C/kariim Guuleed: Mudo sanad gudaheed ah ayaa lagu tayeynayaa Ciidamada dowladda Soomaaliya

    Baladweyne Feb 07 2013 (SDN)— Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la tayeynayo ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed muddo koobana laga dareemayo isbedel dhinacyo badan leh. Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in iminka uu socdo qorshayaal lagu tayeynayo ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed….

    Read More

      Puntland oo diiday in hub sharici daro ah lagu wadooyinka lagu wato

      Garoowe Feb 07 2013 (SDN)— Masuuliyiinta dhanka ammaanka uqaabilsan maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inaysan udulqaadan doonin in hub sharcidaro ah lagu dhexwato deeganada maamulka Puntland. Wasiirka ammaanka ee maamulka Puntland Khaliif Ciise Mudan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in maamulka Puntland uusan marnaba aqbali doonin in hub si sharcidaro ah loogu dhexwato…

      Read More

        Dhalasho Farxad Leh- Oo Ku Socta Md Iid Cali Kabadhe Iyo Marwadiisa Oo Wiil Samiir Loo Bixiyay Ugu Dhashay Hargeysa

        Dhamaan qoyska Reer Cali Kabadhe Axmed oo ay u horayso  Hooyo Caasha Sheekh Adam Muxumad Cabdicasiis Cali Kabadhe Xaasaskiisa Iyo Carruurtiisa Koosaar Cali Kabadhe xaasaskiisa Iyo Carruurtiisa Cabdirashiid Cali Kabadhe xaaskiisa iyo carruurtiisa Warda Cali Kabadhe, Odaygeeda iyo carruurteeda Kamaal Cali Kabadhe xaaskiisa iyo carruurtiisa Khadra Cali Kabadhe Odaygeeda iyo carruurteeda Nimco Cali Kabadhe Naasir…

        Read More

          Dagaaladii u dhexeeyay ciidamada Faransiiska ee ku sugan Maali iyo Islamiyiihnta oo siisocda

          Faransiis Feb 07,2013 (SDN) Wasiirka gaashaandhiga ee wadanka Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa sheegay ciidamada dalkiisu in ay  dagaal dhab ah ay kula jiraan argagixiso ka dagaalamaysa agagaarka magaalada Gao,ee wadankaasi Maali. Kooxaha mintidiinta ah ayaa bishii hore laga saaray magaalada magaaladaasi Gao, hase ahaate wasiirka gaashaandhuiga ee Faransiisku waxaa uu sheegay in iska horimaadyo…

          Read More

            Duyuuradaha aaney cidi wedin ee Mareykanka ee Duqeeya dalal Soomaaliya ay ka mid tahay oo la sheegay in xaruntoodu tahay Sacuudiga

            Washington Feb 07,2013 (SDN) Warbaahinta wadanka Mareykanka ayaa shaacisay in dayuuradaha aanu duuliyahu  la soconin ee Mareykanku leeyahay  ay saldhig qarsoodi ah ay ku leeyihiin wadanka boqortooyada Sacuudi Arabiya. Dayuuradaha aanay cidi wadin ee loo yaqaano drone-ka  ayaa la sheegay in labadii sanadood ee aynu kasoo gudubnay ay ka hawl galayeen saldhig qarsoodi ah oo…

            Read More

            Nigeria Iyo Borkina Faso oo Guryahoodii u Kala Haajiriyey Mali Iyo Ghana (Cup Of Nations 2013 Semi Finals) By Jaahuur.

            Moses Mabhida Stadium,Durban-Feb-06-2013,qurbejoognews.com. Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleecayna dabcan koobka horyaalka Afrika Cup Of Nation oo lagu kala faataxaystey. Waxaa maanta oo arbaco ahayd Feb 06 foodda isla galay Borkina faso vs Ghana iyo Nigeria vs Mali. Haddaba haddii anu soo qaadanao ciyaatii ugu horeysey oo runtii aad iyo aad u xiisa badneyd waxay…

            Read More

              Fear spreads after Somali journalist jailing

              Mogadishu, Somalia – The mood of journalists at the Dalsan radio station in Somalia’s capital is sombre. Earlier in the day, a senior journalist at the station, Abdiaziz Abdinur Ibrahim, was sentenced to a year in prison after interviewing a woman who alleged that government soldiers raped her. Ibrahim was charged with insulting state institutions,…

              Read More

                Maraykanka oo walaac ka muujiyay xukunkii Wariye C/casiis Koronto

                Washington Feb 06 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed ay soo saartay Afhayeenada Wasaarada Arrimaha Dibadda Maraykanka Vitoria Nuland ayaa waxa ay ku sheegtay in Maraykanku uu ka walaacsanyahay go’aankii shalay Maxkamada Gobolka Banaadir ay ku xukuntay Wariye Koronto iyo Haweyney sheegtay in la kufsaday. “Waxaan si qoto dheer leh uga walaacsanahay go’aankii Maxkamadda Muqdisho ay danbiga ku…

                Read More

                  Qurbo joog ku Sugan Somaliland oo Kulan ay ku yeesheen hargaysa ku sheegay in aanay jirin sabab looga baqo nabadgalyada Somaliland .

                  Hargaysa 06.Feb.(SDN)      Munaasibad ay dareenkooda ku Muujinayeen Xubno ka mid ah Shacabka Somaliland ee haysta dhalashada Wadamada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika,oo maanta ka qabsoontay Huteel Maansoor ayaa cadeeyay inaanay Somaliland uga tagayn dhawaqyada ka soo yeedhay Ingiriiska iyo Maraykanka. ku simaha duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku xigeenka C.casiis Maxamed Xaashi ayaa Sheegay in Xidhiidh…

                  Read More

                    Ra’iisul wasaare Saacid oo la hadlay Shacbiga ku dhaqan Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan

                    Baladweyne Feb 06 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wasiirada ka tirsan Xukuumadiisa ee kala ah wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya,Wasiirka arimaha gudaha iyo sidoo kale wasiirka kheyraadka dalka iyo xubno kale oo ka tirsan Wasiiro ku xigeenada dalka iyo safiirka Jabuuti ee dalka Soomaaliya ayaa maanta socdaal ku tagay Magaalada Beladweyne ee…

                    Read More

                      Golaha Wakiilada Somaliland oo loo qaybiyay Xisaab Xidhada Miisaaniyadihii 2008 iyo 2009

                      Hargaysa 06.Feb.(SDN)  Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa  loogu qaybiyay Xisaab Xidhka Miisaaniyadaha Qaranka ee Sannadihii 2008 iyo 2009. Fadhigan waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax Xisaab xidhadan oo uu soo gudbiyay hanta dhawraha guud ee qaranku ayaa markii  xildhibaanada loo qaybiyay waxa uu Gudoomiyuhu ka dalbaday in…

                      Read More

                        Agaasimaha Guud ee Wasaarada Xoolaha oo Hargaysa ku soo gabo gabeeyay kulan lagaga hadlayay Ilaalinta Fayadhawrka Saribadaha.

                        Hargaysa 06.Feb.(SDN) Shir Hawleed socday muddo  labo cisho oo lagaga hadlayey kor u qaadista fayo dhowrka sariibadaha hilibka ee caasimadda ayaa maanta lagu soo gebagebeeyey hotel Maansoor ee magaalada hargaysa. Agaasimaha guud ee wasaaradda xanaananada xoolaha Md Maxamuud axmed Cagaweyne oo soo xidhay kulankaasi oo ay ka qayb qaadanayeen hawlwadeeno ka kala socday Wasaaradda xanaanada…

                        Read More