“Rayaale Iyo Madaxweyne Siilaanyo Waxaan Ku Kala Qiimayn Karaa Dahab Iyo Maar”

    London 13Jan13( SDN) Xoghayaha guud ee xisbiga UCID Md. Axmed-Kayse Aadan Ismaaciil, oo sidoo kale ahaan jiray wasiir xigeenkii arrimaha gudaha ee xukuumadii Daahir Rayaale, ayaa ka  hadlay xaaaladda uu dalku marayo.   Axmed-kayse, oo waraysi gaar ah siiyey Warfaafinta, wuxuu dhaliilo u jeediyay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga KULMIYE. Waraysigaasina wuxuu u dhacay sidan:…

    Read More

      French launch raid to free Somali hostage: Islamists

      French commandos launched an attack overnight in an apparent bid to free a French hostage in southern Somalia, leaving several dead, an Islamist commander and residents said Saturday. “Mujahedeen fighters defeated the so-called commandos of the French government who tried to rescue a hostage, and they (the commandos) left the bodies of several of their…

      Read More

        Xuskii Sanad Guuradii 1aad ee kaa soo wareegtay Asaaskii Ururka Haldoor oo Lagu Qabtay London

        London Jan13(SDN)xuska sanad guradii kowaad ee ka soo wareegtay asaaskii ururka dhalinyarada Haldoor oo lagu qabtay caasimada uk ee london xafladan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan xubnaha ururka haldoor ee uk , furitaankii xaflada aya waxa lagu furay Ayado qurana oo u akhriyey Maxamed Yusuf Diirqadhaadh ka dibna ka hadlay  ururka haldoor iyo…

        Read More

          “Waxaanu Dib U Furaynaa Oo Dhawaan Bilaabmi Doona Wada-hadaladii Isku Kaaya Xidhayey Somaliland” Raysal-Wasaaraha Somaliya Mr Saacid

          Muqdisho Jan 13,2013 (SDN) Dawladda Somaliya ayaa ku dhawaaqday inay dib u bilaabmayaan wada-hadaladii Somaliland iyo Somaliya ee hore ugu bilaabmay Maamulkii Sheekh Shariif iyo xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo. Raysal-wasaaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa sheegay inuu dhawaan furmi doono wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya, isaga oo tilmaamay in markii hore ay midnimada Somaliland iyo…

          Read More

            Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo dhanbaal tacsi ah u diray Shacabka iyo Dawlada Jabuuti

            Hargaysa 11.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro isagoo ku hadlaya Magaciisa ka Shirgudoonka iyo ka Xildhibaaanada Golaha Wakiilada waxa uu tacsi u diray Qoyskii Qaraabadii Iyo Xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti oo uu ka tacsiyadeeyay Geeridii ku timid alle ha  u naxariistee Gudoomiyihii Baanka dhexe ee Jabuuti Marxuun Jaamac Maxamud Xayd…

            Read More

              Tacsi ku socota Caqiil marxuum Maxmuud Cali Cade Gude oo ku geeriyoday Bristol Uk

              Dhamaan Jaliyada somaliland ee uk  ,Maxamed Yusuf ,Diirqadhaadh,Siciid Cabdi Dheen ,Naasir Mohamed Cali ,Cabdi iidle dheere ,Maxmuud Lugwayne , Ismaaciil Lugwayne , SheekhEng: Maxmuud Xasan Caraale ,Xasan Macalin,Abokor Maxamed,Maxamed Xasan Jafal,Maxmuud labaraad,Khadar Kodbuur,Yusuf Cabdi Dheen,Cabdi Dheere ,Eng:Cabdilahi Shiraqle,Ciise Xuseen , Muuse Botaan ,Safiya Cusmaan Yusuf ,Maryan Xaashi ,Amiina Xaashi Guleed, Axmed Xaashi Guleed , Ismaciil…

              Read More

                Gudoomiyaha Komiishanka Maamul Wanaaga ee Somaliland oo Kormeer Shaqo ku soo maray Wasaarada Warfaafinta

                Hargaysa 11Jan.(SDN) Gudoomiyaha Komiishanka Maamul Wanaaga iyo La Dagaalanka Musuq Maasuqa Axmed Muxumed Madar iyo Xubno ka tirsan Komiishankaas ayaa maanta kormeer hawleed ku soo maray Xarunta Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta. Gudoomiyahan ayaa kormeerkiisu waxa uu la xidhiidhay Kormeer Guud oo ay intii Mudo ahaydba ku marayeen laamaha dawlada iyagoo u kuurgalaya habsami u socodka…

                Read More

                  “Shaqsiyaad Dhalasho Ahaan Ama Dhaqan Ahaan Ka Soo Jeeda Somaliland Horey Somaliland Uga Hadashay In Aanay Ogolayn In Ay Ka Soo Jeestaan Geesta Kale Ee Wada Hadalka”Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland .

                  Hargaysa 11.Jan.(SDN) Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Maanta faahfaahin ka bixiyay kulamadii uu magaalada London kula yeeshay Madax ka tirsan dawlada Ingiriiska,iyo Xiliga la filayo inay bilaabmaan wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia . Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa tilmaamay in mudadii…

                  Read More

                    Britain to host Somalia conference in May

                    Britain is to host a new international conference on the future of war-torn Somalia on May 7, the office of British Prime Minister David Cameron announced on Friday. A spokeswoman for Cameron’s Downing Street residence said the meeting would build on the major conference held in London last Februrary, when international powers pledged to boost aid for Somalia to fight Islamist militants and pirates….

                    Read More

                      Wasiirka Duulista iyo Hawada ee Somaliland oo jawaab ka bixiyay Tobanka dollar ee ay Madaarka ku qaadaan

                      Hargaysa 11,Jan (SDN) Gudi hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada ayaa maanta Xogwaran la yeeshay Wasiirka Wasaarada Duulista iyo hawada isla markaana wax ka weydiiyay lacag toban dollar ah oo lagu qaado madaarada,kuna jirin Miisaaniyad Sanadeedka 2013. Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Mudane Maxamud Xaashi Cabdi waxaa kulankaas ku wehelinayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo…

                      Read More

                        French soldiers killed in botched Somalia hostage raid

                        PARIS — Two French soldiers died and 17 “terrorists” were killed in a failed bid to free a French hostage in southern Somalia from Islamists holding him since 2009, the French defence minister said Saturday. The overnight operation was launched by France’s elite DGSE secret service, Defence Minister Jean-Yves Le Drian said in a statement,…

                        Read More

                          Laheystayaan Syrian ah oo lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya kaddib muddo burcad badeedu ay heysteen

                          Muqdisho Jan 12 2013 (SDN)— Waxaa Maanta garoonka Caalamiga ah eeAdenAdeInternationalAirportkasoo dagay Sadax Nin oo Syrian ah oo iyaga kasoo badbaaday gacanta Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida  oo ay lasocdeen madaxda Maamulka Ximan iyo Xeeb. Sadaxdan nin ayaa waxa iyagu laga qabtay Xeebaha Soomaaliya sanadii 2010-kii December waxaana ilaa haatan ay gacanta igu jireen Kooxaha Burcadbadeeda Soomaaliya….

                          Read More

                            Al Shabaab oo sheegay in Denis Allex uu noolyahay maalmana u qabtay nolashiisa

                            Buulo Mareer Jan 12 2013 (SDN)— War saxaafadeed goor dhaw kasoo baxay xafiiska warfaafinta u qaabilsan Al-Shabab ayaa waxaa looga hadlay dagaalkii xalay Buulo Mareer ku dhex maray ciidamada Faransiiska iyo kuwa Al-Shabab.  Warkaan oo lagu qoray warbaahinta Shabab ayaa waxaa lagu sheegay in hawlgalkii Faransiisku uu fashilmay isla markaan ay Xarakaddu go’aankamadambeys ah kasoo…

                            Read More

                              Wasaarada Gashandhiga Faransiiska oo warbixisay Weerar ay Ciidamadeeda Kumandosta ka furliyeen Soomaaliya

                              Paris Jan 12 2013 (SDN)— War saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay dawlada Faransiiska ayaa waxaa lagu sheegay in la haystihii u dhashay Faransa iyo labo askari oo kale ay kaga geeriyoodeen hawl gal ay ciidamadooda ka sameeyeen magaalada Buulo Mareer ee gobolka Sh/dhexe.  Warkaan oo kasoo baxay wasaaradda gaashaandhiga Faransa ayaa waxaa lagu sheegay…

                              Read More

                                Wefti ka Socda Xukuumada Somaliland oo dalka Jabuuti kaga qaybgalaya Aaska Gudoomiyihii Baanka Jabuuti

                                Hargaysa 12Jan.(SDN) Mas’uuliyiin  ka tirsan xukuumadda Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa manta u kicitamay dalka Jabuuti oo ay kaga qayb gelayaan tacsida iyo aaska qaran ee magaaladaa loogu samaynayo gudoomiyahii Baanka dhexe ee Jamhuuriyadda jabbuuti Marxuum   Jaamac Maxamuud Xeyd oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee…

                                Read More

                                  Golaha Wasiirada Shirr Ay Isugu Yimaadeen Xalay Kaga Dooday Sidii Barakacayaasha Loo Dajin Lahaa Goobo Ka Baxsan Caasimadda

                                  Moqdisho, 12, Jan, 2013…Shirr ay xalay  isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa shirkaas looga hadlayay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin , Dib-U-dijin loo samaynayo dadka Barakacayaasha ah ee ku sugan malaagada Muqdisho iyo warbixino laga dhageystay Wasiirka Hurmarinta iyo…

                                  Read More

                                    Dib-U-Eegis Lagu Sameeyey Qaab Dhismeedka Wasaaradaha Qaarkood

                                    Muqdisho, 12, jan, 2013(SDN).Shir Jara’id oo uu xalay ku qabtay xafiiskiisa Xooghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamuud Xirsi Cabdulle ayaa ka hadlay dib-u-eegis lagu sameeyey qaab dhismeedka qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda, ka dib markii ay soo gaareen xafiiska Ra’iisul Wasaaraha baahi loo qabo in la kala qeexo howlaha wasaaradaha qaarkood….

                                    Read More