Telefishanka HCTV Oo Wareysi Dhinacyo Kala Duwan Taabanaya La Yeeshay Guddoomiyaha Golaha Xeer-dejinta Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” (Daawo Video).
London 12March, 2013 – Telefishanka Calamaiga ah ee Horn Cable TV “HCTV” ayaa la yeeshay wareysi dhinacyo kala duwan taabanaya guddoomiyaha golaha xeer-dejinta, isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga Wadani mudan Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro”. Wareysiga oo telefishanku ku soo qaatay barnaamij ay ugu magac-dareen “Hal-adayg”, kaas oo ay ku wareystaan hal-doorka Somaliland. Waxaana ka mida…
