Xukuumadda oo Dagaal Ku Bilowday Xisbiga WADDANI,Akhri: Warbaahinta Xukuumadda oo Qortay: WADDANI Ma Waxa Uu Noqday Ilmihii Agnaanka ahaa Ee Ku Tiraabay Waxaan Laaqiga ahayn?
Hargeysa Mar 21,2013(SDN)-Xisbiga WADDANI oo ah guri dambayska xisbiyadda Somaliland oo mudadii uu jiray ay tahay hal sano oo kaliya, waxa uu saaxada siyaasadda ku soo galay oo uu dhaqan ka dhigtay qunyar socodnimo siyaasadeed iyo deganaansho ay ku tanaadeen, isla markaana ku dhaafeen shantii urur siyaasadeed ee cusbaa ee ka qeyb galay doorashadii Goleyaasha…
