WAA SIDE SHAQADA AY HEYSO SAFARADA SOMALILAND AY KU LEDAHAY DALKA KENYA!!!!! WARBIXINTA GOOR DHOW NAGA FILO WARIYE KHADARBITIJOOR COMMING SOON

    WAA SIDE SHAQADA AY  HEYSO SAFARADA SOMALILAND AY KU LEDAHAY  KENYA!!!!! WARBIXINTA  GOOR DHOW NAGA ILO WARIYE KHADARBITIJOOR COMMING SOON   (KamapalaDN) waxaanu idin soo gudbin doona siday uu shaqayso safarada Somaliland ku leedahay dalka Kenya hadabo siday uu shaqaysa ma sidi lo baahnaba mis waa mid daayacday shaqadeea goor dhow naga filo war bixin…

    Read More

      Madaxweynaha Axmed Siilaanyo oo dhaqangaliyay Xeerarka Sirdoonka Qaranka iyo ka mihnadlayaasha Caafimaadka .

      Hargaysa 09.Jan(SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu maanta digreeto madaxweyne ku  Dhaqan-geliyey  Xeerka Hay’adda Sirdoonka Qaranka Xeer Lr. 59/2012. Labada Warsaxaafadeed oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa u dhignaa Madaxweynuhu:-   Markuu Arkay:         Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Arkay:         Qodobka 75aad ee…

      Read More

        C/xakiim Fiqi Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa ugu baxayKenyasafar ku aadan Iskaashi Ciidan

        Muqdisho Jan 09 2013 (SDN)- (Warsaxaafadeed Arbaco 09.01.2013) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay oo Arbaco ah u safray DalalkaKenya  si uu ula kulmo Wasiirka difaaca dalkaas. Mudane C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa ujeedada socdaalkiisu yahay sidii la isaga kaashan lahaa Howlgallada ay …

        Read More

        Guddoomiyaha Kubada Cagta Jabuuti oo la kulmay Madaxweynaha hay’adda kubada cagta ee FIFA

        Muqdisho Jan 09 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan waaberi oo ku sugan xarunta FIFA uuna wehlinayo wasiirka sportiga dalkaasi Dr Jaamac Cilmi Cukiye ayaa balan qaaday in uu xooga saari doono horumarinta kubada cagta ee iskuulada iyo tan gabdhaha, waxaana uu hadalkaasi ka sheegay kulankii ugu horeeyay ee uu la…

        Read More

          Barlamanka Venezuela oo isku raacay in dib loo dhigo Dharinta Madaxweynaha xanuunsan ee Hugo Chavez

          Caracas Jan 09 2013 (SDN)- Barlamanka dalkaVenezuelaayaa meel mariyay codsi ah in dib loo dhigo dhaarinta Madaxweynaha dalkaasi Hugo Chavez oo waqti kale ku guuleystay in uu talada wadankaasi sii hayo.  Munaasabada lagu dhaarin lahaa Madaxweynaha Venezuelan ayaa lagu waday in ay dhacdo birito oo ay ku beegantahay 10-janaayo oo lagu madalsanaa in la dhaariyo…

          Read More

            Kulan looga hadlayo Xuquuqul Insaanka oo ay yeesheen Mas’uuliyiin sare oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

            Muqdisho Jan 09 2013 (SDN)- (Warsaxaafadeed)- Waxaa galabta shir albaabada u xirnaa ku yeeshay xarunta madaxtooyada Villa Somaliya gaar ahaan xafiiska  Gudoomiyaha Baarlamaanka federaalka soomaaliya , Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Juwaari, Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Jeylaani Nur Iikar iyo Gudiga baarlamaanka u qaablisan Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arimaha Bini-aadanimada oo dhawaan gudoomiye loo doortey Xildhibaan  Khadijo…

            Read More

              C/raxmaan Faroole oo sanad cusub ku darsaday sii heynta Xilka Madaxtinimo ee Puntlanda, shaciyayana waqtiga ay dhaceyso doorashada cusub

              Garoowe Jan 09 2013 (SDN)- Madaxweynaha Maamulka Puntland  ayaa xalay xaflad uu ku qabsaday Magaalada Garoowe ee caasimada maamulkaasi waxa uu ku shaaciyay in wali uu sigau Madaweyne ka yahay Puntland islmarkaana doorasha dalkaasi ay dhici doonto 2014ka.  Faroole oo ay qudbadiisu meelo bada taabaneysay ayaa waxa uu Amaanay 4tii sano ee uu xilka soo…

              Read More

                Xus loogu baroordiiqayo Dhalin yaradii ku Geeriyootay Mudaharaadkii ay ku diidanayeen natiijada doorashada oo Hargaysa lagu qabtay.

                Hargaysa 08.Jan.(SDN) Haween weynaha degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa ayaa Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo waxay ku eedeeyeen Mudaharaadadii ka dhacay Caasimada hargaysa kadib markii ay soo baxday natiijadii hor dhaca ahayd ee doorashadii deegaanka iyagoo cadeeyay inaanay Maskaxdooda ka baxayn barbaartii ku nafweyday Mudaharaadkii Nabadgalyada ahaa ee ay sameeyeen…

                Read More

                  Wasiirka Ciyaaraha oo daboolka ka qaaday in tartankii Ciyaaraha Gobolada dalku uu 15bishan ka furmi doono Caasimada Hargaysa.

                  Hargaysa.08.Jan (SDN) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa maanta sheegay in 15ka bishan aynu ku guda jirno ee January   si rasmi ah u bilaabmi doonaan Ciyaarihii Gobolada Somaliland. Waxa uu Wasiirka Dhalinyarada Ciyaaraha iyo Dalxiisku uu tilmaamay in tartankan oo marxalado kala duwan soo maray ay ku faraxsan yihiin…

                  Read More

                    Wakiilka Midowga Africa oo la kulmay Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya Maxay kawad hadleen?

                    Muqdisho Jan 08 2013 (SDN)— Wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee u qaabilsan Midowga Africa Soomaaliya Salax Alnadif oo soogaray Muqdisho ayaa kulan looga hadlayay howlaglka AMISOM ay kawado Soomaaliya waxa uu la qaatay mas’uuliyiinta dowaldda.  Kulanka kaddib aya waxaa siwada jira ah saxaafadda u la hadlay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka iyo…

                    Read More

                      Ciyaartoyga Gobolada Saaxil iyo Gebilay oo yeeshay Ciyaar Saaxiibtinimo,iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo ka hadlay Qorshayaasha Waxqabad ee Sannadkan

                      Hargaysa.08.Jan (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo ay Weheliyaan Maayarka Magaalada Berbera,Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Gebilay iyo Mas’uuliyiin kale ayaa  ka qayb galay Ciyaar saaxiibtinimo oo ay wada yeesheen labada Xul ee Gobolada Saaxil Iyo Gebilay. Ciyaartan oo labada Xul ku dhex martay Garoonka Kubada Cagta ee Cabdale Stadium,ayaa ujeedadeedu ahayd sidii xidhiidh isbarasho u dhex…

                      Read More