Xuska Dhalashada Nebigeenii Muxamed oo si weyn looga xusay dalka Somaliland
Hargaysa 24.Jan (SDN) Madaxweyne Ku-xigeenka Jsland Mud,C/raxmaan C/laahi Saylici ayaa manta ka qayb galay Munaasibad lagu waynaynayey Xuska dhalashada Nabigeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH oo ku beegan maanta oo bisha Rabiicul- awal ay tahay 12,1434 Hij, oo Ka dhacday huteel maansoor ee magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo si weyn loo soo agaasimay waxa ka soo qayb…
