Maxkamada Gobolka Hargeysa oo Xukun Jilicsan ku riday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya
Hargeysa Feb 23,2013(SDN)-Maxkamada gobolka Hargeysa oo dhegeysatay dacwad lagu soo oogay Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamed oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya balse ka soo jeeda Somaliland ayaa xukun ay ku riday waxa uu noqdey mid debacsan. Xildhibaan Jaamac oo mudo iminka maxkamada sugayay ayaa laga soo qabtay degmeda Gebiley oo uu ka soo jeedo. Maxkamada ayaa…
