Ruushka iyo Jaamacadda Carabta oo sheegay in ay dhex dhaxaadinayaa Mucaaradka iyo dowladda Syria
Moscow Feb 21 2013 (SDN)– Dowladda Raashka iyo Ururka Jaamacada Carabta ayaa sheegay in ay doonayaan wada hadalo toos ah oo dhaxeeya dowladda Syria iyo Mucaaradka si loo dhameeyo Rabshadaha ka soconaya dalkaasi. Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in Rabashadaha ka soconaya dalka Syria aysan hada la heyn fursadkale oo ay ku…
