Kulan Looga Hadlayay Amaanka oo maanta Muqdisho ka dhacay
Muqdisho March 23 2013 (SDN)— Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliyeed C/kariim Xuseen Guuld ayaa maanta kulan ku la qaatay Magaalada Muqdisho Hay’adaha Amanaka iyo Gudoomiyaha degmooyinka gobolka Banaadir. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay Amaanka dalka gaar ahaan Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyadoo dhinacyadii ka qeybgalay ay isweydaarsadeyn Arrimo badan oo quseeya Amaanka…
