Foowsiyo Yuusuf Xaaji oo gaartay xalay Magaalada Rome ee dalka Talyaniga

    RomeJan 07 2013 (SDN)— Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa xalay waxa ay gaartay Magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga halkaasi oo ya kula kulmi doonoto ma’uuliyiin katirsan dowladda Talyaniga.  Fowsiyo Yuusuf Xaaji ayaa markii ay gaartay Madaarka Magaalada Rome waxaa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan safarada Soomaaliya ee Talyaniga, Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool…

    Read More

      Barlamanka oo maanta yeelanaya kulan lagu soo xirayo kafadhigii 1aad iskuna diyaarinaya fasax

      Muqdisho Jan 07 2013 (SDN)- Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay Xarunta golaha Shacbiga ee Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan lagu soo gunaanudayo kalfdhigii koowaad ee barlamanka tan iyo intii uu shaqdiisa bilawbay sandkii aynu ka soo gudubnay.  Qaar ka mid ah Xildhibaanada barlamanka Soomaaliyeed oo aan la xiriiray ayaa ii sheegay…

      Read More

        Muxudiin Kaalmooy: Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade waxa uu la mid noqo doonaa garoomada calamka

        Muqdisho Jan 07 2013 (SDN)— Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska dalka ee xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxudiin Maxamed Kaalmooy ayaa wuxuu sheegay in Garoonka Diyaaradaha ee magalada Muqdisho la dhisi doono islamarkaana lala mid dhigi doono garoomada caalamka horumaray.  Wasiirku wuxuu tilmaamay in Garoonka Diyaraha lagu samayn doono Dhismo wayn isla markaana lala mid…

        Read More

          Talibaan oo Madax dhaqameed ku laayay Afgaanistaan

          Kandahaar Jan 07,2013(SDN)-Talibaan ayaa qarax la beegsaday kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mida madax dhaqameedka Gobolka Kandahaar ee dalka Afgaanistaan. Laba ruux oo is miidaamiyay ayaa galaaftay ilaa shan ka mida madax dhaqameedkii madasha fadhiyay sida ay shaacisay dawlada Afgaanistaan masuuliyiihteeda gobolka Kaandahaar. Kulanka qaraxa lala beegsaday ayaa haa mid todobaadle ah oo madax…

          Read More

            Jaaliyada reer Toronto oo Ummadda ka Tacsiyadeynaya Geeridii ku timi Marxuum Caaqil Maxamuud Cade Gude

            Dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, waxa ay Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooyaday Marxuum Caaqil Mohamoud Ali Abdillahi (caddegude) oo ku geeriyooday UK, Bristol, waxa aanu si gaara uga tacsiyaynaynaa dhamaan ummadda uu ka baxay, Reer cadded gudde oo dhan, xaaskiiisii iyo caruurtiis ,  isagana waxa aanu ILAAHAY uga baryaynaa in uu jannadii…

            Read More

              Maraykanka oo canbaareeyay hadalkii uu jeediyay Madaxweynaha Syria Bishar Al Assad

              Washington Jan 07 2012 (SDN)- XukuumaddaWashingtonayaa canbaareysay qudbadii uu jeediyay Madaxweynaha dalka Syria Bishar Al Assad taasi oo uu ku sheegay in Mucaraadkiisa ay daba dhilif u yihiin wadamada Galbeedka ee uu Maraykanku ugu horeeyo.  Maraykanka ayaa sheegay in Mucaaradka dalkaSyriaay yihiin dad ka soo horjeeda talada Madaxweyne Assad iyo qoskiisa oo muddo dalka soo…

              Read More

                Ururka Samafalka ee Gaaroodi oo Ummadda ka Tacsiyadeeyay geerida Marxuum Caaqil Maxamuud Cade Gudde

                Bismillaahi Arraxmanirraxeem. Asaalamu Calaykum wa Raxmatullah wa Barakaatuh. Allaah ayaa mahad mudan,rasuulka naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Innaa lillaah wa innaa ilayhi raajicuun Wuxuu dhamaan ururka  Samafalka Gaaroodi mareegtan tacsi umarinayaan dhamaan Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii  iyo guud ahaan ururka Gaaroodi oo uu u ahaa tiir adag oo aanu illaawi doonin uu ka geeriyooday…

                Read More

                  Xisbiga UCID oo Ummadda ka tacsiyadeeynaya Geeridii Naxdinta leheyd ee ku timi Allaha u naxariistee Marxuum Caaqil Maxamuud Cade Gude

                  Waxay dhamaan masuuliyiinta, xubnaha iyo taageerayaasha bahweynta xisbiga Cadaalada iyo daryeelka –UCID, Gaar ahaan Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo M.Madaxweyne Jamaal Cali Hussein ay mareegtan tacsi umarinayaan dhamaan Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee marxuum –Caaqil Maxamuud Cade Gude oo ku geeriyooday magaalada Bristol dalka Ingiriiska saaka waaberigii, waxaan…

                  Read More

                    Warbixintii Wasiirka Maaliyada Somaliland halkan ka dhagayso

                    Hargeysa Jan 07,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Md Cabdicasiis Samaale oo ka warbixyay miisaaniyada dalka ee Sanada 2013 ayaa waxa uu si qoto dheer uga waramay heerka dhaqaale ee danlka iyo isbedelka la filayo mudada cayiman ee miisaaniyadu cayintay. halkan hoose ka dhegeyso   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Wasiirka Maaliyada.mp3″]

                    Read More

                      Telefishanka Somali channel ayaa wuxuu weraysi dhinacyo badan leh la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka xog waramay socdaal uu ku jooga magaalada London Daawasho wacan:

                      London 07Jan13 (SDN)– Telefishanka Somali channel ayaa wuxuu weraysi dhinacyo badan leh la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka xog waramay socdaal uu ku jooga magaalada London Daawasho wacan:  

                      Read More

                        Golaha Dhaqanka ee Beesha Ciise oo Daboolka ka qaaday inay ka soo hor jeedaan Maayarada Degmooyinka Saylac iyo Lug haya

                        Hargaysa 06.Jan.(SDN) Golaha dhaqanka ee Beesha Ciise ayaa magaaladda Diri-dhaba ee dalka Itoobiya waxay maanta ka soo saareen Warsaxaafadeed ay kaga soo horjeedaan doorashadii Maayarka iyo Maayar ku xigeenka  Magaalooyinka Saylac iyo Lughaya. Afhayeenka Beesha Ciise ee dalka Itoobiya Maxamed Jibriil Waabari ayaa sharaxaad ka bixiyay arrimaha ay ku salaynayaan qaadacaada labada Gole deegaan ee…

                        Read More

                          Maayarka Cusub ee Caasimada oo si rasmi ah Maayarkii hore ugala wareegay hawlihii Maamul ee Caasimada

                          Hargaysa 06 Jan.(SDN) Maayarka Cusub ee Caasimada Hargaysa Eng Yuusuf Warsame Siciid ayaa maanta si dhamaystiran ugala wareegay duqii hore ee Caasimada Eng Xuseen Maxamud Jiciir hawlihii Maamulka Caasimada. Munaasibad lagu qabtay Xafiiska Maayarka Caasimada oo ay goob joog ka ahaayeen Maayar Xigeenka Cusub ee Caasimada Hargaysa C.casiis Maxamed Xaashi ,Maayar ku xigeenkii hore ee…

                          Read More

                            Hambalyo DhaLasho, Xoghaye Mawliid Weris iyo Sucaad M Gahayr

                            Hooyo Aamina Axmed Weris, Hooyo Hodan Cabdi Cilmi, Siciid Maxamuud Gahayr,, Mahad Maxamuud Gahayr, Eng C.Qani Maxamuud Gahayr, Eng Khadar Maxamuud Gahayr, C.Shakuur Maxamuud Gahayr, Abuubakar Maxamuud Gahayr, Eng Rashiid Diiriye Faarax, Yuusuf Soofe Xirsi, Xasan Soofe Xirsi, Ibraahin Aw Muxumed Gahayr, Cumar Maxamuud Gahayr, Cismaan Maxamuud Gahayr   Dhammaan dadkaas iyo reer Maxamuud Gahayr…

                            Read More

                              Dhalasho Farxad Leh Xoghaye Mawliid Weris iyo Sucaad M Gahayr

                              Xaaji C.Kariin Xuseen Yuusuf Suldaan Maxamed Suldaan C.Qaadir Boqor Raabbi Yuusuf C.Laahi Suldaan Aadan Faarax C.Kariin MaxamedIid Xaaji Maxamed Ismaaciil, Bidhaan Khadar Maxamed Faarax C.Raxmaan Axmed Xasan Abshir Askar Maxamed Khadar Cabdi Ibraahin C.Raxmaan Guuleed Kaahin Yaxye Biixi Kooshin AxmedYaasiin C.Raxmaan Axmed Dhammaan dadkaasi meel kasta oo ay joogaan waxa ay hambalyo iyo bogaadin u…

                              Read More

                                Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga kajaray dhismaha Nabadsugida Shadooyina Gudoonsiyay

                                Muqdisho Jan 06 2013 (SDN)— Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay maanta Munaasabada Sanad guuradii 41 aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ciidamada Nabad sugida ama sirdoonka isagoo dhanka kale xariga ka jaray dhismaha Hey’ada Nabad sugida.  Xasan sheekh Maxamuud Madaxweynaha soomaaliya ayaa xariga ka jaray dhismaha kaas…

                                Read More