Maxkamada Gobolka Sool oo Xukuno dil,Xadhig,iyo Xoriyad u soo celin ah Maanta soo saartay

    Hargaysa 13,Jan.2013.(SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamud Cumar ayaa ku dhawaaqay inay soo gabo gabeeyeen Sadex Kiis oo oo Maxkamadu ka garnaqaysay isla markaana shaaciyay inay Maxkamadu dil ku xukuntay Shan qof oo ku eedaysnaa falal qaraxyo iyo Shirqoolo laga fuliyay Magaalada Laascaanood ,halka ay Maxkamadu afar kalena ku riday Xukuno u dhexeeya…

    Read More

      Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland oo soo gabo gabeeyay Tababar lagu daah furayay Ogaanshaha Heerka Ganacsiga iyo Nolosha Qoysaska

      Hargaysa 13,01,2013(SDN) Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Mudane Sacad Cali Shire ayaa soo gabo gabeeyay tababar sadex cisho u socday Ardayda Jaamacadaha iyo hawl wadeeno ka tirsan Wasaarada Qorshaynta Qaranka ,Kaas oo uu ku soo xidhay  Caasimada Hargaysa. Tababarkan ayaa xidhiidh la leh tababaro lagu daah furayo sidii loo ogaan lahaa heerka Ganacsiga iyo nolosha Guud…

      Read More

        Kolonyo gaadiid ah oo qarax Askari ku dhimatay lagu la eegtay gobolka Waziristan ee dalkaPakistan

        Waziristan Jan 13 2013 (SDN)- Qarax ka dhashay bom la dhigay wadada dhinaceeda ayaa waxaa ku geeriyooday 14-askari halka 20-kalana ay uu dhawaacmeen, kaasi oo ka dhacay gobolka ay qabaa’ilku ka taliyaan ee Waqooyiga Waziristan, sida laga soo xigtay saraakiisha Amaanka.  Hal gaari ayaa gabi ahaan burburay kaasi oo qaraxu uu ku haleelay goob ay…

        Read More

          Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka Somaliland oo daboolka ka qaaday in Cudurka Jadeecada lagu arkay Gobolka Maroodi jeex

          Hargaysa 13.Jan.2013.(SDN) Wasiir ku xigaynka Wasaarada Caafimadka Somaliland Marwa Nimco Xuseen Qowdhan ayaa Maanta shaacisay in gobolka Maroodi jeex uu ka dilaacday Cudurka Jadeecada. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland oo shir jaraa’id ku qabatay xafiiskeeda waxa ay tilmaantay in Wasaarad ahaan ay u hawl galayaan sidii aanu xanuunkani ugu soo faafi lahayn dalka…

          Read More

            Cadho Yaynaan Ku Kala Daadin Somaliland AMA Qaranimadeenaba

            Somaliland Concern Group Waxay Canbaaraysaa oo aad uga soo hor jeedaa kooxda Sheegtay In Ay Maxkamad La Beegsan Doonaan Madexweyne Siilaanyo Doorashadii Somaliland waxay lahayd xanif badan waxayna reebtay utumo badan oo shacabka reer Somaliland gabi ahaanba ay galisay shaki ka dhashay najiitadii doorashada, waxaana koox badan oo la filayay inay soo baxaan iska dhex…

            Read More

              Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo u duulay dalka Maraykanka (Warsaxaafadeed)

              Muqdissho Jan 13,2013 (SDN)— Muqdisho, Soomaaliya) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyay ku gaarayo dalka Maraykanka.  Waxaa safarkaan Madaxweynaha ku wehliyo Raisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha dibadda Marwo Fowziyo Yusuf Xaaji Aadan, iyo la taliya-yaasha Madaxweynaha.  Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu kulamo la qaadan doonaa…

              Read More

                Wasiirka Cadaalada ee Somaliland oo Sheegay in da’a yarta Somaliland ay yihiin kuwa ay ku faaftay adeegsiga Qabyaalada

                Hargaysa 13,Jan.2013(SDN) Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta soo gabo gabeeyay barnaamij wacyigalineed oo ay Wadeen kooxda Ciidanka Asluubta ee Samo talis,Kaas oo lagu qabtay hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada. Bandhigan oo ay ujeedada ugu weyni ee laga lahaa ay ku qotontay sidii bulshada looga wacyi-gelin lahaa dhaqanada hooseeya ee…

                Read More

                  Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya oo dhisme cusub ka furtay Airport-ka Muqdisho

                  Muqdisho Jan 13 2013 (SDN)- Waxaa Maanta Xariga laga jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Airporka caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho Aden Ade International kaasi oo lagu tababarayo Shaqaalaha waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Garoonkaasi. Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxa kasoo qeybgalay Maamulka sare Waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha, wasiirka arimaha…

                  Read More

                    Fowsiyo Yuusuf Xaaji: Waan ka xunahay weerarkii Faransiisku ka geystay Buulo Mareer

                    Muqdisho Jan 13 2013 (SDN)- Wasaarada Arimaha Dibadda ee Dalkeena  Soomaaliya ayaa waxaa ay wax laga xumaado ku tilmaamay Weerarkii Ciidamada Komaandooska faransiiska ay ka geysteen gudaha dalkeena Soomaaliya. Wasiirada Wasaarada arimaha Dibadda Fowsiya Xaaji Aadan ayaa waxa ay sheegtay xili ay la hadlaysay Saxaafada in ay tahay mid ay aad uga xun yihiin Weerarkii…

                    Read More

                      Jawaabtii Abwaan Guuleed Xawaashe

                      Sida uu wariyay Abwaanka, macalinka, baraha sare ee proff:Abdillaahi Diiriye Aw Guuleed oo lagu garan ogyahay Carraalle kuna nool dalka Denmark, isla markaana uu aabihii Diiriye Aw Guuleed Warsame Guutaale ka mid ahaa ragii Silsilada ka garnaqay kuwoodii ugu dhex dhexaadsanaa, waxaa jirta inuu Guuleed Xawaashe maanso kale oo rogaal-celis ha ku soo galay Silsilada…

                      Read More

                        EDITORIAL: Rising road accidents: where lies the causes?. By HUBAAL Independent Weekly Issue

                        Once again road accidents have become a common occurrence on our roads and motorways with its accompanying fatalities and casualties. We have lost our parents, brothers, sisters and friends. It is still reported that Somaliland’s road accident record is strangely high among developing countries. This year alone, Somaliland recorded 2,875 motor accidents. According to the…

                        Read More

                          Gaari ay dad rayid ah la socdeen oo rasaas lagu furay Magaalada Diinsoor eegobolka Bay

                          Diinsoor Jan 13 2013 (SDN)– Wararka ka imanaya Gobolka Baay ee Dalkeena Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Saakay rasaas lagu furay Gaari Bl ah oo ay Saarnaayeen dad Shacab ah. Gaarigan ayaa waxa uu Marayay Magaalada Diinsoor waxaana wararku ay tilmaamayaan in uu kusoo jeeday Magaaladda Mogadishu oo ah Caasimadda Soomaaliya. Rasaasta ayay…

                          Read More

                            Howlgallo Aksar lagu eedeeynayo kufsi iyo dhac lagu soo qabtay oo laga sameeyay gobolka Sh/hoose

                            Afgooye Jan 13 2013 (SDN)- Maamulka gobolka Sh/hoose ee dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in ay howlgal lagu soo qab qabtay ku dhawaad 20-Askari ay ciidamada dowladdu ka sameeyeen inta u dhaxeysa degamada Afgooye iyo Marka. Afhayeenka maamulka gobolka Sh/hoose oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay qabteen kooxo Askar…

                            Read More

                              Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Galabta Soo Bandhigay Saddex Nin oo u Dhashay Dalka Siiriya oo Burcad Badeed Sii Daysay(SAWIRO)

                              Moqdisho, 12, jan, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” oo galabta shir saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku soo bandhigay sadex nin oo ay burcad badeed afduub u haysteen in ka badan labo sanadood, sadexda nin ayaa u dhashay dalka Siiriya waxaana la kala yiraahdaa Ridwaad Khaalid Daaha, Mu’ayid Hani…

                              Read More