CAWAYSKA JIMCAHA IYO HEESTII XAAWO KIIN 2013 HA IGA ROORIN OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY QURBEJOOG.COM UK )
lONDON 22FEB13(SDN)CAWAYSKA JIMCAHA IYO HEESTII XAAWO KIIN 2013 HA IGA ROORIN OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY QURBEJOOG.COM UK ) DAAWASHO WACAN

qurbejoog
lONDON 22FEB13(SDN)CAWAYSKA JIMCAHA IYO HEESTII XAAWO KIIN 2013 HA IGA ROORIN OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY QURBEJOOG.COM UK ) DAAWASHO WACAN
Marwo Faadumo Siciid Ibraahin waxa yaraanteedii ay xiisayn jirtay akhriska oo ay illaa hadda si xooggan gacanta ugu hayso iyo dabbaasha. Shaqadii koowaad ee ay qabataa waxa ay ahayd 1979-kii oo ay Xoghaye u noqotay Wakiilkii USAID ee Soomaaliya, markii dambena waxa ay noqotay madax goobeed (field officer) ka tirsan haayaddaas, kumana ay sii raagin…
Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo Awoowo Maxamed Xuseen Naalleeye ayaa nagu casuumay meherka Isaaq iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) oo saaka ka dhacayay Maansoor Hotel ee Magaalada Hargeysa… 09:30 arooryo ayay munaasibaddu bilaabantay. Waxa ka soo qayb galay · Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) · Abwaan Xasan Xaaji C/Laahi Ganay · Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle…
TORONTO – Scoring an Oscar nomination is generally considered a career-changing achievement for any aspiring moviemaker. It certainly feels that way for Toronto-bred producer Mino Jarjoura, who suspects the broad embrace of his 16-and-a-half-minute short “Asad” could jump start his feature-filmmaking ambitions. “I still have moments (that feel) completely surreal,” Jarjoura says in a recent…
Boorama Feb. 21, 2013 (SDN)- Ciidanka ee magaalo-madaxda gobolka Awdal ee Boorama ayaa ogolaaday inuu dib u hawlgalo Telefishanka madaxabanaan ee Rayo TV, ka dib markii ay xalay damiyeen baahintiisii. Agaasimaha Telefishanka Rayo Mr. Axmed Ismaaciil waxa uu shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, u sheegay in caawa uu dib u hawlgalay telefishanku, ka dib markii masuuliyiinta Booliska ee…
Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhmaan reer xusen yusuf ku nool aduunka dacaladiisu waxay hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan xaji abdi kariin xaji Mohamed nuur (bitijoor) iyo muna yusuf awaale oo xalay wiil ugu dhashay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland . Waxaa wiilka loo bixiyey. Sacad xaji abdi kariin xaji Mohamed nour…
Laascaanood 21.Feb (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Sool Maxamed Faarax Aadan, ayaa manta kulan xogwareysi ah Waxa uu Xafiiskiisa kula yeeshay Madaxda Hay’adaha Amaanka ee Gobolka Sool. Kulanka oo ay goobjoog ka ahayeen Mas’uuliyiinta hay’adaha amaanka waxay ujeedadiisu salka ku haysay is barasho iyo Sidii ay Wada Shaqayn buuxda u wada yeelan lahaayeen,Waxaanu Gudoomiyuhu halkaasi Warbixin kaga…
Bullaxaar Feb 21,2013(SDN)-Siyaasiga, isla markaana ah ganacsadaha reer Djibouti, sidoo kalena ah muwaadin hore waxbadan uga soo qaybtay deegaannada woqooyiga Somaliland gaar ahaan degmada Saylac ee gobolka Salal ayaa si deeqsinimo ah gacan uga gaystay dhismaha dugsiga Boarding-ka Bullaxaar. Dhismaha dugsigan ayaa wefti ay hoggaaminaysay Wasiirada Waxbarashada JSL Marwo Samsam Cabdi Aadan, kana mid ahaa…
“Kolba dhagax ayaan rogayaa anigoo ka raadinaya wax cusub.” James M. Buchanan Jr., 1919-2013. James, 1968 waxaa uu ku guulaystay Billadda Noble ee Culuumta Dhaqaalaha isagoo ku mutaystay baadigoobka cilmiyeed ee xidhiidhka dhaqaalaha iyo aqoonta siyaasadda. Haddaba, dad faro badan oo aan ka mid ahay waxaan ku fooggan nahay in aan kolba dhagax rogno annaga…
Afgooye Feb 21 2013 (SDN)– Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ayaa waxa ay dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed, kaasi oo ku sugnaa Gobalka Shabeelaha hoose. Dilka sarkaalkan ayaa wuxu ka dambeeyay kadib markii mid kamid ah gaadiidka Amisom uu dulmaray sarkaalka xilli uu ku sugnaa Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose. Hilowle…
Boorama 21.Feb (SDN) Gudoomiye ku xigeenka gobolka Awdal Cabdi Nuur Sugaal ayaa tababar hal cisho ah oo ku saabsan caqabadihii ay la kulmeen golayaasha deegaanka uga furay magaalada Boorame xildhibaanada golaha deegaanka ee Magaalada Boorame. Tababarkan oo ay qabanayso Hay’adda wadaniga ah ee Sonsaf ayna ka qayb qaadanayaan xubnaha golaha deegaanka ee Degmada Boorame ayaa…
Muqdisho Feb 21 2013 (SDN)– Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxa Hay’adda USAID ee gargaarka dalka Mareykanka Dr Rajif Shah iyo xubno ka tirsan hay’addaasi. Markii uu kasoo dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay halkaasi kulan kuwada qaateen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.Kulanka oo ay saxaafada banaanka ka…
Muqdisho Feb 21 2013 (SDN)– Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay askar ka tirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliya. Dilka askartaan ayaa wuxuu ka dhacay barxada iskuul Buluuziyo ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo meel fagaare ah lagu toogtay.Askarta la toogtay ayaa waxa ay gaarayeen ilaa saddex kuwaasi oo…
Hargaysa 21Feb.(SDN) Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku xigeenka Magaalada Hargaysa Cabdi Casiis Maxamed Xaashi oo uu Weheliyo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac Na coo ka tirsan Golaha Wakiilada iyo Mudanayaal kale oo ka Mid ah Golaha Deegaanka ayaa maanta waxay kormeer ku soo mareen goobo ay dawlada hoose ka wado mashaariic dhinaca…
Hargaysa 21Feb.(SDN) Kulan-hawleed ku saabsanaa wacyi-gelinta bulshada ee ka qayb qaadashada horuumarinta degmooyinka oo muddo laba maalmood ah u socday maayirada degmooyinka gobolada dalka ayaa maanta lagu soo geba gebeeyey huteel maansoor ee magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guudee wasaarada arimaha Gudaha Mud, C/samad Cumar maal,oo Maayarada shir howleedkaas u xidhay ,ayaa waxa uu sheegay in kulan…
Minneapolis Feb 21,2013(SDN)-Arday Soomaaliyeed oo wax ka digata dugsi ku yaal magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa cabsiyi la soo deristay ka dib kolkii ay dagaalameen ardey kale oo iyana dugsigaa dhigta. Ardeyda Soomaalida ee dhigata Dugsiga Sare ee South High ayaa sheegay in ay dhibaatada heysata aaney cidi u ogeyn isla markaana aaney jirin…
MINNEAPOLIS — Some Somali students say not enough is being done to ease racial tension at South High School in Minneapolis, which just last week was the site of a brawl involving hundreds of students. Some claim the fight was the result of months of rising tension between Somali students and other groups of students….
Haddaanu nahay maamulka, Macallimiinta iyo dhamman shaqaalaha Al-mustaqbal Boarding Schools waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Sh. Claahi bashe iyo dhammaan reer Daahir jaamac, geeridii naxdinta lahayd ee ku timi hooyadii Faaduma Jaamac oo ku geeriyootay magaalada Hargaysa waxaana aanu marxuumadda ilaahay uga baryeynaa inuu jannatul fardawsa kawaraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan ka siiyo….
Seattle Feb 21,2013(SDN)-Waxa magaalada Seattle ee gobolka Washington ka dhacday xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaal degayay soo bixitaanka uu xisbiga UCID uu marlabaad ku hantay inuu ka mid noqdo saddexda xisbi qaran, laguna soo dhaweynayay Musharaxa Madaxweynenimo ee xisbiga Aqoon-yahan Jamaal Cali Xusseen iyo Xoghayeha Guud ee xisbiga Mudane…
Alla Magane waa koox Kasmo iyo aqoon iyo xirfad lagu kalacayoo Kabtan adagi laylshoo Inta loo kitaab furay Kaaf iyo Wa-tiin iyo Yaasiin Ku Kaariman! Meeshu waa Djibouti iyo habeen la xusayay 40 guuradii qoristii farta Soomaaliga ee 1972-kii hirgashay! Dad ka kala yimid degelada Soomaalida afkeeda la xusayaa degto oo la soo marti qaaday…