsan oo ka biloowday xaafada Axmed Dhagax. Isu soobaxyadii shalay ka dhacay Hargeysa ayaa waxa ku dhintay 4 ruux dhawaacna waa jiraa. Khasaaraha kale ee ka dhashay natiijada doorashooyinkii golleyaasha degaanka Somaliland ee lagu kala reebayay xisbiyada iyo ururada ayaa…

              Read More

                Magaalada Kismaayo oo Dhuxushu Dad iyo Duunyoba ka badatay

                Kismaayo Dec 07,2012(SDN)-Magaalada Kismaayo ayaa waxa wadooyinkeeda buuxdhaafiyay jawaano dhuxul ah oo ganacsato ugu talo gashay in ay dhoofiso balse dawlada iyo beesha caalamku mamnuucday. Kolka aad magaalada ka soo gasho dhanka Konfurta waxaad wadada labadeeda dhanba ku arkeysaa ilaa afar million oo jawaan oo dhuxul ah oo daadsan. Dhuxusha daadsan wadooyinka Kismaayo ayaa lagu…

                Read More

                  Uzbekistan’s corruption index: it is worse only in Afghanistan, Somali…

                  Transparency International has published a corruption perceptions index for 2012 in which Uzbekistan ranked 170th among 174 countries, which is only better than Myanmar, Afghanistan, North Korea and Somali. The global anti-corruption watchdog Transparency International ranked Uzbekistan and Turkmenistan, two of the CIS countries, among the world’s most corrupt countries. They were placed in the…

                  Read More

                    Millions of Charcoal Sacks Clutter Somali Town

                    KISMAYO — In the Somali port of Kismayo, local residents and business community leaders are calling on the United Nations Security Council to lift a ban on charcoal export so they can clear out several million sacks lying on the road between the new Kismayo International airport and the city center. The U.N. monitoring group…

                    Read More

                      Golaha Wasiiradda Oo Soo Saaray Go’aan Lagu Mamnuucayo Ka Ganacsiga Qalabka Ciidamadda

                      Muqdisho, 06, Dec, 2012) Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Ganacsiga iyo adkaynta Amniga. Ugu horayntii Ra’iisul wasaaraha ayaa ka warbixiyey booqashadii uu shalay ku tagay cirifyada magaalada Muqdisho isagoona…

                      Read More

                        liiska xildhibaanada ku guulaystay golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa Beelaha ay ka soo Jedaan .

                        HargeysaDec 7/12  (SDN) Akhristayaal sidaanu idiinku ballan qaadnay waxaanu idiin soo gudbinayna liiska xildhibaanada ku guulaystay golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa Beelaha ay ka soo Jedaan. KULMIYE 1.Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474 (Sacad Muuse /Reer Samtar) 2. C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455 (Sacad Muuse /Reer Gadiid) 3.Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151 (Sacad Muuse /Reer…

                        Read More

                          Gudoomiyaha URURKA ISKU XIDHKA BULSHADA SOMALILAND IYO LADAGAALANKA QABYAALADDA ee AUSTRALIA Somaliland Anti-Tribalism Organization (S A T O) In Australia

                          Gudoomiyaha     URURKA ISKU XIDHKA BULSHADA SOMALILAND IYO LADAGAALANKA QABYAALADDA ee AUSTRALIA Somaliland   Anti-Tribalism  Organization  (S A T O) In  Australia Mr:Mubarak C  OOMAAR Waxaan halkan salaan qaali ah iga mudan igana gudooma leeyay,Hambalyana aan u dirayaa meel walba oo ay joogaanba Dhamaan bulshada iyo Badwaynaha reer SOMALILAND In mudo bil laga joogo maannta oo…

                          Read More