Xukuumadda Saacid oo sheegtay in ay Puntland ka taageereyso dhinaca Amaanka
Garoowe March 10 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in maamulka Puntland ay ka caawin doonaan sugida dhanka ammaanka ee deeganada maamulkaasi. Cabdi Faarax Shirdoon oo ka hadlaye Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland oo uu shalay booqasho ku tagay ayaa sheegay in ujeedooyinka ugu waaweyn ay u tageen deeganada maamulkaasi…
