Taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo dadweyna reer Somaliland ee degan dalka UK waxa ogeysiinayaa inay kasoo qayb galaan xafladii Xisbiga Waddani oo London ka dhici doonta Maalinta Sabtida Hadii Illaahay yidhaahdo. Wixii macluumaad ah kala soo xidhiidh Cinwaanka Hoos ku xusan.

    Taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo dadweyna reer Somaliland ee degan dalka UK waxa ogeysiinayaa inay kasoo qayb galaan xafladii Xisbiga Waddani oo London ka dhici doonta Maalinta Sabtida Hadii Illaahay yidhaahdo. Wixii macluumaad ah kala soo xidhiidh Cinwaanka Hoos ku xusan. Sabtida 26ka bishan January Xafladdu waxay kadicidoontaa magaalada London (Central London) goobta ay xafladdu kadhacayso ciwaankeedu…

    Read More

      Xildhibaan ka tiran Golaha Wakiilada Somaliland oo deegaankii laga soo doortay ka hirgaliyay Saldhig Boolis.

      Hargaysa 25.Jan(SDN)   Xildhibaan Cali Xasan Maxamed Cali Mareexaan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa maanta ku Wareejiyay ayaa Ciidamada booliska ee Degmada War Cibraan ku Wareejiyay Dhisme Saldhig boolis oo uu Xildhibaankani hirgaliyay. Munaasibadii Wareejintan Dhismaha Saldhigan waxaa ka soo qayb galay Maamulka Gobolka Togdheer,Taliyaha Qaybta booliska ee Gobolkaas, Maamulka Degmadaas iyo Odayaasha…

      Read More

        Mudane Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye, ayaa daboolka ka qaaday in madaxweyne Siilaanyo iyo ku-xigeenkiisu noqonayaan murrashaxiinta xisbigooda

        Hargaysa 25jan13 (SDN)Guddoomiye-ku-xigeenka 2′aad ee xisbiga kulmiye, ahna mudane ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland Mudane Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye, ayaa daboolka ka qaaday in madaxweyne Siilaanyo iyo ku-xigeenkiisu noqonayaan murrashaxiinta xisbigooda uga qaybgeli doona doorashada soo socota e madaxtooyadda, isagoo xusay in ilaa hadda xisbiga iyo bulshada reer Somaliland kalsooni weyn ku qabaan hoggaaminta madaxweynaha…

        Read More

          Al Shabaab oo laga Xiray Twitterkii ay ku lahaayeen Barta Internetka

          Muqdisho Jan 25 2013 (SDN)– Barta Twitterka Al-Shabaab oo qofna uusan qarin karin inay aheyd mid kamid goobaha ay Al-Shabaab kula gor gortamaan dowladaha ay dagaalaka kula jiraan kunasoo bandhigaan waxyaabaha ay doonayaan iyo ajaanibta ay heysataan ayaa maanta la xanibay. Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab iyo Wargeysyadooda ayaa lagasoo xigtay inay xaqiijiyeen xanibaada lagu sameeyay…

          Read More

            Ra’iisul wasare Saaci oo u hanbalyeeyay Ciyaartoyda Kubada Kolayga Soomaaliyeed

            Muqdisho Jan 25 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax shirdoon Saacid ayaa la sheegay in qadka Telefoonka uu kula xiriiray Xidigaha kubada kolayga ee jooga Tanzani. Cabdi Faarax Shirdoona ayaa ugu hambalyeeyay Xidigaha dalkeena guulaha ay ka soo hooyeen labadii ciyaar ee ugu dambeysay waxaana uu sheegay in xukuumadiisa ay garabtaagan tahay ciyaaraha noocyadiisa…

            Read More

              Col. Cyrus Oguna: Kenya lama gor gortami doonto Argagixisada Xarakada AL Shabaab

              NairobiJan 25 2013 (SDN)– DowladdaKenyaayaa ku dhawaaqday in aysan wax wada-hadal ah kala galeyn Al-Shabaab la-heystayaal u dhashay dalkeeda oo ay kooxdu ku hanjabtay in ay dili doonto. Afhayeenka ciidankaKenyaCol. Cyrus Oguna ayaa sheegay in aysan dowladdu wada-xaajood la geli karin argagixiso, isagoo ku eedeeyay Al-Shabaab in ay sameynayso falal dambiyeedyo sharci kasta ciqaab ku…

              Read More

                Dad lagu eedeynayo burcad badeednimo oo lagu maxkamadeynayo Jasiirada Mauritius

                 Mauritius Jan 25 2013 (SDN)- Maxkamad ku taala JaziiardaMauritiusayaa maanta bilaawday dhageysiga dacwad ka dhan ah 12 ruux oo lagu eedeeynayo inay ka tirsan yihiin Kooxda Burcad badeeda Soomaalia. Wasiirka arimaha dibada dowladda Mauritius Arvin Boolell ayaa sheegay in Burcad badeeda la maxkamadeynayo ay ciidamada badda Mareykanka soo qabteen 5,kii Bishan Janaury kadibna iyaga gacanta…

                Read More

                  Masar oo looga dabaaldegayo Sanad Guuradii Labaad ee Kacdoonkii lagu Riday Mubaarak

                  Qahira Jan 25,2013(SDN)-Dalaka Masar ayaa maanta isu soo baxyo lagu xusay sanad guuradii labaad ee ka soo wareegtay Kacdoonkii awooda looga tuuray xukuumadii kaligii taliye Maxamed Xusni Mubaarik. Isu soo baxayaasha ayaa dawlada cusub ee Madaxweyne Maxamed Morsi ku eedeysay in ay weecisay ujjeedooyinkii Kacdoonka,eed uu Madaxweyne Morsi beeniyo. Taageereyaasha Xisbul Xaakimka Ikhwaanka ayaan iyagu…

                  Read More

                    Madaxweyne Reyaale oo ku baaqay in wada aajood Qaran laga yeesho Saameynta Aqoonsiga Mareykanka ee Soomaaliya uu Somaliland ku yeelan karo

                    Paris Ja25,2013(SDN)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Reyaale Kaahin ayaa soo jeediyay in Somaliland ay wada tashi Qaran ka yeelato saameynta uu aqoonsiga Mareykanku siiyay dawlada Soomaaliya uu ku yeelan karo Jamhuuriyada Somaliland. Madaxweynihii hore ee Somaliland ayaa intaa raciyay in Mareykanka aaney u qorsheysneyn in uu faro geliyo arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya balse aqoonsiga…

                    Read More

                    Ghana oo 1-0 Ku Saloolatey Mali Iyo Mubarak oo Ilaahay Baa Weyn Lagu Ganaaxay-Allah Is Great) Cup Of Nation (By Jaahuur)

                    Port Elizabeth Stadium-South Africa-Jan-24-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhex martey Xulka Ghana iyo Xulka Mali kana tirsaneyd Koobka horyaalka Afrika (Cup Of Nation) Haddaba laban xul oo katirsanaa (Group B) ayaa hulka mali rajadoodu aad u liidataa bacdamaa ciyaartii aay ciyaartii hore  bar-bardh galeen. Saaxiibayaal ciyaatan oo aad…

                    Read More

                      Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Hargaysa ku soo gabo gabeeyay Taxanihii Taariikhda Nebigeeni Muxamed NNKH.

                      Hargaysa 24.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sh.Khaliil C.laahi Axmed ayaa caawa ku soo gabo gabeeyay Siiradii ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH,Masjidka Sh.Cali Mataan ee Caasimada Hargaysa. Wasiirka Awqaafta ee Somaliland waxa uu si Xeel dheer uga waramay Taariikhdii ras’uulkeenii Muxamed NNKH,uu soo maray iyo heerarkii kala duwanaa ee Noloshiisii Caruurnimo ilaa ….

                      Read More

                        Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Kormeer ku soo maray Goobaha lagu Gubo Xashiishka ee Magaalada Boorama.

                        Hargaysa 24.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamed oo ay weheliyaan Mas’uuliyiinta Caafimaadka ee Gobolka Awdal iyo ardayda wax ka barata Jaamacada Camuud,ayaa maanta kormeer ku soo maray Goobaha Xashiishka lagu Gubo ee duleedka Magaalada Boorama. Ujeedada Kormeerka Wasiirka ayaa Salka ku hayay Sidii loo diyaarin lahaa Xog ururin ku wajahan…

                        Read More

                          Guddiga Difaaca Qaranka Waqooyiga Kuuriya oo ka hadlay ujeedada tijaabinta saddexaad ee Nukliyeerka iyo Qaraarkii Golaha Amaanka QM

                          Pyongyang January 24, 2013 (SDN)- Dawladda Waqooyiga Kuuriya ayaa ku dhawaaqday inay qorshaysay fulinta tijaabintii saddexaad ee hubkeeda Nukliyeerka, iyadoo loola jeedo dawladda Maraykanka, ka dib qaraarkii uu Salaasadii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay soosaaray. Sida uu ku waramay Wargeyska The Telegraph ee ka soo baxa London, xukuumadda Waqooyiga Kuuriya wuxuu sheegay in tijaabadani qayb…

                          Read More

                            Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka Sanaag oo kulan la qaatay Maamulada iyo Macalimiinta Gobolkaas

                              Hargaysa 24.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Wasaarada Waxbarashada ee Gobolka Sanaag Aniis Saalax Xaaji Xasan iyo Madax kale oo Wehelisa ayaa kulan balaadhan la yeeshay Xarunta Waxbarashada ee Gobolkaasi Maamulada Dugsiyada Waxbarashada ee Ceerigaabo. Kulankan oo salka ku hayay dardar gelinta hawlaha waxbarasho ee Gobolka Sanaag Waxaa ugu horayn ka hadlay Gudoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Sanaag Aniis…

                            Read More