Xildhibaano ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa oo Kormeer ku tagay Degmada Dacar Budhuq iyo Mudaharaad ay Shalay Sameeyeen ardayda wax ka dhigta dugsiga degmadaas
Hargaysa 19.March (SDN) Shan Xildhibaan oo ka tirsan Gudi hoosaadyada Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ayaa maanta Kormeer hawleed ku tagay Degmada Dararweyne oo ay Maalintii Shalay Mudaharaad ka Sameeyeen Ardayda Wax ka barata Dugsiga Hoose dhexe ee Degmadaas. Xildhibaan Maxamed Aw Aadan Wayrax oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Deegaanka Caasimada oo Khadka Telefoonka uga…
