Halkan ka Akhriso Warbixintii Gudi hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland kaga Warbixiyeen Xeerka Amniga Madaarada.

    Hargaysa 26.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Gudida Maaliyada,Dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Golaha Wakiilada ee Somaliland Xildhibaan Maxamed Maxamud Cumar Xaashi ayaa fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada waxa uu ka hor jeediyay warbixin ay Gudidiisu ka diyaarisay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada oo ay Golahooda u soo Gudbisay Xukuumadu. Hadaba waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa Nuqul ka mid ah Warbixintii…

    Read More

      Xoghayaha guud ee Solja Oo Ka Waramay Rajadda Uu Ka Qabo Inuu Taageero uga helo Saxaafada Shirka Midawga Afrika

      Hargaysa 26, Janaury, 2013, (SDN) – Xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamed-rashiid Muxumed faarax oo magaalada Addis ababa ee dalka Ethiopia kaga qayb galay shirka midawga Afrika ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo inuu taageero iyo tobabaro uga helo Suxufiyiinta Somaliland dawladaha Afrikaanka ah iyo dumlamaasiyiinta waddamada deeqbixiyayaasha ah ee ka…

      Read More

        Mudaharaad Gilgilay Wasarada Waxbarashada oo ay Dhigeen Ardayda Dugsiga Axmed Dhagax ee Magalada Hargeysa.

        Hargaysa 26.Jan13 (SDN)Ardayada Dugsiga Hoose Dhexe ee Axmed Dhagax ayaa Banaan Bax balaadhan ka hordhigay wasarada waxbarashada iyo Tacliinta Sarre ee Maglada Hargeysa, Ardayadan oo ka badnaa Ilaa Shanboqol oo Arday ayaa waxay ka cabanayeen Waxbarasho La’aan Dhinca macalimiinta oo soo food sartay, iyo Habacsaanan dhinca maamulka Dugsiga oo ay ku eedeyen in aanu waxba…

        Read More

          Ciidanka Asluubta ee Gobolka Awdal oo soo bandhigay Waxqabad ay hirgaliyeen.

          Hargaysa 26.Jan.(SDN)  Munaasabad lagu soo bandhigay agab lagu farsameeyey wershadda Ciidanka asluubta ee  qalabka guryaha iyo xafiisyada ayaa manta lagu qabtay xabsiga dhexe ee Magaalada Boorame. Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland Maxamed Xuseen Xiirane oo ka qayb galay munaasabadda ayaa sheegay in wershadani ka mid tahay qaybaha wax soo saarka ee ciidanka asluubta oo mudooyinkii dambe…

          Read More

            Qayb ka mid ah Cisbitaalka Maxamed Aadan Sheekh,oo laga hirgaliyay Cisbitaalkii Jajabka oo maanta la furay

            Hargaysa 26.Jan.(SDN)  Munaasabad balaadhan oo lagu furayey qayb ka mid ah dhismaha Cisbitaalka caruurta ee Maxamed aden Sheekh ee Magaalada hargaysa ayaa manta lagu qabtay xarunta cisbitaalka Jajabka ee caasimadda. Mas’uuliyiin ay ka mid yahiin Gudoomiyaha Golah wakiilada Md cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi, Marwada Madaxweynaha Somaliland marwo Aamina xaaji Maxamed Jirde (A Weris) wasiirka wasaaradda caafimaadka…

            Read More

              Golaha Wakiilada oo fadhigoodii Maanta ku dhagaystay Warbixinta Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada.

              Hargaysa 26.Jan.(SDN)    Fadhigii maanta ee golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha golahaasi C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa mudanayaashu waxay warbixin ku saabsan xeerka takaaliifta ammaanka madaarada Somaliland ka dhegaysteen Gudoomiyaha Guddi hoosaadka dhaqaalaha ee Golahaasi Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar xaashi. Gudidu waxay u badaleen qodobka 4aad ee Xeerkan oo u dhignaa “Waxaa ku…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh oo u duulay Magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalka Ethiopia

                Muqdisho Jan 26 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u duulay Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia halkaasi oo la filayo in uu kaga qeybgalo shir Madaxeedka Africa ee halkaasi ka furmi doona. Maxamed Nuur Gacal Wisiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Qorsheyn Xukuumadda Soomaaliya oo saxaafadda kuala hadlay Garoonka diyaaradaha Muqdisho…

                Read More

                  Golaha Deegaanka ee Degmada Ceel Afweyn oo Xal Midaysan ka gaadhay Khilaafkii Golaha Deegaankooda kala qaybiyay

                  Hargaysa 26.Jan.(SDN)         Golaha Deegaanka ee  Degmada Ceel Afweyn ayaa maanta fadhi ay yeesheen waxay ku doorteen Maayir ku xigeen ay magaaladaasi yeelan doonto Saleebaan Yuusuf Diiriye,kadib markii uu iscasilay Maayar ku xigeenkii Hore ee Degmadaasi Cabdi Muuse Warsame. Fadhigan oo uu Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Aadan Diiriye Cigaal Geel Jire oo uu…

                  Read More

                    UNICEF oo dalbatay Maaliyiin dolar si ay wax ugu qabto caruurta ku nool wadamo Soomaaliya ay ku jirto

                    Nairobi Jan 26 2013 (SDN)– Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Badbaadinta carruurta ee (UNICEF),ayaa dalbatay lacag gaareysa 1.4 billion oo Dollarka Mareykanka si ay wax ugu qabato nolosha caruur badan oo ku dhaqan wadamo gaaraya 45 dal oo Soomaaliya ay ka mid tahay,kuwaasi oo ay haysato xaalado adag oo inta badan ku saleysan dhanka nolosha….

                    Read More

                      Howlgal dad badan lagu soo qab qabtay oo maanta Ciidamada dowladda ka sameeyeen Magaalada Muqdisho

                      Muqdisho Jan 26 2013 (SDN)– Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya iyo kuwa Booliiska ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxa ay ka sameeyeen howlgalo ballaaran oo ay ku xaqiijinayaan ammaanka Magaalada Muqdisho. Howlgalka ayaa ciidamada Dowladda Soomaaliya waxa ay ka kala sameeyeen Degmooyinka Dharkeynleey iyo sidoo kale Degmada Kaaraan halkaasi oo dad kala duwan laga soo qab qabtay. Khaliif…

                      Read More

                        CiidamadaKenyaoo gacanta ku dhigay Rag la sheegay in ay Xiriir la leeyihiin Al Shabaab

                        NairobiJan 26 2013 (SDN)– Ciidamada Boliiska dalkaKenyaayaa gacanta ku dhigay rag la sheegay inay xariir la leeyihiin Al-Shabaabka Soomaaliya,islamarkaana damacsanaa in Soomaaliya ay u soo baxsadaan si ay kaga barbar dagaalamaan. Madaxda dambi baarista Lamu ee dalkaKenyaayaa su’aalo weydiinaya tuhmanayaasha la soo qabtay ee lala xariirinayo inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab. Wargeyska Daily Nation ee…

                        Read More

                          Ahlu Sunna oo soo dhaweysay Aqoonsigii Marayku uu u fidiyaya dowladda Soomaaliya

                          Muqdisho Jan 26 2013 (SDN)– Ururka Ahlusuna ayaa shaaca ka qaaday inay soo dhaweynayaan aqoonsiga Dowladda Mareykanka uu aqoonsaday dalka Soomaaliya muddo 22-sano kadib. Sida uu warbaahinta usheegay Guddoomiyaha Guud ee ururka Ahlusuna Sheekh Macalin Maxamuud Xasan Faarax aqoonsiga Dowladda Mareykanka ayuu sheegay inay tahay arin soo dhaweyn leh oo ku aadan in dhanka siyaasada…

                          Read More

                            Ciidamada Maali iyo Faransiiska oo Meliishaadka Islamiga ka saaray Hombori

                            Hombori Jan 26,2013(SDN)-Ciidamada Huwanta ee Maali iyo Faransiiska ayaa weeraro ay ku qaadeen degaanada Woqooyiga dalkaasi waxa ay uga saareen meliishaadka Islamiga ah ee ka arrimiya aagaasi. Magaalooyinka Hombori iyo Gao oo ah kuwa ugu waaweyn woqooyiga ayaa gacanta mudo hada ugu jiray meeliishaadka Islamiga ah. Ciidamda Huwanta ayaa haatan gebi ahaanba ka saaray meliishaadka…

                            Read More

                              Jaaliyadaha Djibouti iyo Somaliland ee Ottawa oo qabanqaabo balaadhan ugu jiira baroordiiq loo sameynayo marxuun Jaamac Maxamuud Xayd

                              Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Jaaliyadaha Djibouti iyo Somaliland ee Ottawa iney ka so qeyb galaan baroordiiq loo sameyn doono alle ha u naxariistee gudoomiyihii bangiga dhexe ee Djibouti marxuun Jaamac Maxamuud Xayd.  Jaamac qabriigiisa ilaahey ha nuure wuxuu ahaa shaqsi xushmad iyo maamuus weyn ku lahaa Djibouti iyo mandaqadda geeska afrika oo dhan, guulo wax…

                              Read More

                                Twitter suspends account of Somali Islamist insurgents

                                NAIROBI, Jan 25 – Twitter suspended the account of Somalia’s Al Qaeda-linked Shabaab insurgents on Friday, days after they posted photographs of a French commando they killed and threatened to execute Kenyan hostages.   A message from Twitter on the English-language @HSMPress account read that it had “been suspended”, without elaborating. However, Somali and Arabic…

                                Read More