Wasiirka Maaliyadda Iyo Qorshaynta Qaranka Oo Safar Shaqo Ugu Kicitimay Magaalada Nairobi

    Muqdisho Feb 08,2013(SDN)-Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Mudane Maxamuud Xasan Suleeman iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Nairobi si ay uga qayb galaan shirar muhiim ah oo ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa dhaqaalaha dalka. Shirarka uu wasiirku ugu qayb galayo magaalda Nairobi ayaa daba socda shirarkii looga hadlayey qaabaynta dhaqaalaha Soomaaliya…

    Read More

      Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku jira xabsiga dhexe ee Hargeysa

      Hargeysa Feb 08,2013(SDN)-Xildhibaan ka tisan Baarlamaanka Soomaaliya oo ay dhawaan qabteen ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa maxkamad ku sugaya xabsiga dhexe ee Hargeysa. Xildhibaan Jaamac Maxamuud oo bishan shanteedii ka soo degay magaalada Berbera ayaa lagu qabtay magaalada Gebiley. Xildhibaanka ayaa lagu soo oogayaa sharci ay 2003dii ansixiyeen labada aqal ee sharci dejinta Somaliland. Sharciga…

      Read More

        Afsoomaaliga Yaa Matala? (QORMO)

        Afka waxa uu ka mid yahay astaamaha ama qodobbada madaxa laga tirin karo ee lagu baadi sooco dhaqanka, haybta iyo asalka ay ummad ama koox dad ahi leedahay. Qeexid aan murugsanayn oo afku leeyahay waa ereyada iyo ulajeeddooyinkooda oo ummadi ay isku garato. Dadka adduunka ku nool inta ayan baran qoraalka casriga ah ee afka…

        Read More

          Xogo dheeraada oo ka soo baxay Safarka Madaxweynaha ee Ingiriiska, laba Qodob oo lagala hadlayo iyo mawduuca uu isaguna soo bandhigayo

          Hargeysa 07, Feb.2013 (SD)- Xogo dheeraad ah ayaa laga helaya safarka uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ugu ambo baxay magaalada London ee dalka Ingiriiska, Salaasadii doraad. Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya oo war ka qortay safarka Madaxweyne Siilaanyo kuna baahisay barta ay ku leedahay internet ka, ayaa sheegtay in Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo uu Ingiriiska ku…

          Read More

            Xisbiga Wadani oo ka hadlay Wada Shaqayn la’aanta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa,Xaalada nabadgalyo ee dalka iyo arrimo kale.

            Hargaysa 07.Feb (SDN) Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Fashilaad Siyaasadeed ku tilmaamay Xidhiidhka Murugsan ee u dhexeeya Madaxweynaha iyo Ku Xigeenkiisa iyagoo cadeeyay in Xukuumada iyo Xisbiga ay ka soo jeedo ee Kulmiye aanay Wada Socon,Waxaanay sidaas ku Sheegeen Shir Jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Xaruntooda Caasimada Hargaysa Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee…

            Read More

              Golaha Wasiirada oo Maanta kulankoodii ku Amaanay Ciidamda AMISOM ee Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne, Hiiraan

              Muqdisho Khamiis Feb 07 2013 (Warasaxaafadeed)— Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir isugu yimaaday, Isagoona shir-guddoominayay Raysul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabduqaadir Faarax Shirdoon, Waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid aheyd Safaradii ugu dambeeyay ee raysul wasaaraha ku bixiyay gobalada dalka gaar ahaan safarkii ugu dambeeyay ee Beledweyne iyo dowrka…

              Read More

                “ Dawladahaasi waxay tilmaameen Haliso iman kara,waana wax iman kara waayo dee Muwaadiniintooda ayay Mas’uul ka yihiin” Wasiirka Duulista iyo Hawada ee Somaliland.

                Hargaysa  07.Feb  (SDN)Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland Md.Maxamud Xaashi Cabdi ayaa maanta ka hadlay Heerka Amni ee Somaliland iyo Wararkii ka soo baxay dawladaha Ingiriiska iyo Maraykanka ee ay ugu digayeen Muwaadiniintooda ku sugan Somaliland oo ay ku wargaliyeen inay la yimaadaan Taxadir dheeraad ah isla markaana ugu baaqeen inay ka soo baxaan…

                Read More

                  Daraasad laga sameeyay Kaabayaasha Nolosha Bulshada Somaliland oo lagu Soo bandhigay Hargaysa.

                  Hargaysa  07.Feb  (SDN) Kulan sadex geesood ah oo ay isugu yimaadeen Qaar ka mid ah Wasaaradaha Dawlada,Hay’ada Neerad iyo FAO,oo lagu gorfaynayo daraasad lagu soo bandhigayay Sahan laga sameeyay nolosha dadka Xoolaha,Biyaha,Baadka,iyo wixii  kale ee nolosha Khuseeya ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa . waxaa furitaankii kulankaaska ka hadlay madaxa xafiiska hay’ada…

                  Read More

                    Maayar ku Xigeenka Caasimada iyo Mas’uuliyiin kale oo Kulan la yeeshay Madaxda Degmooyinka Caasimada.

                    Hargaysa  07.Feb  (SDN)Ku simaha Mayorka caasimadda ahna ku xigeenka Mayor-ka iyo xoghayaha dawlada hoose oo ay weheliyaan gudoomiyayaasha degmo ee caasimadda iyo saraakiisha booliska ayaa maanta shir lagaga wada hadlayey arimaha nabadgelyada ku yeeshay xarunta Dawladda hoose ee Hargaysa. Ku simaha Mayor-ka caasimadda ahna ku xigeenka Md cabdicasiis Maxamed Xaashi ayaa hadal uu kulankaasi ka…

                    Read More

                      War-saxaafadeed: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo la Kulmay Danjiraha Maraykanka ee Dalka Kenya 07/02/2013

                      London 07Feb13(qurbejoog) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafdidigii uu hogaaminayay oo maalmahanba ku sugnaa Dalka Kenya ayaa maanta kulan balaadhan la yeeshay Madax sare oo Maraykan ah oo uu hor kacayay Danjiraha Dawlada Maraykanka u fadhiya Dalka Kenya Ambassador Ropert F. Godec, iyo madax kale oo ay ka mid ahaayeen Brian…

                      Read More

                        Guddoomiyaha barlamanka oo kulan la qaatay Ururada Shaqaalaha Rayidka

                        Muqdisho Feb 07 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah ururada shaqaalaha rayidka. Kulanka oo ka dhacay xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeybgalay qaar kamid ah ururada dhanka shaqaalaha qaabilsan kuwaasi oo su’aalo weydiinaye Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Masuuliyiinta ka socday Ururada dhanka…

                        Read More