Golaha Amaanka oo dib u eegis ka sameynaya Cunaqabteynta hubka ee saaran Soomaaliya
New York Feb 02 2013 (SDN)– Sida ay qortay Wakaalada Wararka ee Reuters Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa u sheegay Golaha Amaanka in ay ka fakaraan in Soomaaliya laga qaado Xayiraada hubka oo saarneyd muddo 21-sano ah. Ban Ki-moon ayaa tilmaamay in Xayiraada hubka oo la qaado ay Soomaaliya ka saacideyso dib…
