Hogaamiye sare oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta Mali oo gacanta lagu dhigay
Kidal Feb 04 2013 (SDN)– Hogaamiyihii sadaxaad ee ugu sareeyay Islaamiyiinta Gacanta ku hayay Magaalada Timbuktu ee Waqooyiga Mali tan iyo Isbuucii u danbeeyay, Maxamed Musa Ag Maxamuud ayaa lagu xiray meel u dhaw Xadka Algeria sida ay illo lagu kalsoonyahay sheegayaan. Wakaalada Wararka AFP ayaa ka soo xigatay saraakiisha Amaanka Mali in hogaamiyihii sadaxaad…
