Kulan looga hadlayay xeerka ay ku shaqeynayaan Isgaarsiinta iyo Warbaahinta dalka oo maanta Muqdisho ka furmay (Sawirro)
Muqdisho Feb 09 2013 (SDN)— Kulankaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada warfaafinta Boostada iyo isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga hadlaye xeerarka ay ku shaqeeyaan isgaarsiinta iyo warbaahinta Soomaaliya waxaana intii uu soconaye la isku dhaafsaday talooyin iyo fekrado ku aadan qaabka loo horumarin karo isgaarsiinta iyo warbaahinta Soomaaliya. Madasha uu kulanka ka dhacaye ayaa…
