Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland“Annagu Shir Somalia Loo Qabanayo Tagi Mayno Waayo Somaliland Ayaa Nala Yidhaahdaa…”
Hargeysa, Mon-18-March-2013 (somalidiasporanews.com) – Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa mar kale ku celiyey inaanay Xukuumadda Somaliland ka qeyb gali doonin shirka Ingiriisku u qabanayo dawladda Somalia ee lagu wado inuu Magaalada London ka qabsoomo Bisha April ee fooda inagu soo haysa. Wasiir Xirsi waxa uu sheegay inaanay meesha oolin sabab ay Somaliland u…
