Aqriso Wasaxafadeed looga hadlayo Waxqabadkii Xukuumadda Saacid 55-tii maalin ee ay jirtay

    Muqdisho, 12 Jan, 2013….Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mduane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa galabta Warbaahinta Shir jaraa’id ugu qabtay xafiiskiisa, isaga oo faah faahin dheer ka bixiyay waxqabadka Xukuumada ee mudada 55-ta maalmood ah ee ay jirtay, waxana uu si gaar ah diirrada ugu saaray Midnimada iyo Wadajirka ka dhaxeeya hay’addaha sare ee Qaranka,…

    Read More

      Ciidamo Faransiis ah oo Weerar qasaaro geystay xalay ka fuliyay deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Sh/hoose

      Buulo-mareer Jan 12 2013 (SDN)— Saraakiil ka tirsan maamulka gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in weerar qasaaro geystay ay xalay Ciidamado la tuhunsanyahay in ay Faransiis yihiin ay ka fuliyeen deegaanka Buulo-Mareer oo ka tirsan gobolkaasi. Weerarka oo uu bartilmaameedkiisu ahaa guri la sheegay in uu ku jiray Sarkaal Faransiis ah oo ay qafaasheen Al Shabaab…

      Read More

        Gudoomiyaha Ururka Sonyo ee Qarada Yurub Mudane Ismaciil Salax Yasiin oo Hanbalyey Shirwaynihii Ururka iyo Godomiyaha Cusub

        London Jan11/13 Gudoomiyaha Ururka Sonyo ee qaarada yurub Mudane ismaciil Salax Yasiin oo manta shir jaraid ku qabtay caasimada wadankan uk ee london aaya waxa u ka hadlay shirwaynahii ururka ee ka qabsoomay  somaliland una hanbalyey dhamaan dhalinta reer somalilan ee ku dhaqan dhamaan qaradaha aduunka waxa uu gudoomiyaha ugu baqay dhalinta reer somaliland in…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dhanbaal Tacsi ah u diray Shacabka Jabuuti

          Hargaysa 11,Jan.(SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo kan shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa xukuumada iyo shacbiga Jabuuti oo uu ka tacsiyadaynayo geeridii ku timid ALLE HA U NAXARIITSEE MARXUUM JAAMAC MAXAMUUD XAYD oo ahaa gudoomiyihii Baanka dhexe ee Jamhuuriyadda Jabuuti oo ku geeriyooday…

          Read More

          Fifa oo Xulka Qaranka Suuriya Ka Mamnuucdey Ka Qaybgalka Koob Aduunka Maxayse Ku Suustey? (By Jaahuur)

          Fifa-Jan-11-2012-qurbejoog.com-Asxaabtay maqaalkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxamineynaa (International Federation Of Assossiation-Fifa) oo ka mabnuucdey xulka qaranka ee kubaddea cagta  Suuriya iney ka qeybgalaan koobka kubadda cagta Aduunka ee ka dhicidoona Brazil 2014-ka,sababtu maxay tahay? Haddaba ciyaar ka tirsaneyd is reeb-reebka koobka kubadda cagta ee Aduunka waxaa madaxa isla galey xulka Suuriya iyo xulka Tajikistan labadii…

          Read More

            Ma dhab baa in Xanafta doorashadii Deegaanku sababtay in dib loo dhigo tartankii Ciyaaraha gobollada Somaliland?

            Hargeysa January, 11 2013 (SDN)- Tartanka ciyaaraha gobollada Somaliland oo lagu waday inuu Hargeysa Stadium ka furmo 15-ka bishan aynu ku jiro ee January, ayaa la sheegay in markale dib looga dhigay waqtigaas hore u qorshaysnaa. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanku soosaartay oo lagu shaaciyay dib-u-dhigistaas, haddana siday ilo-wareedyo…

            Read More

              Wasiirka arrimaha dibada ee Somaliland oo dib ugu soo laabtay dalka.

              Hargaysa 11.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Maanta ka soo laabtay Safar uu ugu maqnaa Wadanka Ingiriiska. Wasiirka oo ka soo degay Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Ismaamulka Dawlad Deegaaneedka Itoobiya isla markaana dhinaca Xadka ka soo Galay Somaliland ayaa Sheegay inuu hawlo Shaqo in Mudo ahba ugu…

              Read More

                Naadiga Akhristayaasha Berbera oo Afar Jirsaday iyo Munaasibad loo qabtay.

                Hargaysa 11.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera oo uu Weheliyo Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Saaxil,Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka ayaa ka qayb galay Munaasibad loo sameeyay Sanad Guuradii Afaraad ee ka soo Wareegtay markii la aasaasay naadiga Akhristayaasha ee Magaalada Berbera,taas oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada Culuunta Bada ee Berbera .   Waxaa Munaasibadaas…

                Read More

                  Dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa oo Dab qabadsiisay Lix Tan oo ah Sharaab iyo Daawooyin dhacay

                  Hargaysa 11Jan (SDN) Maamulka Cusub ee Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ayaa dab qabadsiiyay Lix Tan oo ah alaab dhacday isla markaana isugu jirtay Timir,Sharaab,Caanaha Caruurta iyo Daawooyin. Waxaa kale oo halkaasi lagu agab kale oo gaboobay oo laga soo uruuriyay Huteelada iyo Maqaaxiyaaha kala duwan ee ku yaal Caasimada hargaysa. Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee…

                  Read More

                    Uganda: Terrorists Sneaking Into Country

                    Police have a critical challenge in keeping perceived terrorists at bay: the expansive porous borders. Twice in just a few months, at least 10 suspected terrorists have sneaked across the border intoUganda. Yesterday, Police announced they had upped the security alert, saying the force was hunting for five top international terror suspects, believed to have…

                    Read More

                      Dowladda Ugandaoo 10-qof oo Argagixso ah ka baadi goobaya Magaalooyinka dalkaasi

                      Kampala Jan 11 2013 (SDN) — DowladaUgandaayaa sheegtay inay baadi goob ugu jirto 10 ruux oo ay sheegeen inay yihiin argagixiso ,kuwaasi oo shan ka mid ah ay sheegtay inay aaminsan yihiin todobaadkan inay si qarsoodi ah ku galeen dalkaasiUganda,sida ay sheegeen saraakiil booliska dalkaasi ka tirsan. Ku xigeenka afhayeenka booliska dalkaasi Vincent Sekate ayaa…

                      Read More

                        Dad badan oo ku geeriyooday 2-qarax oo ka dhacday Koofur Galbeed dalkaPakistan

                        QuettaJan 2013 (SDN)— Ugu yaraan 81-qof ayaa ku geeriyootay 120-kana waa ay ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacday Magaalada Quetta ee Koofur Galbeed dalkaPakistansida ay sheegeen Ciidanka booliska dalkaasi.  Saraakiil ka tirsan Ciidamada Amaanka dalka Pakistaan oo gaaray goobta ay wax ka dhaceen ayaa u sheegay warbaahinta  in qarax koowaad uu qasaarihiisa yaraa hase…

                        Read More

                          Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose oo sheegay in uu ku farasanyahay qaabka cadaalada loomarinayo dadka burcadnimada lagu soo qabto

                          Afgooye Jan 11 2013 (SDN)- C/qaadir Maxamed Nuur Siidii guddoomiyaha gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in uu aad u farasanyahay qaabka cadaalada loo soo taagayo raga lagu soo qab qabtay iyagoo dhibaateynaya umada ku nool gobolka uu ka taliyo. Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose ayaa tilmaamay in uu aad u faraxsan yahay howlgalkii shalay ay ciidamada dowladda ka…

                          Read More

                            Xukuumadda Soomaaliya oo balanqaaday Ciribtirka kooxaha burcada ah ee dhaca ka geystay gobolka Sh/hoose

                            Afgooye Jan 10 2013 (SDN)— Wasiirka Arrimaha guddaha iyo Amniga qaranka Xukuumadda Soomaaliya C/kariim Xuseen Guuleed oo shalay saxaafada kula hadlay Magaalada Afgooye oo uu uga qeyb galay kulan looga hadlayay xaqiijinta Amaanka ayaaw axa uu sheega in dowladda Soomaaliya aysan u naxariisan doonin Askari kulabisan dharka ciidanka oo faldhaca isga oo geysanaya la soo…

                            Read More

                              Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland:Africa shidaal soo saarideedu waxa ay dhawaan gaaridoontaa Bariga dhexe(DAAWO)

                              Dubia Jan 10,2012(SDN)-Waxaan halkan idinku soo Guddbineynaa khudbad maqal iyo muuqaal ah oo Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Mudane, Xuseen Cabdi Ducaale uu ka jeediyey shir caalami ah oo looga hadlayo Shidaalka iyo Amniga kaasi oo uu lagu qabsoomay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Halka Hoose Ka Daawo Khudbada Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland SDN-Dubai contact@somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Askar ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya oo lagu xakumay min 5-shano kaddib fal burcadnimo ah oo ay galeen

                                Afgooye Jan 10 2013 (SDN)-Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday 3-Askari oo ka tirsanaa Ciidamad dowladda kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay falal burcadnimo ah kasameeynayee wada isku xirta Marka iyo Muqdisho.  Xukunkan oo ay riday Maxkamada darajada koowaad ayaa waxa la horkeenay Maxkamada cadeymo badan oo ay ka…

                                Read More

                                  Kulan balaadhan oo ay iskugu yimaaden labada xisbi mucaarid ucid iyo wadani laamahooda ugandha kulankan oo daarna inaanay meesha ka bixin baahidii aynu u samaysanay xisbiyada mucaridka ah

                                  (KampalaSDN) Waxaa caasimada dalka ugandha ee kampala ka socda kulan wada tashi ah oo ay iskugu imanyaan labada xisbi mucaarid  ee ucid iyo wadani ,kaas oo ay uga gol leeyihiin inay maadamo ay yihiiin laba xisbi mucaarid  inay fiican tahay ina kawada hadlaan waxyaabaha ay somaliland dantu ugu  jirto mucaaridna waa inay dowlada wixi ka…

                                  Read More