Golaha Wakiilada oo Ansixiyay Mas’uuliyiin Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay
Hargaysa.08.Jan (SDN) Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa fadhigoodii Maanta Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Wasiirka Wasaarada Dibu dejinta ee Somaliland Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Macdanta,Biyaha iyo Tamarta ee Somaliland Md Cabdisalaan Maxamed Xasan. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C,raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa…
