Novak Djokovic oo Hantiyey Australian Open (Grand Slam-2013) Una awood Sheegtey Andy Murray (BY Jaahuur)

Melbourne-Australian Open-Jan-27-2013-qurbejoognews.com-Saxiibayaal Barnaamijkeena ciyaaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa Novak Djokovic oo ku guuleystey Australian Open Grand Slam. Novak ayaa xalay saqdii dhexe soo gunaanadey shaqadiisii markii uu ka guuleystey Andy Murray,waana markii sadexaad oo isku xigta uu Novak hantiyey koobkan. Movak oo muddo badan saaxiib ahaayeen Andy Murray ayay ahay markii labaad oo final…

Read More

    Xukuumada Somaliland oo Caawa ka jawaabaysa Warka ka soo baxay Dawlada Ingiriiska ee Muwaadiniinteeda kaga dalbatay inay ka soo baxaan Somaliland

    Hargaysa 27Jan.(SDN) Xukuumada Somaliland ayaa caawa ka hadlaysa Mawqifka ay ka qaatay digniinta ay Dawlada Ingiriisku u soo jeedisay Muwaadiniinteedu si deg deg ah uga soo  baxaan Somaliland,Isla markaana ku xidhiidhisay Khataro dhinaca amaanka  oo ka dhan ah muwaadiniinta dalalka reer Galbeedka ee ku sugan Somaliland. Qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa hada la isugu yeedhay qaybaha…

    Read More

      Safaaradda Itoobiya ee Hargeysa oo ka jawaabtay eedo ka dhan ah

      Hargeysa 27, Jan. 2013 (SDN)- Safaarada Itoobiya ayaa si adag u beenisay jiritaanka eedo dhowaan lala xidhiidhiyey, kuna tilmaantay mid sumacada xafiiskooda lagu xumaynayey, waxaanay soo jeedisay xukuumada Somaliland baadidoonka xaqiiqada ilaha warkaasi ka soo baxay. Qunsulka Guud ee safaarada Itoobiya ku leedahay Hargeysa, Brig Gen, Berhe Tesfaye, ayaa sheegay in hawlaha xafiiskoodu qabto ugu…

      Read More

        Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo ka biyo Diday Wada Hadalka Somalia iyo Somaliland

        London 27Jan13(SDN)Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Ucid Faysal Cali Waraabe oo ku sugan Magaalada Helsinki ee dalka Finland oo  waraysi siyey Idacada afka soomaliaga ee veooo ku hadlay Afka xisbigiisa Ucid iyo ka Somaliland-ba ayaa ku gacan saydhay,oo sheegay  inaanay Somaliland ka qeyb geli karin shirka Dawlada Ingiriisku qorshaynayso inay London ugu qabato wakiilada qeybaha Somaliya…

        Read More

          War degdeg ah: Dawladda Ingiriiska oo muwaadiniinteeda kula talisay inay si degdeg ah uga baxaan Somaliland iyo nuxurka khatar cusub oo ay tilmaantay

          London 27, Jan. 2013 (SDN)- Dawladda Ingiriiska ayaa soosaartay digniin cusub oo ku saabsan in muwaadiniinteedu si degdeg ah u baxaan Somaliland, taasoo ah digniintii u horeysay ee nooceeda ah ee ay si gaar ah ugu tilmaanto. Sida lagu sheegay wax-ka-bedel lagu sameeyay talobixinta Wasaaradda Khaarajiga UK ee la xidhiidha in muwaadiniinteedu u socdaalaan guud…

          Read More

            UK: Specific Threat to Westerners in Somaliland

            British citizens should immediately leave the Somaliland region of Somalia because of a specific threat to Westerners, British diplomats said Sunday. In a statement emailed to reporters, Britain’s Foreign Office did not go into any further detail about the nature of the threat but noted that “kidnapping for financial or political gain, motivated by criminality…

            Read More

              Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland iyo Xubno la socda oo kormeer ugu kicitimay Gobolada Saaxil iyo Togdheer.

              Hargaysa 27.Jan (SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland   Yuusuf Ismaaciil Cali iyo wefti uu hogaaminayo ayaa Maanta  socdaal shaqo ku tagay  magaalada Barbara,isagoo u kuurgalaya hanaanka ay u wada shaqeeyaan hay’adaha Garsoorka ee Gobolada Saaxil iyo Togdheer. Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo Weftigiisa oo ku sugan Magaalada Berbera ayaa Ujeedada Socdaalkooda ku sheegay inuu Salka ku…

              Read More

                Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta dood adag ka Yeeshay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada.

                Hargaysa 27.Jan (SDN)   Fadhigii Maanta  ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland oo uu Shir Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa lagu sii ambo qaaday Dooda Xeerka Amniga Madaarada. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ayaa  mudanayaasha ku wargeliyey in ay gudda galaan dooda Xeerka Takaaliifta Amniga madaarada oo shalay ay wax ka bedelka kaabis kusoo samaysay…

                Read More

                  Gudoomiyaha Bisha Cas ee Somaliland oo tababar u furay Madaxda iyo Hawl wadeenada Hay’adaas.

                  Hargaysa 27.Jan (SDN) Gudoomiyaha Bisha  ee Somaliland Axmed  Cabdi  Bakaal, ayaa maanta  shir howleed socon doona muddo  shan maalmood ah  uga furay  huteel maansoor ee magaalada hargeysa, gudoomiyayaasha  iyo howl-wadeenada Ururka Bisha Case ee gobolada dalka,  kaasi oo lagu falan qayn  doono howlaha  mashaariicda  Ururka bisha case ee sanadkan 2013. Gudoomiyaha Ururka Bisha Case e…

                  Read More

                    Booliska Soomaaliyeed oo maanta soo bandhigay Nin gacan ku dhiigle ah

                    Muqdisho Jan 27 2012 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigay gacan ku dhiigle horay fal dil ah Magaalada Muqdisho uga geestay kadibna dalka dibadiisa u baxsaday. Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Generaal Shariif Sheekhuna Maya oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ugu suuragashay inay soo qabtaan C/raxmaan Ciise…

                    Read More

                      Marwada Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb gashay Xus ay haweenku u sameeyeen Dhalashada Nebiyulaahi Muxamed NNKH.

                      Hargaysa 27.Jan (SDN) Marwada kowaad ee Dalka Jamhuuriyaddasomaliland Marwo Aamina-weris sh.Maxamed Jirde, ayaa maanta  Haween weynaha Somaaliland kala qayb—gashay  Xaflad ay  ku xusayeen munaasibadda dhalashada Nabigeenii suubanaa ee Muxamed ibnu C/laahi NNKH, taasi oo lagu qabtay  huteel maansoor ee magaalada Hargeysa. Marwada kowaad  Marwo aamina weris  sh.Maxamed Jirde  oo xafladaa ka hadashay, ayaa sheegtay in…

                      Read More

                        Q/M: Muwaadiniin ka soo jeeda dalka Britain oo la sheegay in ay xiriir ku lug leeyihiin Afduubyada ka dhaca Somaliya

                        London Jan 27 2013 (SDN)— Sida laga soo xigtay Wargeyska The Times of London  qeyb kamid ah warbixin qarsoodi ah oo ay Qaramada Midoobay diyaarisay ayaa waxa ay muwaadiniin British ah la xiriirinaysaa Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida. Wargeyska ayaa sheegaya in warbixintii 2012kii ay soo saartay kooxda lasocodka xaaladaha cunaqabteen ee Soomaaliya iyo Eritrea qeyb…

                        Read More

                          Ciidamada Mali iyo Faransiiska oo la wareegay Magaalo Istaraatiiji ah oo kutaalla Waqooyiga Mali

                          Gao Jan 27 2013 (SDN)– Ciidamada dowladda Faransiiska iyo kuwa Maali ayaa la wareegay Magaalada Gao ee waqooyiga Maali halkaasi ay ku xooganaayeen kooxaha Islaamiyiinta ah ee Xiriirka la leh Al Qaacidda. Wasaaradda Difaaca dowladda Faransiiska ayaa xaqiijisay in Ciidamada Iskaashanaya ay la wareegeen gacan ku heynta Magaalada Gao waxaana ay intaasi ku dareen in…

                          Read More

                            Maryan Qaasim oo baaq u dirtay Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa

                            Muqdisho Jan 27 2013 (SDN)— Wasiirka Adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed oo la hadashay warbaahinta ayaa waxa ay sheegtay in dhaqaatiirta Soomaliyeed ee dalka dibadiisa ku maqan inay dalka dib ugu soo noqdaan. Maryan Qaasim ayaa sheegtay in dhaqaatiirta dalka dibadiisa wax ku bartay aqoontooda ay ubaahan yihiin shacabka Soomaaliyeed islamarkaana iminka dib…

                            Read More

                              Shir Madaxeedka wadamada kujira Ururka Midowga Africa oo saacadaha soo aadan ka furmaya Addis Ababa

                              Addis Ababa Jan 27 2013 (SDN)— Waxaa maanta lagu wadaa in shirmadaxeedka Midowga Africa ee looga hadlayo xaaladaha Nabadgalyo ee wadamada Midowga Africa ku jira uu ka furmo magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya. Hogaamiyaal badan oo ka socda wadamada Africa ayaa kusii qulqulaya dalka itoobiya,iyagoo qeyb ka ah Madaxda ka qeyb galeysa shirka Midowga Africa….

                              Read More

                                Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay hoos u dhaca ku yimid doolarka Maraykanka

                                Muqdisho Jan 27 2013 (SDN)— Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadashay qorshaha kaga aadan hoos udhaca sarifka Suuqyada Magaalada Muqdisho oo maalmahan dambe si aad ah loo dareemayo. Wasiirka Maaliyada iyo qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Suleymaan Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hoos udhaca sarifka kuyimid ay aad uga xun yihiin. Wuxuu…

                                Read More

                                  In kabadan 30-qof oo ku dhintay Rabashado ka dhacay dalka Masar

                                  Port Siciid Jan 27 2013 (SDN)– Ugu yaraan 30-qof ayaa ku geeriyooday Magaalada Port Saciid ee dalka Masar kaddib rabshado u dhaxeeyay Ciidamad Booliska iyo mudaharaadaayaal ka careysan xukun lagu riday taageerayaal kubada cagta ah. Mas’uuliyiinta Masar ayaa sheegay in xaalada dalka aysan daganeyn gaar ahaa Magaalada Port Saciid halkaasi oo ay ku suganyihiin mudaharaadaal…

                                  Read More

                                    Tageerayasha Xisbiga Wadani ee Uk oo Xaflad ku Qabtay Bartamaha London toos u daawo sawirada

                                    london27Jan13(SDN)Tageerayasha xisbiga wadani ayaa waxay xafladbalaaran ku qabteen Caasimada wadanka Uk Tageerayashan oo ka kala yimid dhamaan gobolada wadanka uk oo dhan xafladan ayaa waxa lagu furay aayado quraanka kariimka ,ka dib waxa ka hadlay gudoomiyaha xibiga wadani ee qarada yurub iyo axsaabta qaranka xafladii oo hada si toosa u socota waxan idiin soo gudbinaynaa…

                                    Read More