Wasiirka Cadaalada oo ku Wareejiyay Ciidanka Asluubta Xafiisyo ay ku Shaqeeyaan
Hargaysa 06.March (SDN) Wasiirka wasaarada cadaalada Mud, Xuseen Axmed caydiid,ayaa maanta ku wareejiyey Taliyaha ciidanka asluubta Sareeye-Guuto Maxamed Xuseen Faarax,Qalab xafiiseed loogu tala galay xarumaha ciidanka asluubta ee shan Gobo loo ka mid ah Goboladadalka. Munaasibadda Gudoonka deeqdan oo lagu qabtay xarunta wasaarada cadaaladda ayaa wasiirku waxa uu ku wareejiyey Taliyaha Ciidanka qalabka xafiisyada taliyayaasha …
