Burco: Sidee xisbiyada/ururada siyaasaddu u kala heleen kuraasta Deegaanka, yaase ku hungoobay inuu wax ka helo? Halkan ka akhri magacyada xildhibaanada

    Burco 05, December 2012 (SDN)- Wakiilada heer degmo ee Komishanka Doorashooyinka u qaabilsan magaalada Burco, ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada iyo siday xisbiyada iyo ururada siyaasaddu u kala heleen 21 xubnood ee golaha deegaanka degmadaasi ka kooban yahay, ka dib doorashadii Arbacaddii todobaadkii hore ka dhacday Somaliland. Siday shaaciyeen, degmada Burco waxa laga dhiibtay codad…

    Read More

      Ruushka oo ka soo horjeesta in uu meelaha qaar kula dagaalamo burcad badeeda Soomaalida

      Moscow Dec 05, 2012 (SDN)— Sida laga soo xiganayo saraakiisha maraakiibta dowlada Ruushka ee ku sugan xeebaha Soomaaliya dowlada Raashka ayaa ka soo horjeesatay inay maraakiibteeda kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ay kala dagaalamaan badweynta Hindiya. Sidoo kale wadanka Ruushka ayaa shaaca ka qaaday inuu wado qorshe uu doonayo inuu ku badalo xarunta ciidamada la dagaalanka…

      Read More

        Kenya oo baqdin ka qabta weeraro Al Shabaab ee dalkeeda ka geystaan xilliga doorashada

        Nairobi Dec 05, 2012 (SDN)— Saraakiisha ciidamada dowlada Kenya ayaa ugu baaqay laamaha amaanka iyo dadka shacabka ee ku dhaqan dalkaasi Kenya inya ka qeyb qaataan sugida amaanka ee dalkaasi. Mathew Iteera oo ah sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska Kenyaayaa sheegay in loo baahan inadkeeyo amaanka goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka sanadkaa. Waxa uu shegay…

        Read More

          AMISOM oo wacad ku martay in ay xaqiijineyso Ammaanka inta u dhaxeysa Marka iyo Muqdisho

          Muqdisho Dec 05, 2012 (SDN)— Ciidamada midawga afrika ee Somalia hawgalka kawada ayaa wacad ku maray in ay qaadi doonan qorshayaal lagu xoojinaayo amaanka konfurta wadanka Somalia gaar ahaan wadada weyn ee isku xirta magaalada caasimada muqdisho iyo konfurta wadanka kadib markii ay halkasi ay ka dhaceen isku day lagu doonayay  in lagu qaarijiyo wasiirka…

          Read More

            Isugaynta Kuraasta 16 Degmo oo ay kala heleen Xisbiyada/ururada u tartamaya Doorashada Deegaanka Kulmiye iyo Wadani iyo Ucid oo u horeya

            Berbera Dec4/12 -16 degmo oo ka mid ah 19 degmo oo doorashada Deegaanka Somaliland ka dhacday, ayaa waxa aqlabiyaddooda ku guulaystay xisbul-xaakimka Kulmiye oo 12 hoggaaminaya 12 degmo, halka kaalinta labaad uu ku jiro urur-siyaasadeedka Wadani, balse aan weli si cad loogu kala bixin kaalinta saddexaad oo ay tirooyin aad isugu dhaw dhaw ay isu…

            Read More

              Hargeysa: Komishanka Doorashooyinka oo ka hadlay habka ay ururada iyo xisbiyadu u mari karaan cabashooyinka doorashada ee ay qabaan

              Hargeysa 4, December 2012 (SDN)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa ka hadlay sifaha ay tahay in ururada/xisbiyada siyaasaddu u maraan wixii cabashooyin ah ee la xidhiidha doorashadii Deegaanka ee qabsoontay Arbacaddii aynu soo dhaafnay. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Eng. Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed (Ciise-Xamari) oo warbaahinta kula hadlay xaruntooda Hargeysa, waxa uu sheegay in doorashadii 28 November…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo u Ambabaxay dalka Turkiga

                Muqdisho Dec 04, 2012 (SDN)— Madaxweyne  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu maanta  ka ambabaxay garoonka diyaarahada  ee Aadan Cade Air-port  ee magaalada Muqdisho ,isagoona la sheegay inuu ku sii jeedo dalka Turkiga oo booqasho rasmi ah uu ka helay wadankaasi. Madaxweynaha ayaa waxa uu  casuumaad uu ka helay dhiggiisa Turkiga Abdulla Gül, waxaana safarkiisa…

                Read More

                  Qaramada Midoobay oo ku eedeeyay Al Shabaab in ay Taageeraan Falaaga Mali

                  New York  Dec 04, 2012 (SDN)— Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki moon ayaa sheegay in dagaalyanahada Al-Qaa’idada dalka Mali ay caawinaad ka helaan shabaabka ka dagaalama Soomaaliya. Banki moon ayaa waxa uu cadeeyay in Al-Qaa’idada ka dagaalanto dalka Maali ay yihiin kuwo muddooyinkii ugu danbeeyay soo jiidanayay indhaha beesha caalamka waxa uuna intaasi ku…

                  Read More