Ra’iisul wasaare Saacid iyo Wafdi uu hogaaminayo oo goor dhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud
Dhuusamareeb March 04 2013 (SDN)– Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ay qeyb kayihiin Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Aminiga Qarank, Gaashaandhigga iyo Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Wafdiga ayaa markii ay gaareen Garoonka Kaxnabaareey ee Magaalada Dhuusamareeb waxaa…
