AL Shabaab oo sheegay in ay sii wadayaan dagaalka ka dhanka AMISOM
Baladweyne Feb 03 2013 (SDN)— Ururka Al-Shabaab ayaa ka hadlay dagaal duleedka Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ay kula galeen ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Gobalkaasi. Afhayeenka dhanka dagaalada ee Ururka Al-Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in weerarka dagaalka ah ay ka dambeeyeen…
